Ismaaciil Cali Asad
Dharaar
Dharaar Boodhkast waa barnaamij maalinle ah, Kaas aanu idiinku soo gudbineyno wararka caalamka kuwooda ugu muhiimsan; si aad ula socotid dhacdooyinka caalamka. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Author
Ismaaciil Cali Asad
Category
Podcast website
Latest episode
Apr 27, 2024
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Xabad joojinta Isra'il iyo Xamaas oo la kordhiyey 28.11.2023 5:44
Dadaalo fara badan oo diblumaasiyeed ayaa ugu danbeyntii ku guulestay in la kordhiyo mudada xabad joojinta. Dadaaladan oo ay qeyb ka ahaayaan duwal gobolka bariga dhexe ah iyo qaar qaaradaha kale ka socda ayaa ugu danbeyn ku dhamaadey guul. Balse, lama garanayo ilaa wakhtiga ay joojin karto dadalada diblumaasiyeed dagaalka. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Aqalka Cad ee Mareykanka oo raba inuu kordhiyo kaalmada Isra’il 27.11.2023 5:13
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa ka dalbadey baarlamanka in la qaado xanibadaha iyo hakinta hubka ee Isra’il. Arinta oo keeneysa iney Isra’il hesho taageero weyn iyo yaraan ama xakameyn kormeerka baarlamanka Mareykanku sameyn lahaa hubka iyo taageerada. Dhinaca kale, dadyawga ka soo horjeeda taageerada Isra’il oo gudaha Mareykanka kor u kacaya. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more informat...
Dibad-baxyo Isra'il ka socda oo xoogeystey 26.11.2023 5:34
Dibad baxyo lagu taageerayo in la is waydaarsado maxaabiista Isra'il iyo Xamaas oo ka socota Tal-abiib. Dhinaca kale, dibad baxyo lagu dalbanayo inuu is casilo hogaamiyaha Isra'il oo soo kordhaysa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Isra'il iyo Xamaas oo is dhaafsaday maxaabiis 25.11.2023 6:17
Dufcadii ugu horeysay ee maxaabiis ah ayey Xamaas iyo Isra'il is dhaafsadeen. Heshiiska Isra'il iyo Xamas ayaa ku jirta xabad joojin afar cisho ah oo Qasa ka dhacda. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/liveblog/2023/11/24/israel-hamas-war-live-israel-continues-gaza-attacks-ahead-of-truce Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Heshiis xabad joojin oo dhaxeeya Isra'il iyo Xamaas 23.11.2023 7:49
Heshiis u dhaxeeya Isra'il iyo Xamaas ayaa la filayaa in lagu dhiso heshiis dhameystiran oo dagaal joojin ah. Isra'il ayaa maalintii shalay wadey duqeymaha Qasa hal maalin uun ka hor xabad joojinta. Lifaaqyo https://www.aljazeera.com/news/2023/11/22/dozens-from-same-family-killed-in-gaza-as-israel-continues-bombardment https://apnews.com/article/israel-hamas-war-news-11-22-2023-d12c1728cbae0ff74a6...
Koonfur Afrika oo xidhiidhaka u jareysa Isra'il 22.11.2023 5:53
South Africa oo baarlamankeedu u codeeyey in xidhiidhka u jarto Isra'il. sidoo kale hogaanka sare South Afrika oo sheegey iney danbiyo dagaal geysaneyso Isra'il. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/11/21/south-african-parliament-votes-for-motion-calling-to-close-israeli-embassy https://www.reuters.com/world/africa/safrican-lawmakers-vote-suspend-diplomatic-ties-with-israel-shut-embassy-202...
Talyaaniga oo xukumey 300 in ka badan oo mooryaan ah 21.11.2023 5:01
Dagaalka mooryaanta iyo Talyaaniga oo wali socda. Maalintii Isniinta waxa la xukumey in ka badan 300 oo eedeysane, Kuwaas oo lagu helay danbiyo kala duwan. Eedeysanayaasha waxa ku jira madax sare oo Talyaani ah. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Iran oo hub cusub soo bandhigtey 20.11.2023 5:33
Hogaamiyaha ugu sareeya Iiraan oo ka qeyb galey bandhig hub cusub oo ay Iiraan soo saartey. Bandhigan ayaa ku soo beegmey iyadoo Isra'il ku duushey Qasa sidoo kale, Mareykanka ayaa ciidamo ku soo ururinaya gobolka Bariga Dhexe. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Masar oo deyn Cusub ka qaadaneysa IMF 19.11.2023 4:30
Sharaxaad Masar oo xaalada dhaqaale oo adag soo wajahdey tan iyo bilawgii dagaalka Yukreyn iyo Ruushka ayaa la qorsheenayaa in la siiyo deyn cusub. Dhinaca kale dagaalka Qasa ayaan aheyn mid saameyn ku keenaya kaliya Qasa balse gobolka oo dhan saameyn dhaqaale ku keenaya. Xigasho https://www.reuters.com/world/imf-may-need-augment-egypt-program-amid-gaza-war-impacts-georgieva-says-2023-11-18/ https...
Hogaamiyaasha Turkiga iyo Jarmalka oo kulmey 18.11.2023 7:58
Xidhiidhak Jarmalka iyo Turkiga ayaa aan aheyn mid fiican badana. Dhinaca kale, jaaliyada ugu badan ee Turkiga ayaa ku nool dalka Jarmani imika labada dal ayaa kala taageeraya Xamas iyo Isra'il. Labada hogaamiye ayaa kulmey maalintii shalay. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Codad Mubaaradka Isra'il oo dalbanaya isbadal hogaankooda ah 17.11.2023 4:11
Mucaaradka Isra'il oo dalbanaya in raaisul wasaare Natinyaaho is casilo. Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil Yair Lapid ayaa ugu baaqay ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu inuu si degdeg ah xilka isaga dago. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Isra'il oo beegsaneysa dhakhtarada 16.11.2023 5:54
Isra'il ayaa u gashey gudaha Qasa, Dagaalkuna waxey beegsanayaan dhakhtarada Qasa. Dagaalkuna waji kale ayuu yeelanayaa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Ruushka oo xeerar cusub ansixiyey 15.11.2023 5:00
Madaxweynaha Ruushka ayaa ansixiyey xanibaado kale oo warbaahinta Ruushka lagu soo rogey. Saameynta dagaalka Yukreyn ayaa wali socota gudaha Ruushka, tan iyo bilawgii hawlgalka Yukreyn Ruushka warbaahintiisu luga adag kuma taagna. Waxaana la leeyey imika ma madax banaan warbaahinta Ruushka ka soo gudbisaa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Mareykanka oo duqeeymo ka geystey Bariga Dhexe 14.11.2023 3:50
Mareykanka ayaa duqeymo ka geestey Bariga Dhexe, cadeyna u ah in Mareykanku danihiisa gobolka ilaalinayo. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Wararka ugu danbeeyey ee Qasa oo kooban 13.11.2023 5:38
Saaka waanu soo koobney wararka ugu danbeey Qasa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Xisbullah ma soo gali doonaan dagaalka Qasa? 12.11.2023 6:34
Tan iyo bilawgii hawlgalka Isra'il ee Qasa ka wado, waxa la filanayey iney Xisbullah dagaalka soo gasho, su'aashu imika waxa weeyi ma soo gali doontaa dagaalka Xisbullaah? Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
RSF oo u dhaw iney qabsadaan Daarfuur 11.11.2023 5:43
RSF oo ah ciidamo Sudan ah oo deegaan ahaan ka soo jeeda Daarfuur. Waxa dhinaca kale lagu eedeynayaa xadgudubyo iney geysatey tan iyo bilawgii RSF. Tixraac:- https://www.aljazeera.com/news/2023/11/8/sudans-rsf-closes-in-on-capturing-all-of-darfur Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Tartanka Badhtamaha Aasiya 10.11.2023 5:18
Badhtamaha Aasiya, waliba duwalka hore ee Midawga Soofyeeti ka tarsinaa oo ahmiyadooda dhaqaale kor u sii kaceysom, tartana loogu jiro qaabka loola ganacsan lahaa. Lifaaqyada https://www.aljazeera.com/news/2023/11/9/pakistan-turkey-iran-leaders-visit-central-asia-in-diplomatic-push https://www.aa.com.tr/en/turkiye/turkish-president-to-attend-economic-cooperation-organization-meeting-in-uzbekistan/...
G7 oo isku raacdey taageerada Yukreyn 09.11.2023 6:45
G7 oo isku raacey taageerada Yukreyn. Ruushka oo isaguna dhiniciisa ka digaya shirqoolka Reer Galbeedka iyo colaada waaweyn oo Yurub dhexdeeda. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Hal bil ka dib weerarka Duufaanka Aqsa xaalada Falastiin | Dharaar Boodhkast 08.11.2023 9:26
Mudo Bil ah ayaa ka soo wareegtey weerarka Duufanka Aqsa kaas oo ay fulisey Hamaas. Mudo hal bil ah ka dib xaalada Falastiinyiintu waa sidee waa qodobkeena saaka; soo dhawoow. Xigasho: https://www.washingtonpost.com/world/2023/11/07/israel-gaza-war-photos-one-month/ https://www.aljazeera.com/news/2023/11/7/one-month-of-israels-war-whats-happening-to-palestinians-outside-gaza Hosted on Acast. See a...
Xoghayaha arimaha dibada ee Mareykanka oo safar ku yimid Turkiga 07.11.2023 8:10
Xogahaya arimaha dibada ee Mareykanka safar ku yimid dalka Turkiga ayaa la kulmey wasiirka arimaha dibada ee Turkiga, kaas oo ay ka wada hadleen xaalada Qasa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Mudahaaradyo lagu taageerayo Falastiin oo dunida dhan ka socda 05.11.2023 6:18
Mudaharaadyadu waa qeyb ka mida ah qaababka taageerada loo soo bandhigo. Falastiin ayaa dunida oo dhan laga taageerayaa, iyagoo todobaadkan Sabtidii Mudaharaadyo laga dhigey caasimada Mareykanka taas lagu celcelinayey "Baydhan isma qarin kartid". Lifaaqyada ka soo xiganey:- https://www.aljazeera.com/news/2023/11/5/biden-you-cant-hide-thousands-rally-in-washington-for-gaza-ceasefire https://www.reu...
Doorka Jayne ee Bariga Dhexe 05.11.2023 10:02
Doorka Jayne ee Bariga Dhexe oo kor u soo kacayey ayaa imika wax horyaala imtixaan adag oo Falastiin iyo Isra'il ah. Jayne oo sanadkan horaantiisi heshiis dhex dhigey Sucuudiga iyo Iiraan. Sanadadii u danbeyseyna Jayna u eekeyd mid duwalka waaweyn ee gobolka raali galineysa ayaa dhacdooyinka u Qasa janjeedha dhinaca Falastiin. Markan Dharaar waxaan ku qaada dhigeyna doorka Jayne ee gobolka Bariga...
kharashka Isra'il ku bixineyso duulaanka Qasa 04.11.2023 11:11
Kharashaadka ku baxaya duulaanka Qasa ku hayso Isra'il ayaa sii kordhaya una eeg inuu yahey mid qaali ah. Laga soo bilaabo hawlgalka Duufaanka Aqsa siduu u bilaabmay Isra'il waxa lagu qiyaasaya 18,000 oo ton ku dhufatey Qasa kaas oo ka badan miisaanka gantaalkii lagu dhuftey Horishiima 1945kii ee Nukliyeerka ahaa. Lifaaqyadan hoose ka soo xiganey warbixinada. https://www.aljazeera.com/news/2023/11...
Ruushka oo dib u bilaabaya tijaabinta hubka Nukliyeerka 03.11.2023 3:36
Ruushka oo dib u bilaabaya tijaabinta hubka Nukliyeerka, ayaa walaac badan ku haysaa duwalka Reer-Galbeedka taas oo aan cadeyn iney tahey tijaabo. Mareykanka ayaan haysan sees adag oo kula xisaabtamo Ruushka sababtuna tahey inaanu waligii fulin heshiiska joojinta tijaabada Nukliyeerka. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.