SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1124 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Khamiis 11 June 2026 11.06.2026

Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee Khamiis 11 June 2026

Are electric vehicles worth it in Australia?| Fuel in Focus - Australia Explained: Baabuurta EV-ga Australia ma u qalmaan in la iibsado?| Fuel in Focus 10.06.2026

Electric vehicles are becoming more common on Australian roads as fuel prices remain unstable and more drivers look for cheaper ways to travel. Here's what you need to know if you are thinking about making the switch. - Wax ka ogow, faa'iidada iyo caqabadaha baabuurta korontada ku shaqeysa ee dalka Australia. Inkasta oo kharashka hore ee iibka EV-gu uu ka sarreeyo baabuurta shidaalka , haddana khu...

SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Arbaco 10 June 2026 10.06.2026

Wararka Arbacada waxaa ka mid ah: Iran oo loogu baaqay inay la shaqayso hay'adda kormeerta Nukliyeerka ee IAEA, iyo hoggaamiyaha mucaaradka Victoria, Jess Wilson, oo sheegtay inay guuleysan karto doorashada Victoria oo soo socota.

Somalia News: Wararka Soomaaliya Arbaco 10 June 2026 10.06.2026

Wararkii Soomaaliya ee Arbaco 10 June 2026 halkan ka dhegeyso.

Waalididiinta oo dowladda Ingriiskia ku adkaynaya in ay caruurta ka mamnuucaan baraha bulshada 09.06.2026

Dalka Ingiriiska ayaa laga yaabaa inuu noqda dalkii ugu dambeeyey ee soo roga xannibaado waaweyn oo ku saabsan qaabka ay carruurtu u isticmaalaan baraha bulshada.

SBS Somali News: Warka Soomaaliga Talaado 9 June 2026 09.06.2026

Hoggaamiyaha Victoria, Jacinta Allan ayaa sheegtay in aanay hoggaaminteedu cidhiidhi ku jirin. Ra'yi-ururin la sameeyeyna waxaa laga arkay in xisbiga Labor-ka ee Victoria doorashada November ee sannadkan laga badin doono.

Dadka ku xiran xabsiyada ICE ee Maraykanka oo cuntada ka soomay iyo heerka is-dilkooda oo sarreeya 09.06.2026

Warbixintani gaarka ah ee SBS Soomaali waxay daaha ka qaadaysaa xaaladda naxdinta leh ee ka jirta xabsiyada dadka la masaafurinayo lagu hayo ee Mareykanka (ICE). Fashil dhinaca caafimaadka maskaxda ah iyo daryeel la'aan baa laga cabanayaa. Illaa toban qofna way is-dileen.

SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Isniin 8 June 2026 08.06.2026

Iran ayaa wareegyo gantaallo ah u riddey dhinaca Israel. Ingiriiska, Jarmalka iyo Faransiiskuna waxay soo jeediyeen in la is hor-fadhiisiyo madaxweynayaasha Ruushka iyo Ukraine, si loo gaaro xabbad-jojin.

SBS Somali Friday Program: Barnaamkii Jimcaha 5 June 2026 oo dhan 08.06.2026

Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimce 5 June 2026 oo dhammays tiran

What to expect when visiting the veterinarian - Australia Explained: Maxaad filan kartaa marka aad rabbaayaddaada u geyso dhakhtarka xayawaanka-ka? 08.06.2026

Regular veterinary visits play an important role in keeping your pet healthy and happy. Find out what to expect at a veterinary clinic in Australia, from routine check-ups and vaccinations to advice on caring for your pet’s wellbeing. - Warbixintan waxay muujinaysaa muhiimadda ay leedahay in xayawaanka rabbaayadda ah si joogto ah loogu geeyo dhakhtarka (Veterinary) si loo xaqiijiyo caafimaadkooda....

SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Jimce 5 June 2026 05.06.2026

Warka Jimcaha waxaa ka mid, Axmed Al Axmed, oo lagusoo dacweeyey inuu aabbihii darayo (Xuurto) ku qabtay, iyo Donald Trump oo tibaaxay inay sharaf u ahaan lahayd haddii u la kulmi lahaa hogaaamiyaha Iran.

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 5 June 2026 04.06.2026

Dagaalladii ka dhacay Muqdisho iyo wixii ay dhinacyadu ka yiraahdeen.

SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Khamiis 4 June 2026 04.06.2026

Dowladda Federaalka Australia ayaa u jawaabtey Maraykanka oo ku daray dalal ay kusoo rogeen cashuuro dheeraad ah. Israel iyo Hesbollah-na waxay cusboonaysiiyeen heshiis xabbad joojin ah oo ay ku kala saxeexdeen Washington.

SBS Somali News: Warka Soomaaliga ee Arbaco 3 June 2026 03.06.2026

Wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Arbaco ah, 2 June 2026, halkan ka dhegeyso.

Somali News: Wararka Soomaaliya ee Arbaco 3 June 2026 02.06.2026

Sheekh Shariif iyo iyo Xasan Khayre oo ka hadlay debed-bax loo ballansan yahay 4-ta June iyo Baydhabo oo bandow lagu lagu soo rogayo habeenkii.

Kuleyl Ka Daran Kii Hore Ayaa Soo Socda Sida ay Hay’adda Cimilada Adduunku sheegtay 02.06.2026

Warbixin cusub oo ay soo saartay Hay’adda Cimilada Adduunka ayaa ka digaysa in shanta sano ee soo socota ay dunidu wajahayso kulayl hor leh, iyadoo ay u badan tahay in la jabiyo rikoodhadii hore ee heerkulka. Khubaradu waxay sidoo kale ka digayaan saamaynta arrintani ku yeelan karto dadka, deegaanka iyo nidaamyada cimilada, iyagoo ku baaqaya tallaabooyin degdeg ah oo lagu xakameeyo isbeddelka cimi...

SBS News Somali: Warka Australia iyo caalamka ee Talaado 2 June 2026 02.06.2026

Warka Talaadada ee Australia iyo caalamkia waxaa ka mid ah: Shaqaalaha mushaharka yar oo loo kordhiyey. Tirada dadka Australia oo gaartey 28 Malyan iyo Donald Trump oo xabbad-joojin aan dhammays tirnayn ka dhex dhalinaya Hezbollah iyo Israel.

Autism-ku ragga uun u gaar ma aha 02.06.2026

Warbixintani waxay daaha ka qaadaysaa isbeddelka weyn ee ku yimid fahamka Autism-ka. Xaaladdan oo muddo dheer loo ogaa inay ku gaar tahay wiilasha iyo ragga oo kaliya, ayaa cilmi-baarisyo cusubi hadda caddaynayaan inay dumarkana ku dhacdo. Waxaannu falanqaynaynaa dhibaatada haweenka da'da weyn ku ogaada xaaladdooda iyo sida fahamkan cusubi uu noloshooda wax uga beddelay.

SBS News Somali: Warka Isniinta 01 June 2026 01.06.2026

Wararkii maanta oo Isniin ah ee Australia iyo caalamka. Halkan ka dhegeyso

SBS Somali Program Full Friday: Barnaamikii Jimce 29 May 2029 31.05.2026

Waa barnaamijkii Jimcaha 29 May 2026 oo dhammays tiran. Warar iyo warbixinno ka dhegeyso

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga SBS Jimce 29 May 2026 29.05.2026

Toban iyo shan arday ayaa ku dhintay dab ka kacay dugsi ku yaalla dalka Kenya. Qaramada Midoobeyna waxay cambaareeyeen weerarkii ugu dabmeeyey ee ay Israel ku qaadday dalka Lubnaan, iyo warar kale.

Royal Commission loogu baaqay baadhitaanka tacaddiyada loo geysto haweenka oo la isku khilaafay 29.05.2026

Dil dhowaan ka dhacay koonfurta-galbeed ee magaalada Sydney, ayaa dib u kiciyey baaqyo ku aaddan in la sameeyo, guddi baaris oo Royal Commission ah, si wax looga qabto dilalka loo gaysto haweenka

SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee SBS Khamiis 28 May 2026 28.05.2026

Wararkii Australia iyo caalamka oo maanta oo Khamiis ah ka dhegeyso halkan.

#111 Water problems at home? |Talking to a plumber (Med) - Learn English #111: Dhibaatooyinka biyaha guriga? La hadalka tuubiisteha 28.05.2026

Learn English useful for describing plumbing problems at home. Practise everyday phrases for explaining issues, asking about cost, and arranging repairs. - Baro Ingiriisi faa’iido u leh sharaxaadda dhibaatooyinka tuubooyinka biyaha ee guriga. Ku tababaro weedho maalinle ah oo lagu sharaxo cilladaha, iyo sida loo weydiiyo kharashka, laguna habeeyo dayactirka.

A guide to fuel types in Australia | Fuel in Focus - Noocyada shidaalka ee Australia |Fuel in Focus 28.05.2026

Drivers across Australia are paying more at the bowser as fuel prices remain unstable. So does it make sense to go for cheaper petrol options when filling up? The answer depends largely on your engine requirements, as not every fuel works for every vehicle. - Darawallada Australia waxay la kulmaan kor u kac iyo isbedbeddel ku yimaadda qiimaha shidaalka. Doorashada shidaal raqiis ahina waxay ku xir...

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.