SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Somalia News: Warkii Soomaaliya Jimce 27 March 2026 27.03.2026 8:22
Halkan ka dhegeyso: Warkii Soomaaliya ee Jimce 27 March 2026
Masiibada tamarta ee innagu soo dhow iyo dhibaatada ba'an ee ay horseedayso 26.03.2026 9:58
Hay’adda Tamarta Caalamiga ah (IEA) ayaa ka digaysa qoto-dheeraanta dhibaatada tamarta ee soo fool leh, xilli uu sii xoogaysanayo dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Iran.
Diiwaanka kuleylka oo jabay iyo cimilo ba'an: Khubaro qaylo-dhaan ka soo saaray xaaladda aduunka 26.03.2026 10:59
Waxaa adduunka hadda soo martay, 11-kii sano ee ugu kululaa ee abid la diiwaan geliyo. Warbixin cusub oo ku saabsan cimilada ayaa ka digaysa, in adduunka aynu ku noollahay sii kululaanayo. Maxayse uga dhigan tahay reer Australia?
SBS News Somali: Warka Soomaaliga Khamiis 26 March 2206 26.03.2026 4:40
Warka maanta waxaa ka mid ah, xildhibaan Barnaby Joice oo ka tirsan xisbiga One Nation oo dowladda usoo jeediyey inay shidaalka qoondeyso iyo qodobbo kale.
SBS News Somali: Warka Soomaaliga Arbaco 25 March 2026 25.03.2026 12:06
Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka ee Arabaco 25 March 2026.
Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 25 March 2026 24.03.2026 9:35
Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya oo ku saabsan waan-waan laga dhex wado dhinacyada iska soo hor-jeeda ee dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Siyaasiyiin iyo dowladda dhexe.
Sida uu dagaalka Bariga Dhexe u dhalinayo walaac ku saabsan ammaanka cuntada 24.03.2026 9:51
Dagaalku wuxuu si xun u carqaladeeyey qulqulkii bacriminta (fertiliser) ee ka imaan jiray Bariga Dhexe, taas oo dhalisay walaac ku saabsan saameynta ay ku yeelan karto wax-soo-saarka iyo sugnaanta cuntada gudaha ee Australia.
Xisbiga One Nation oo kursigii ugu horreeyey ka helay aqalka hoose ee South Australia 24.03.2026 7:33
Doorashadii dhowaan ka dhacday gobolka South Australia ayaa dhalisay dhibaato siyaasadeed oo heer federaal ah, ka dib markii uu xisbiga One Nation ka fara-maroojiyey xisbiga Liberal-ka, booskii mucaaradka rasmiga ah. Tani waa guushii ugu weynayd ee uu xisbigaasi gaaro muddo ku dhow 30 sano
SBS News Somali: Warka Soomaaliga Talaado 24 March 2026 24.03.2026 5:47
Australia iyo Midowga Yurub oo kala saxeexday heshiish dhinanyo badan. Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo sheegay inay wada-hadallo u socdaan Iran, iyo Iran oo beenisay.
Have you considered a career in translating and interpreting? - Australia Explained: Kaalinta Turjumaanka: Shaqo iyo Adeeg Bulsho 23.03.2026 12:26
Have you ever considered using your bilingual skills to assist others? A career in translating and interpreting might be for you. In Australia you can train for a TAFE certificate all the way to Master’s degree prior to getting certified. In this episode we help you navigate the pathway to becoming a qualified practitioner. - Marna ma is tiri xirfaddaada labada luuqadood (Bilingual) waxaad ugu ade...
Rhoda Roberts AO: Halgamaagii dhaqanka ee beddeshay ummadda 23.03.2026 10:30
Maamuus iyo ammaan baa loo jeediey. Rhoda waxay ahayd qoraa, jilaa, iyo agaasime caan ah, waxaana sannadkii 2016-kii la guddoonsiiyey billadda sharafta Order of Australia. Qoyska Rhoda ayaa u oggolaaday SBS inay baahiso sawirradeeda iyo codkeeda si loo maamuuso dhaxalka fog ee ay ka tagtay.
SBS News Somali: Warka Soomaaliga Isniin 23 March 2026 23.03.2026 5:41
Warka maanta waxaa ka mid ah: Dowladda New South Wales oo sheegay inay dadka kiraystayaasha ah u howl yaraysay inay dib ula soo noqdaan deebaajiga guryaha ama ay u wareejiyaan guri ay kiraysanayaan.
Sababta uu Donald Trump u rabo inuu 'qabsado Cuba' ma talo-xumaa? 22.03.2026 14:56
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay qorshe uu "kula wareegayo" dalka Cuba. Damacan ayaa yimid xilli ay sii xumaanayso dhibaatada bini'aadantinimo iyo tan tamarta ee dalka Cuba.
Somali Program Full: Barnaamijka Af-Soomaaliga Jimce 20 March 2026 22.03.2026 56:04
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha oo dhammaystiran. Ka hel warar iyo faallooyin faa'iido leh.
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 20 March 2026 20.03.2026 9:44
Halkan ka dhegeyso warkii Jimcaha ee Australia iyo caalamka
Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 20 March 2026 20.03.2026 11:09
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo muslimiinta ugu hambalyeey Ciidda iyo cafis uu fidiyey. Waxaa kale oo warka ka mid ah xiisadda ka dhex aloosan dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo dowladda Federaalka.
SBS News Somali: Warka Khamiis 19 March 2026 19.03.2026 6:50
Ra’iisul Wasaaraha Australia, Anthony Albanese, ayaa magacaabay Isku-duwe Qaran oo qaabilsan arrimaha shidaalka, si wax looga qabto dhibaatooyinka dhanka sugnaanta shidaalka ee soo kordhay. Dowladda Iran-na waxay digniino culus u dirtay dalal ka mid Khaliijka.
Sugnaanta tamarta Australia ee muddada fog oo su'aal laga keenay 18.03.2026 6:39
Xukuumadda Canberra ayaa si kumeel-gaar ah u oggolaatay in suuqyada la soo geliyo baatrool tayadiisu hoosayso oo ay ku badan tahay maadada Sulphur-ku
#106 Mmm or Hmm? Trying new and unusual food - Learn English #106: Ku baro Ingiriisi sida looga af-celiyo dhadhanka cunto kugu cusub 18.03.2026 9:55
Learn useful English for talking about unusual or strong flavours. Practise everyday phrases for reacting to new foods, sharing opinions, and encouraging someone to try something new. - Baro Ingriisi aad ku sheegto cunto kugu cusub iyo dhadhankeeda, weedho aad kaga af-celiso cuntooyin cusub, ama sida aad qof kale ugu sheegto inuu isku dayo cuntada cusub.
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 18 March 2026 18.03.2026 12:05
Afarta bangi ee Australia ugu waaweyn oo dulsaarka demayaha guryaha kordhinaya go'aankii bangiga dhexe ka dib. Donald Trump-na wuxuu sheegey inaanu u baahnayn caawimada NATO.
Somalia News: Warkii Soomaaliya Arbaco 18 March 2026 18.03.2026 9:06
Halkan ka dhegeyso: Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay xidhiidhkii wada-shaqaynta ka goosteen dowladda Federaalka Soomaaliyeed.
Guddiga Musuqmaasuqa oo labo mas’uul ku helay musuqmaasuq halis ah Robodebt ka dib 17.03.2026 6:54
Halkan ka dhegeyso: Services Australia oo waagaas la oran jirey Department of Human Services, ayaa barnaamijka Robodebt isticmaashay intii u dhaxeysay 2015 ilaa 2019. Wuxuu ahaa nidaam si otomaatig ah deyn ugu soo saari jiray dadka caawimada dowladda qaata. Maxkamadda ayaa markii dambe xukuntay inuu ahaa mid sharci-darro ah, taas oo keentay inay dowladdu dib u celiso lacag dhan $1.8 bilyan oo laga...
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Talaado 17 March 2026 17.03.2026 4:41
Iman Nayef, ayaa laba sannadood oo aanay arkin qoyskeeda tagtay magaalada Tyre ee koonfurta Lubnaan hal maalin uun ka hor intii aanu dagaalku qarxin. Iyada iyo saddexdeeda carruur ah ayay sheegtay in nooligoodu gaarey $19,000, taasoo aad u adkaysay noo noqoshadooda.
Islaam-neceybku kusii kordhay Australia iyo dowladda oo loo soo jeediyey inay wax ka qabato 16.03.2026 10:04
Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Australia ayaa xilligan loo dabbaaldegey Maalinta Caalamiga ah ee la dagaallanka Islaam-neceybka, ku baaqaya tallaabo degdeg ah oo wax looga qabanayo tacaddiyada, takooridda, iyo necaybka ka dhanka ah dadka Muslimiinta ah.
Ciidanka Qaranka South Africa oo jidadka Johannesburg lagu daadiyey ammanka sii xumaaday awgii. 16.03.2026 10:03
South Africa ayaa ka mid meelaha ay ka dhacaan dembiyada ugu badan ee adduunku. Ciidammada Difaaca Qaranka ayaa hadda loo diray shan ka mid ah sagaalkeeda gobol, si wax looga qabto dhibaatooyinka sii kordhaya.
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.