SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Koniecznie odwiedź stronę podcastu i wesprzyj twórcę: www.sbs.com.au
Gdzie słuchać?
Podcasty w aplikacji Replaio Radio Już wkrótcePodcasty trafią do aplikacji już wkrótce. Zainstaluj teraz i jako pierwszy zobacz nowe podejście do podcastów
Odcinki
Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 11 November 2026 11.11.2026 10:09
Halkan ka dhegeyso wararka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 11 November 2026. #sbsaudiopodcast
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 11 November 2026 10.11.2026 7:37
Warka Soomaaliya ee saaka oo Arbaco ah, 11 November 2026, Muqdisho naga soo gaarey halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
Be prepared for snake season in Australia - Isu-Diyaari Xilliga Ay Masasku Firfircoon yihiin ee Australia 10.11.2026 11:01
Snakes are often seen in Australia in spring and summer. You may also see one at other times of year, depending on the weather. Here are some expert tips on snake behaviour and what to do if you see one. - Masaska ayaa inta badan lagu arkaa Australia xilliyada Spring-ka iyo Summer-ka. In kasta oo ay cimilada ku xiran tahayna, waa suurto-gal in xilliyada kalena la arko. . Qeybtan Australia Explaine...
Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 10 November 2026 10.11.2026 4:26
Warka maanta oo Talaado ah, 10 November 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
Xaflad Lagu Maamuusay Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Ku Biirtay Ciidanka Booliiska Victoria 09.11.2026 12:11
Halkan ka dhegeyso macluumaadka xaflad si hufan loo soo bandhigay oo lagu soo dhoweeyey dhallin-yaro Soomaaliyeed oo ku biiray ciidanka booliiska Victoria. Hoggamiyayaal bulsho, saraakiilsare oo ka tirsan booliiska Victoria iyo marti-sharaf kale ayaa ka soo qayb galay. #sbsaudiopodcast
Warka Australia Iyo Caalamka ee Isniin 9 November 2026 09.11.2026 3:23
Warka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Isniin ah, 9 November 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
Somali Friday Program: Barnaamijkii Jimce 6 November 2026 oo Dhammaystiran 08.11.2026 43:04
Barnaaamijkii Jimce 6 November 2026 oo dhammaystiran halkan kaga soo cesho. Wararkii Australia iyo caalamka, kuwii Soomaaliya iyo waraysi ku saabsan doorashada Victoria ee 2026 ayaa ka mid ah. #sbsaudiopodcast
Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 6 November 2026 06.11.2026 10:54
Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 6 November 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 6 November 2026 05.11.2026 8:39
Warka Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah Muqdisho naga soo gaarey halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
Dhallinyarada Australia oo Ka Tanaasulaya Inay Carruur Dhalaan 05.11.2026 9:19
Heerka dhalmada carruurta ee Australia oo awelba hooseeyey ayay haddana dhallinyarada Australia u muuqdaan inay ka tanaasulayaan inay carruur dhallaan. Sababaha ka dhegeyso halkan. #sbsaudiopodcast
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 5 Nov 2026 05.11.2026 4:04
Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 5 November halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 4 November 2026 04.11.2026 10:40
Wararka Australia iyo Caalamka ee Arbaco, 4 November 2026, ka dhegeyso halkan. #sbsaudiopodcast
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 4 November 2026 03.11.2026 9:13
Warka Soomaaliya oo saaka oo Arbaco ah naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
Waraysi - Dr Mohamed Abbas Oo Ka Warramaya Doorashada Victoria ee 2026 02.11.2026 15:27
Dr Mohamed Abbas oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee deggan Gobolka Victoria - Australia, ayaa si guud uga warramay sababaha bulshada Soomaaliyeed ee Victoria muhiim ugu tahay inay ka codeeyaan doorashada. Qofkee ayay ku waajijbtey? Qofka aan socon karin, ama gobolka ka maqan sidee u codeynayaa. Macluumaadkaas oo dhan waraysigan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
Cilmi-baaris Cusub oo Laga Wado Saldhigga Hawada Sare ee Caalamiga (ISS) 02.11.2026 9:54
Cilmi-baarisyo cusub ayaa ka socda Saldhigga Hawada Sare ee Caalamiga ah (ISS), halkaas oo lagu daraasaynayo sida dhirta iyo noolaha kale uga falceliyaan xaaladaha ka baxsan dhulka. Australia ayaa qayb ka ah cilmi-baarisyadan, iyadoo saynisyahanno iyo jaamacado Australian ahi ay ka qayb qaadanayaan tijaabooyinka lagu sameeyo saldhigga hawada sare. #sbsaudiopodcast
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 2 November 2026 02.11.2026 3:32
Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 2 November 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii Jimce 30 October 2026 01.11.2026 44:57
Barnaamijkii Jimcaha 30 Ocotober 2026 oo dhammaystiran halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 30 October 2026 30.10.2026 9:35
Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 30 October 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 30 October 2026 29.10.2026 8:17
Warka Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah Muqdisho naga soo gaarey halkan ka dhegeysto. #sbsaudiopodcast
#122 Asking someone to take your photo (Med) - Learn English #122: Sida Qof Loo Weydiisto Inuu Sawir Kaa Daado (Med) 29.10.2026 8:45
Learn English useful for asking stranger for a little help, including asking someone to take a photo, give directions or help with a bag. - Baro Ingiriisiga maalinlaha ah ee aad qof aadan aqoon ku waydiisan karto kaalmo, sida inuu sawir kaa qaado, kuu tilmaamo jidka ama kaa caawiyo qaadista boorso. Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here. #sbsa...
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 29 Ocotober 2026 29.10.2026 3:50
Warka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Khamiis ah halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
Airport-ka Australia Ugu Cusub oo Laga Furay Galbeedka Sydney 29.10.2026 8:55
Airport-ka ugu cusub Australia oo muddo 50 sannadood ah la hadal hayay ayaa laga furay galbeedka magaalada Sydnyey. Waxaana la filayaa unuu wax weyn ka beddelo safarrada hawada, dhaqaalaha gobolka Western Sydney iyo dhamaan dalkaba. #sbsaudiopodcast
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 28 October 2026 28.10.2026 11:15
Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 28 October 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 28 October 2026 27.10.2026 8:54
Warka Soomaaliya ee saaka oo Arbaco ah naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
Baaqyada Xadaynta Kirada Guryaha oo Isa Soo Taraya Iyo Codbixiyayaasha oo Taageersan 27.10.2026 9:34
Heerka kirada guryaha Australian oo dhan ayaa caqabad ku noqotay dadka kiraystayaasha ah, waxaana la soo jeedinayaa in ay dowladdu xadiddo heerka kor-u-kaca kirada. Codbixiyayaashuna way taageersan yihiin. Halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
Podobne podcasty
Replaio nie jest wydawcą podcastów; nazwy audycji, okładki i audio należą do ich autorów i są rozpowszechniane przez publiczne kanały RSS