Sveriges Radio
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Author
Sveriges Radio
Category
Podcast website
Latest episode
Jul 10, 2026
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 10.07.2026 2:30
Helitaanka shaqada oo u sahlan imminka saraakiisha ciidamada Shaqaale miro -gureyaal ahoo loo oggolaaday shaqada Iswiidhen Nin ku jira dada 20-meeyada oo ka soo jeeda Malmö ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta dembi daroogo oo culus.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 09.07.2026 2:26
Sharciyada oggolaanshaha shaqada BUP oo la shaqaynaysa xabsiyada rumaanka Dilkii Uppsala oo keenay in nin romaanka la dhigo
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 08.07.2026 3:01
In ka badan tobankii arday dugsi sare mid ka mid ah ayaa laga joojiyay lacagta waxbarashada Saddexdii qof hal qof oo keliya ayaa ku baasa laysinka isku dayga koowaad Digniin: Gabdho dhallinyaro ah ayaa loo tarxiilayaa dalal ay khatar ku wajahayaan
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 07.07.2026 2:25
Stockholm oo noqotay magaalo ay ku nool yihiin hal milyan oo qof Iswiidhishka dibadaha ku nool oo heleyay kaar codbixin Qiimaha cuntada oo sii dhacaya
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 06.07.2026 2:13
Nin lagu dilay Uppsala Umuliso yar baaxad leh oo ka jirta gobalka Skåne Isticmaalka dhalinyarada ee aawooyinka cayilka oo koradhay
Wararka raadiyaha Iswiidhen 03.07.2026 2:13
Nin Iswiidhish ah oo si xun loo garaacay magaalada Copenhagen oo geeriyooday. Dhakhtar ilko oo 7 ilig ka siibay bukaan. Labbo qof oo basaanimo loo heeysto oo Rummaanka la dhigay.
Wararka raadiyaha Iswiidhen 02.07.2026 2:13
Xukuumadda Sweden oo goaansatay inay sii waddo taageeradii muranka dhalisay ee Soomaaliya. Dad xabsiyo kala duwan loogu xukumay dil ka dhacay Örebro. Toogasho dil ah oo ka dhacday Malmö habeenimadii Arbacada.
Wararka raadiyaha Iswiidhen 01.07.2026 2:23
Iswiidhen malaayiin karoon ugu deeqayso Venezuela oo dhawaan Dhulgariir ku dhiftay. Xukuumadda iyo SD oo baaraya sidii Calaamad Cas loo saari lahaa xubnaha kooxaha dembiyada abaabulan. Google oo magdhow siineysa shirkada PriceRunner ee Sweden.
Wararka raadiyaha Iswiidhen 30.06.2026 3:08
Sweden iyo Faransiiska oo caawa fooda is dari doona. Xukuumadda o taageero lacageed siineysa SR iyo SVT si loogu magdhabo kharashaadka kordhay ee shabakada baahinta dhulka. Wax soo saarka Dalagga ee sannadkan oo ah ka yaraan doona kii sannadkii hore.
Wararka raadiyaha Iswiidhen 29.06.2026 2:46
Poland oo maraakiibta quusta Sweden ka iibsanaysa. Qiimaha karoonka oo hoos u dhacay. 12 nooc oo Qaraha ka mid ah oo gobolka Skåne hadda lagu tijaabinayo.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 26.06.2026 2:22
Nin lagu xukumay xabsi daain kadib dil laba qof ah oo Göteborg ka dhacay Khatar dab oo aad u sareysa oo ka jirta meelo badan kadib mowjad kulayl Nin aan isticmaalin kondhom ayaa lagu xukumay saddex sano oo xabsi ah
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 25.06.2026 3:51
Kulaylki oo hadda imaanaya Hadda ayaa goaan laga gaarayaa masiirka Sweden ee Koobka Adduunka Heerar PFAS oo aad u sarreeya oo laga helay xayawaan lagu toogtay agagaarka Landvetter
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 24.06.2026 2:46
Maxkamadeynta Greta Thunberg oo ka bilaabatay Copenhagen Saamiga dadka dhiig bixiya oo hoos u dhacaya Alaabta carruurta iyo dahabka oo laga baarayo sun
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 23.06.2026 2:04
Nin 64-jeer kaxeeyey gaari isagoon aan laysan wadan Haweeney ka shaqeysa HVB oo lagu soo oogay kufsi carruur Faras yar oo ay yey weerartay
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 22.06.2026 2:27
Digniin la xiriirta heerkul sare Xisbiga Moderaterna ayaa doonaya in la baaro suurtagalnimada in la laba jibbaaro ciqaabta dambiyada lagu geysto xiriirka dhow. Malaayiin la rabay inay carruurta lagaga ilaaliyo dembiyada oo aan la isticmaalin
Wararka maanta iyo Iswiidhen 18.06.2026 2:26
Xukuumada oo baaris u saartay khatar habka dimoqraadiyada dalka kaga imaaneysa siyaasadda islaamka iyo islaamiyiinta. Arady la siiyay lacag magdhaw ah iyo Sweden oo iibsaneysa qalab dhiga miinooyinka.
Wararka maanta iyo Iswiidhen 17.06.2026 2:20
Xisbiga SD oo doonayo in la adkeeyo joogista xildhibaanada ka gadooda xisbiyadooda ee baarlamanka. Xisbiga V oo soo jeediyay hindise aqalada la dego iyo nin loo heystay dambi dil oo maxkamadda Gävle sii deysay
Wararka raadiyaha Iswiidhen 16.06.2026 2:35
Shantii arday ee dhigta fasalka 4aad oo mid ka mid ah aannu laheyn fahamka aasaasiga ah ee akhriska. Baarlamnka oo isniintii shalay u codeeyey xeer lagu magacaabo Vandel. Nin kooxaha Gangiska ka mid ah oo Turkiga lagu soo qabtay.
Wararka raadiyaha Iswiidhen 15.06.2026 2:29
Dhimistii canshuurta cuntada ee hirgashay 1-dii Abriil oo saameyn yeelatay. Wiil dayar oo dhammaadkii sannadkii hore gacanta looga jaray mindi baangad ah. Nin 34 jir ah oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta isku day basaasnimo.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 12.06.2026 2:11
Tobannaan xarumo hoy oo loogu talagalay dhallinyarada oo la xiray. Duuliye SAS ah oo kokain dhiiggiisa ku jiray oo la xukumay. 118 qof ayaa helay taageerada dib u laabashada ilaa iyo hadda.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 11.06.2026 2:20
Sicir-bararka ayaa kordhay. Shaqo laaanta oo sii yaraanaysa. Kiisaska kansarka xiidmaha oo si hore loo ogaado oo kordhey.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 10.06.2026 2:24
Dhaqaalaha Sweden ayaa si lama filaan ah u koray bishii Abriil Gabar yar ayaa la weydiinayaa suaalo ku saabsan muuqaal dil toogasho ah Carruur badan ayaa qashin ururiyay
Wararka raadiyaha Iswiidhen 09.06.2026 2:03
Shirkadaha waaweyn oo la filayo iney sare u qaadaan qiimaha qarashaadkooda dagaalka Iran awgii. Ceneterpartiet oo aan taageeri doonin Kristersson inuu noqdo raiisul wasaare. 2 nin oo lagu xukumay xabsi kadib markii ay dab qabadsiiyeen nin kale.
Warark raadiyaha Iswiidhen 08.06.2026 2:12
Wasiirka arrimaha dibadda oo u safreysa dalalka Khaliijka. Hoggaamiye hore oo L ah oo hoggaaminaya xisbi cusub. Lacag celinta canshuurta oo bilaabanaysa toddobaadkan.
Wararka maanta iyo iswiidhen 05.06.2026 2:27
Nin ay muddo raadineysay Sweden oo lagu xiray Ciraaq. Xulka qaranka bareejo la gelay Giriiga ka hor safarkooda ciyaaraha koobka adduunka iyo gabar weli ku sii nool aqalka reer xanaano ahaan loogu geeyay
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.