Ismaaciil Cali Asad

Dharaar

News SO ↓ 52 episodes

Dharaar Boodhkast waa barnaamij maalinle ah, Kaas aanu idiinku soo gudbineyno wararka caalamka kuwooda ugu muhiimsan; si aad ula socotid dhacdooyinka caalamka. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Author

Ismaaciil Cali Asad

Category

News

Podcast website

shows.acast.com

Latest episode

Apr 27, 2024

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Mudaharaadyo kala duwan oo ka socda Jaamacadaha Mareykanka 27.04.2024

Mudaharaadyo kala duwan isku soo baxyo ka socda gudaha jaamacadaha Mareykanka. Mudaharaadyada oo lagu dalbanayo in la joojiyo dagaalka Qasa lagu hayo tan iyo bilawgii Oktoobar ee sanadkii hore. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2024/4/26/with-eyes-on-us-college-campuses-students-stress-gaza-is-why-were-here Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Indiya iyo la dagaalanka Budhcad badeedka 25.03.2024

Budhcad badeedka oo hoos u dhacey sanadadii ugu danbeeyey ayaa imika dib u soo cusboonaadey. Tan iyo 2018kii markii ugu horeysay budhcad badeed reer Soomaaliya ah ayaa ku guuleystey in qabsadaan markab. hawlagalo ayey ka galeen ciidamada Indiya, sidoo kale Indiya ayaa kordhisey hawlgalada dhinaca badda. Xigasho https://www.aljazeera.com/news/2024/3/23/captured-somali-pirates-arrive-in-india-to-fac...

Doorashada Iiraan 02.03.2024

Doorashooyinkii Iraan ayaa imanaya wakhti dalku ku jiro xaalad dhaqaale oo adag. Halka dhinaca kale, dalka Iran isbadalo ayaa la qiyaasey iney dalka ka dhacdo sanadkii 2022kii iyo 2023kii, oo ay dalka ka jiraan kacdoomo la rabo dalka in wax badan kaga badalaan. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Ruushka oo qorsheynaya in hawada sare dhigo Nukliyeer 22.02.2024

Dawlada Mareykanka ayaa heshay xogo tilmaamaya in Ruushku hawada sare dhigayo Nukliyeer waxaaney la wadaagtey xulafadeeda. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Dilka Cabdinaasir Muse Dahable 19.02.2024

Cabdinaasir Muse Dahable, dilkiisa ayaa shaki badan galiyey, oo looga tagey qolkiisa isagoo meyd ah. Saaxibada Cabdinaasir ayaa ka warwarey marka ay ka war heli waayeen, arintaasuna waxey keentey ugu danbeyntii isagoo meyd ah loogu tagey qolkiisa, xidhigna lagu ciijiyey. Tixraac https://www.somalilandchronicle.com/2024/02/19/aviation-official-found-dead-in-mogadishu-greenzone-amidst-somalia-somali...

Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya 15.02.2024

01/01/2024 Somaliland iyo Itoobiya waxa ay gaadheen heshiis. Heshiiskaas oo qeybo badan qaabeynaya siyaasada gobolka iyo siyaasada labada dalba ; Qeybtan waxaan ka hadleyna Somaliland iyo Itoobiya heshiiskooda iyo taariikhda labada dal. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Hogaamiyaasha Ruushka iyo Shiinaha oo ka wada hadley iskaashiga dalalkooda 10.02.2024

Iskaashiga labada dal ee Ruushka iyo Jayne ayaa sii kordhaya. Laga soo bilaabo 2022kii labada dal ayaa is-waydaarsada iskaashiyo ganacsi, tamar iyo amni. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2024/2/8/russias-putin-and-chinas-xi-denounce-us-interference https://www.youtube.com/watch?v=hGHq-CeNXFg Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Dalka Miksiko oo noqday dalka ugu badan ee Mareykanku wax ka iibsadey2023 08.02.2024

Miksiko oo noqotay dalka ugu badan ee Mareykanku wax ka iibsadey 2023. Laga bilaabo bar bilawgii safmareenkii Kofid-19( Covid-19 ) duwalku waxa ay qorsheenayeen qaabka loo diyaarin lahaa suuqyo kale oo aan aheyn ka jaynaha. Suuqyada soo baxey waxa ka mid ah suuqa Miksiko. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

kor u kaca wax soo saarka Indiya 03.02.2024

Wax soo saarka Indhiya oo kor u kacaya dhinacyada elaktariga ah. Gobolka Tamil Nadu ayaa saameyn weyn ku leh dhaqaalaha dalkaas. dhinaca kale, waxa uu soo jiidanaya indhaha maalgashatada caalamiga ah. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Safarka Wasiirka Arimaha Dibada ee Mareykanka ee Afrika 27.01.2024

Wasiirka Arimaha dibada ee Mareykanka oo safaro ku maraya qaar ka mid ah wadamada Afrika. Wasiirku wuxuu xoojinayaa xidhiidhka duwalka Afrikaanka iyo Mareykanka, taas oo keeneysa iney yareyso saameynta siyaasadeed ee Jayniiska. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Mareykanka oo Xuutiyiinta u aqoonsandey urur argagixiso 18.01.2024

Dawlada Mareykana ayaa sheegtey in ay Xuutiyiinta u aqoonsanayaan urur argagixiso. Halka dhinaca kale ay raacisey hadii ay joojiyaan hawlagalada ay ka wadaan gacanka cadmeed iyo badda cas iney ka saari doonaan. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Israa'iil oo kordhineysa kharashka dagaalka Qasa 17.01.2024

Dagaaladu waa qaar kharash badan. Israa'iil ayaa dib u kordhineysa kharashka ay ku bixineyso dagaalka ay ku hayso Qasa. Dhinaca kale waxay dooda adag ka socdan iney sii wado kharashaadka ay ku bixin jireen deegaameynta dhulalka Falastiin dagto. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2024/1/16/israels-new-15bn-war-budget-whats-it-for-and-what-gets-cut Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more...

Madaxweynaha Yukreyn oo ku kalsoon xulafadiisa Reer-Galbeedka 20.12.2023

Madaxweynaha Yukreyn oo sheegey inuu ku kalsoonyey Mareykanka dhinaca kalena, Midawga Yurub oo qorsheenaya xidhmo 50 bilyan oo Yuuro ah balse, Hangari oo diidan ilaa imika xidhmadaas. Ruushka oo dhiniciisa sheegey inuu diyaar u yahey inuu wada xaajood la galo reer galbeedka. Xigasho https://www.aljazeera.com/news/2023/12/19/zelenskyy-confident-us-will-not-betray-ukraine Hosted on Acast. See acast....

Shirkadaha tamarta iyo xamuulka oo Badda Cas si ku meel gaadh ah u hakiyey 19.12.2023

Weerarada xuutiyiinta ayaa kordhiyey in shirkada tamarta ay si ku meel gaadh ah u hakinayaan adeegsiga Badda Cas. Khatarta weerarada Xuutiyiinta oo sii kordhaya iyagoo shirkadaha aan xidhiidhka la laheyn Israa’iil duqeynaya, taasuna waxey kordhineysaa baqashada shirkadaha tamarta. Mareykanka iyo xulafadiisa oo qorsheenaya iney keenaan ciidamo ilaaliya marin biyoodka si badeecadu caalamku u kala go...

Dagaalka Qasa oo waji cusub isku badalaya 15.12.2023

Mareykanka ayaa sheegey in haysashada magaalada Qasa ee Israa’iil mudo dheer ay tahey khad cas. Wuxuuna dhinaca kale sheegey in maamulka magaalada Qasa Xamaas ka dib ay la wareegto maamulka Falastiinyiinta ee Daana-Galbeed. Dhinaca kale Israa’iil oo sii wada gumaadka iyo xasuuqa dadyawga ku nool Qasa. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/15/israel-to-transition-to-more-precise-targeted-w...

Fiinlaan oo xidheysa xuduudeeda Ruushka 15.12.2023

Fiinlaan ayaa dib u xireysa xududa ay la leedahey Ruushka. Dhinaca kale, Fiinlaan ayaa ku eedeysay Ruushka iney khalkhal galineyso amniga Fiinlaan. dadyawga nabad galyo doonka oo ku soo badanaya galitaanka Fiinlaan ayaa qeyb ka ah is af-garanwaaga u dhaxeeya labada dal. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/14/finland-set-to-again-shut-its-entire-border-with-russia https://www.reuters.com...

Roobab waaweyn oo ka da’ay Qasa 14.12.2023

Roobab waaweyn oo ka da’ay Qasa taas oo xaalada dadka ku nool Qasa sii xumeyneysa. waxa jira baqdino laga qabo in sababto in faafida cuduro. Dhinaca kale, dadku ma haystaan hoy iyo goobo ay ka galaan roobka taas oo xaalada magaalada sii xumeyneysa.  Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/13/heavy-rains-in-gaza-worsen-misery-of-palestinians-amid-israeli-bombardment https://www.theguard...

Xafiiska arimaha dibada ee Boqortooyada Ingrisiika oo u hanjabey Iskotlan 12.12.2023

Shir uu la galey Erdogan ayaa Raa'isul Wasaaraha Iskotland dawlada Boqortooyada Ingriisku ugu hanjabtey iney hakin doonaan wada shaqeynta ka dhaxeysa. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/11/uks-david-cameron-scolds-scottish-leader-humza-yousaf-over-erdogan-meeting https://www.bbc.com/news/uk-scotland-scotland-politics-67675005 https://www.theguardian.com/politics/2023/dec/10/david-camer...

Safarka Hogaamiyaha Ruushka ee Bariga Dhexe 07.12.2023

Madaxweynaha Ruushka oo safar gaaban ku jooga Bariga Dhexe. Tan iyo bilawgii dagaalka Ruushka iyo Yukreyn Madaxweyne Buutin ayaa naadir ahaa in dalka dibadiisa u baxo, talaabadan uu ku yimid Bariga Dhexe ayaa ah mid su’aalo badan ku xeeran yihiin. Waqitagan oo dagaalka Xamaas iyo isra’il uu socdo ayaa Bariga Dhexe ka dhigeysa mid xasaasi ah. Halka dhinaca kale Su’aalo ku xeeran yihiin Qaabka uu ar...

Madaxweynaha Ruushka oo safaro ku maraya Sucuudiga iyo Imaaradka 06.12.2023

Madaxweynaha Ruushka ayaa booqasho ku tagaya dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadka, iyadoo maalinta ku xigtana uu Moosko marti ugu yahey Madaxweynaha Iiraan. Safaradan ayaa diirada lagu saari doona qiimaha saliida iyo xidhiidhka uu dawladaha la leeyahey. Ruushka ayaa dhinaca kale raba inuu saameyn balaadhan ku yeesho Bariga Dhexe. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/5/putin-to-visit-saudi-ar...

Eedeymo musuqmaasuq oo lagu soo oogey Raa’iisul wasaaraha Israa’iil. 05.12.2023

Raaisul Wasaaraha Isra’il ayaa la filanya iney dib u bilaabmato dhageysiga dacwado lagu soo eedeyay 2020kii. Kuwaas oo iskugu jireen eedeymo musuqmaasuq iyo laaluush. Dhanka kale weeraradii 07da Oktoobar ayaa sheegayaa iney hoos u ridey taageerada Natinyaaho ee gudaha Isra’il. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Tirada dhimasha ee Falastiin oo kor u kacaya 04.12.2023

24 saacadood oo la soo dhaafey tirada dad ee ku dhintay gudaha Qasa ayaa kor u kacay. dadyawga dagan deegaanada Khan Yoonis ayaa iyagana laga dalbadey iney ka guuraan oo banaayaan iyadoo ay sheegtey Isra’il iney tahey goob dagaal. dhinaca kalana wali waxa sii socda xidhida iyo cabadhinta dadyawga dagan Daanta-Galbeed ee la haysto. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Dhul gariir weyn oo ku dhuftey Filibiin 03.12.2023

Dhul gariir lagu qiyaasey 7.5 oo ku dhuftey koonfurta Filibiin, iyadoo keentey in la soo saaro amaro lagu daad gureynayo dadyawga. Digniino kala duwan oo gaadhaya Jaban iyo Filibiin ayaa ka digaya in la kuloomeysto sidoo kale baqdin duufaano iyo fatahaadyo ay jirto. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Shirka Isbadalka Cimilada 01.12.2023

Shir madaxeedka hayada cimilada ee Qaramada Midoobey oo ka socda magaalada Dubaay. Shirkan oo lagu ansixiyey qodobo lagu yareyn doono wasakhawga hawada dunida. Labada dal ee ugu wasakheynta badan hawadeena oo aan iyaguna aan ka soo qeyb galin. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Kuuryada Waqooyi oo dirtey dayax gacmeed basaas 30.11.2023

Kuuryada Waqooyi oo dirtey dayax gacmeed basaas. Halka dhinaca kale, warbaahinta dawlada Kuuryada Waqooyi ay sheegtey iney hayaan sawirad Guriga Cad iyo Bantoganka ( Pantogan) Mareykanka. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/11/28/n-korea-defends-satellite-launch-at-un-as-kim-studies-images-of-pentagon Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Listen to the Dharaar podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.