SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1124 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Mbappé oo Faransiiska gaarsiiyay afarta kooxood ee ugu sarreeya 10.07.2026

Maalinkii 29aad ee koobka FIFA World Cup 2026, kooxda France ayaa u gudubtey Semi-finalka ka dib markii ay Morocco kaga badiyeen 2-0. Xiddiga France, Kylian Mbappe ayaa Lionel Messi la sinmay iyado uu midkoodba 8 gool ka dhaliyey tartankan. Goolka guushana waxaa France u dhaliyey Ousmane Dembele. Halkan ka dhegeyso warbixinta oo dhan.

Somalia News: Wararkii Soomaaliya ee Jimce 10 July 2026 10.07.2026

Halkan ka dhegeyso wararkii maanta oo Jimce ah naga soo gaarey magaalada Muqdisho.

How to get into inclusive football in Australia - Australia Explained: Kusoo Biir Cayaarta Kubadda Cagta 09.07.2026

It’s no exaggeration when we hear that the FIFA World Cup is bringing the world together. After all, football is known as the world’s most popular sport. But football really begins on the suburban ovals and in the local clubs, with everyday players of all ages and abilities. Here’s how you can become one of them. - Kubadda cagta waxaa loo yaqaannaa ciyaarta dunida ugu caansan, waana sababta Koobka...

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Khamiis 9 July 2026 09.07.2026

Wararkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 9 July 2026 halkan ka dhegeyso.

Argentina iyo Switzerland oo xaqiijistay boosaskii ugu dambeeyay ee wareegga siddeedda 08.07.2026

Siddeedda xul ee gaaray wareegga siddeedda ee Koobka Adduunka ayaa hadda la ogaaday, kaddib markii Argentina ay guul cajiib ah ka gaartey kulankii Masar, halka Switzerland-na ay Colombia kaga adkaatay rikoodhayaal.

SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 8 July 2026 08.07.2026

Wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Arbaco ah, halkan ka dhegeyso.

Somalia News: Wararka Soomaaliya ee Arbaco 8 July 2026 08.07.2026

Wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah, 8 July 2026, naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeyso.

Kumannaan qof oo ka qaxay dabka kaymaha Yurub iyo Tour de France oo laga mamnuucay daawadayaasha 07.07.2026

Dabab-kaymeedyo waaweyn ayaa dhibaato ba'an u geysanaya qaybo ka mid ah koonfurta Yurub. Dababkan ayaa ilaa hadda gubay in ka badan 42 kun oo acre oo dhul ah oo ku yaalla Portugal, Spain, France iyo Greece — taas oo ka ballaaran laba jibbaar baaxadda magaalada Manhattan ee Maraykanka.

SBS News Somali: Warka Af-Soomaliga ee Talaado 7 July 2026 07.07.2026

Wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo Talaado ah, halkan ka dhegeyso

SBS Somali Program Friday Full: Barnaamijkii Jimce 3 July 2026 oo dhammaystiran 06.07.2026

Halkan dib uga dhegeyso barnaamijkii Jimce 3 July 2026 oo dhammasytiran, lagana reebay xayaysiikii.

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Isniin 6 July 2026 06.07.2026

Wararkii Australia iyo caalamka qaar ka mid ah ka dhegeyso halkan.

Waraysi: Xisaabiye Maxamed-Amiin Xuseen oo kala dhig-dhigaya macluumaadka Cashuur-celinta (Tax Returns) 03.07.2026

Maxamed-Amiin Xuseen oo ah xisaabiye diiwaan gashan ayaa kuu sharraxaya macluumaadka muhiimka ah ee xisaab-celinta (Tax Returns).

Boortaqiiska oo u quus gooyey Croatia, iyo Spain oo u gudubtay wareegga 16-ka 03.07.2026

Maalintii 22-aad ee Koobka Adduunka, Portugal ayaa si dirqi ah ugaga adkaatay Croatia ciyaartii sagootinta Luka Modrić, halka Spain-na ay si raaxo leh uga badisay Austria, Switzerland-na ay ka talaabsatay Algeria. Saddexda kooxoodba waxay u gudbeen wareegga 16-ka.

SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka Jimce 3 July 2026 03.07.2026

Wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Jimce ah 3 July 2026

Somalia News: Wararkii Soomaaliya ee Jimce 3 July 2026 03.07.2026

Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee aannu Muqdisho ka helnay maanta oo jimce ah 3 July 2026.

Waraysi: Faarax Warsame - Calanka Soomaaliyeed oo laga taagey Melbourne 02.07.2026

1-dii July 2026, waxaa doobta calamada ee Federation Sqauare oo Melbourne ku taalla laga taagey Calanka Qaranka Soomaaliyeed. Xuska toddobaadka qarannimada Soomaalyeed ayay ka mid ahayd. Guddoomiyha Somali Community Inc. Australia, Faarax Warsame ayaa soo abaabuley xafladda calan saarka. Halkan ka dhegeyso Faarah oo ka warramaya:

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Khamiis 2 July 2026 02.07.2026

Warkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 2 July 2026 halkan ka dhegeyso.

Mexico oo 40 sano kadib gaartay wareegga 16-ka ee Koobka Adduunka 01.07.2026

Dalka martigelinaya Koobka Adduunka ee Mexico ayaa u gudbay wareegga 16-ka, halka weeraryahannada caanka ah ee Erling Haaland iyo Kylian Mbappé ay min laba gool dhaliyeen, taasoo Norway iyo France u soo saartay wareegga xiga.

Somalia News: Wararka Soomaaliya Arbaco 1 July 2026 01.07.2026

Wararkii Soomaaliya ee Arbaco, 1 July 2026, dhegeyso. Madaxweyne Xasan muxuu ka yiri siyaasiyiin xisbigiisa iyo mucaaradka u kala gudba?

Ubah Gabris: Waraysi ku saabsan adeegga Multicultural Service DesK - Auburn NSW 30.06.2026

Ubah Gabris, Guddoomiyaha Somali Council of NSW ayaa ka warrantay adeeg laga hir-geliyey xaafadda Auburn ee magaalada Sydney. Adeeggaa oo la yiraahdo Multicultural Service Desk ayay Ubah inoo sharraxaysaa ujeeddadiisa iyo cidda ka faa'iideysan karta.

SBS News Somali: Warka Afsoomaaliga ee Talaado 30 June 2026 30.06.2026

Wararkii Australia iyo caalamka ee ugu dambeeyey ee maanta oo Talaado ah, 30 June 2026, halkan ka dhegeyso.

Fayrasta khatarta ah ee shimbiraha oo laga helay gobol labaad iyo khubarada oo sheegtay in fursadda faafitaanku hooseyso 30.06.2026

Fayrasta shimbiraha ee la yiraahdo H5N1 oo dilaa ah ayaa gaartay gobol-ka South Australia, iyadoo la xaqiijiyay in shimbir saddexaad oo nooca badda ahi ay qaadday cudurka, isla markaana laga cabsi qabo in kiisasku ku sii bataan gudaha dalka.

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Isniin 29 June 2026 29.06.2026

Wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Iniin ah, 29 June 2026, halkan ka dhegeyso.

The Torres Strait Islander Flag: Land, Sea and People - Australia Explained: Calanka Torres Strait Islander: Dhul, Bad iyo Dad 28.06.2026

In Australia, you might see three flags flying together: the Australian National Flag, the Aboriginal Flag and the Torres Strait Islander Flag. Aboriginal peoples and Torres Strait Islander peoples are the two distinct Indigenous peoples of Australia, each with their own histories, cultures, languages and flag. For many Torres Strait Islander people, the flag is a powerful symbol of identity and b...

Australia oo u gudubtay wareegga 32-ka kadib 0-0 ay kula barbar-dhacday Paraguay 26.06.2026

Maalintii 15-aad ee Koobka Adduunka ee FIFA 2026, Australia ayaa dhibic muhiim ah ka heshay bar-bar dhac ay la gashay Paraguay. Ecuador ayaa si lama filaan ah iyaduna uga adkaatay Jarmalka, una gudubtey wareegga 32-ka, halka Côte d’Ivoire, Netherlands, Japan iyo Sweden ay iyaguna xaqiijiyeen u gudubkooda wareegga xiga.

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.