SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1124 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Somalia News: Wararka Soomaaliya ee Jimce 26 June 2026 26.06.2026

Wararkii ugu dambeeyey oo Soomaaliya naga soo gaarey maanta (Jimce 26 June 2026), waxaa ka mid ah: Madax-weynaha Soomaaliya Hassan Sh. Maxamuud, Ahmed-Madoobe iyo culimo ka kala hadlay xuska xorriyaddii Soomaalia, Siyaasadda iyo arrimo bulsho.

#113 Talking about winter comfort food (Med) - Learn English #113: Sida Ingiriisi loogaga hadlo cuntada lagu raaxaysto Winter-ka 25.06.2026

Learn English useful for talking about cosy meals and winter comfort food. Practise everyday phrases for describing cravings, warm meals, and food that makes you feel comfortable in cold weather. - Baro Ingiriisi aad kaga hadli karto cuntooyinka lagu raaxaysto xilliga qaboobaha ee Winter-ka. Ku tabo-baro erayo iyo jumlado aad ku sheegto, u xiisidda cuntada, cuntooyinka kulul iyo noocii cunto ah ee...

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 25 June 2026 25.06.2026

Warkarkii Australia iyo caalamka ee Khamiis 25 June 2026 halkan ka dhegeyso

Ronaldo oo noqday cayaar-yahankii koowaad ee lix gool ka dhaliya koobabka adduunka 24.06.2026

Cristiano Ronaldo iyo Luka Modrić ayaa gaadhay guulo taariikhi ah maalintii 13-aad ee Koobka Adduunka, halka Australia-na uu dhaawacii Mathew Leckie dhabar-jab u geystey ka hor kulankoodii muhiimka ah ee Paraguay.

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 24 June 2026 24.06.2026

Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka - Arbaco 24 June 2026

Somalia News: Wararka Soomaaliya ee Arbaco 24 June 2026 23.06.2026

Baaqyo laga diray dagaalkii ka dhacay Adhi-Caddeeye. Shirkii wadatashiga amniga heer dowladda dhexe iyo dowlad-goboleed oo lasoo gabo-gabeeyey iyo Garoowe oo lagu xusay maalinta Olympic-ga, ayaa ka mid wararka maanta.

Isku-badinta iyo dhimashada daroogada oo kor u kacday iyo baaqyo ku aaddan 23.06.2026

Saddex saacadood iyo badh kasta, Australia gudeheeda hal qof ayaa daroogo ugu dhinta. 2500 oo qof ayaa sannadkii 2024 oo keliya u dhintay daroogo, sida ay soo saartay Peninton Institute.

Lix bilood ka dib mamnuuciddii baraha bulshada ee carruurta; Maxaa la gaarey? 23.06.2026

Lix bilood ayaa laga joogaa markii carruurta Australia ee 16 sano ka yar laga mamnuucay baraha bushada. Maxaa is beddeley, dhallin-yaradu’se maxay ka yiraahdeen?

SBS News Somali: Warka Soomaaliga Talaado 23 June 2026 23.06.2026

Qoddobo ka mid wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Talaado ah halkan ka dhegeyso.

SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee Isniin 22 June 2022 22.06.2026

Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey Australia iyo caalamka qaar ka mid ah.

Mexico oo u gudubtay wareegga is-reeb-reebka, iyo Canada oo taariikh dhigtay 19.06.2026

Mexico ayaa noqotay kooxdii ugu horreysay ee u gudubtey wareegga is-reeb-reebka ee Koobka Adduunka 2026, kaddib markii ay 1-0 kaga badisay Kuuriyada Koonfureed maalintii siddeedaad ee tartanka. Dhanka kale, Canada ayaa taariikh dhigtay markii ay Qatar ku garaacday 6-0, taasoo noqotay guushii ugu weyneyd ee ay gaarto koox ka socota Waqooyiga Ameerika iyo Kariibiyaanka ee Koobka Adduunka ragga.

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 19 June 2026 19.06.2026

Halkan ka dhegeyso, wararkii caalamaka iyo Australia ee maanta oo Jimce ah 19 June 2026

Somalia News: Wararka Soomaaliya Jimce 19 June 2026 19.06.2026

Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee aannu maanta oo Jimce ah ka helnay Muqdisho

How do charities and individual fundraisers work in Australia? - Australia Explained: Hay'adaha samafalka iyo deeqo-ururinta Australia sid ay u shaqeeyaan iyo sharciyada 18.06.2026

What are the rules around raising money and charities? How can you ensure you don't get scammed? Here is what you need to know if you're donating, raising money yourself or launching an online crowdfunding appeal. - Waa maxay xeerarka lagu maamulo deeqo-ururinta iyo hay'adaha samafalka? Sideese u hubsan kartaa inaan lagu khiyaamin? Halkan ka dhegeyso wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ogaato ha...

Sida ay kubbadda cagtu dadka ugu samayso is-beddel wacan 18.06.2026

Kubbadda cagtu ma aha oo keliya jimicsi iyo madadaalo. Waxay noqon kartaa aalad loo adeegsadao isu-soo dhoweynta iyo wada-jirka bulshada. Gaar ahaan dadka dhowaan dalka soo galay, ayay qaarkood u noqotaa jid-bixiye u iftiimiya nolosha Australia. Warbxintan ayaa faahfaahinaysa.

Maalintii 6-aad ee Koobka Adduunka: Messi, Mbappé iyo Haaland oo gilgilay garoomada dalka Mareykanka 17.06.2026

Maalintii 6-aad ee Koobka Adduunka ayaa la dhigay taariikho cusub; Lionel Messi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyey ee u safta lix Koob oo Adduunka ah isagoo dhaliyey saddexley, halka Kylian Mbappé iyo Erling Haaland ay min labo gool ku hoggaamiyeen guulo waaweyn oo ay gaareen xulalkoodu.

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Arbaco 17 June 2026 17.06.2026

Warka Af-Soomaaliga ee SBS, Arbaco 17 June 2026

Somalia News: Wararka Soomaaliya Arbaco 17 June 2026 17.06.2026

Wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah halkan ka dhegeyso.

#112 Keeping kids busy | Surviving school holidays (Med) - Learn English #112: Sida Ingiriisi loogaga hadlo mashquulinta carruurta 15.06.2026

Learn English phrases for keeping kids busy during the school holidays. Practise everyday English for talking about children’s behaviour, boredom, and common challenges at home. - Baro erey-baxinnada Ingiriisida ee loo adeegsado mashquulinta carruurta xilliga fasaxa iskuulka. Sidoo kale, baro wadahadalka maalinlaha ah ee ku saabsan dabeecadaha carruurta, caajiska, iyo caqabadaha caadiga ah ee laga...

SBS Somali Program Full - Friday 12 June 2026: Barnaamijkii Jimcaha oo dhan 15.06.2026

Barnaamijkii Jimce 12 June 2026 oo dhammaystiran halkan kaga soo cesho - Wararkii Australia, caalamka, Soomaaliya iyo cayaaraha.

World Cup Daily:  Mexico iyo Korea Republic oo guuleystey maalinkii furitaanka 12.06.2026

Xulalka Mexico iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa ku guuleystey kulamadooda koowaad ee Koobka Adduunka ee FIFA 2026, iyadoo dhanka kalena xulka Socceroos ee dalka Australia uu sii wado diyaar-garowga uu ugu jiro kulanka furitaanka ee Group D oo ay Axadda la ciyaari doonaan dalka Türkiye.

SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Jimce 12 June 2026 12.06.2026

Halkna ka dhegeyso warka maanta oo Jimce ah 12 June 2026

Falanqaynta Horyaalka Kubadda Cagta Adduunka 12.06.2026

Falanqayn xiiso leh oo ku saabsan cayaarihii kubbadda cagta adduunka oo bilaabmay. Labadii kooxood ee furay iyo xog ku saabsan garsoore Omar Abdiqadir Cartan oo Maraykanka laga soo celiyey iyo ballan-qaad loo sameeyey.

Somalia News: Wararka Soomaaliya Jimce 12 June 2026 11.06.2026

Madaxweynaha Cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo xilka la wareegey iyo gudaha Xamar oo lo'da laga mamnuucayo ayaa ka mid ah wararka Soomaalia ee maanta oo Jimce ah.

Xirfaddii qadiimiga ahayd ee dalka Jabbaan (Karate) oo daawo u noqotay walbahaarka casriga ah 11.06.2026

Daraasado dhowaan la sameeyey ayaa muujinaya in ku dhowaad kala bar dhallinyarada dalka Australia ay la tacaalayaan culaysyo dhanka nafta iyo maskaxda ah. Falanqayntan waxaanu ku eegeynaa sida tababarka iyo anshaxa iyo tabo-barka is-difaaca Karate-gu uu dhallinyarada iyo dadka waaweynba uga caawinayo dhisidda adkaysi maskaxeed iyo xasillooni

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.