SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Somalia News: Wararka Soomaaliya ee Arbaco 27 May 2026 27.05.2026 10:34
Wararka Soomaaliya waxaa ka mid ah Garaad Jaamac Garaad Cali oo sheegay inay kusoo hungoobeen waan-waantii ay ka dhex wadeen mucaaradka iyo dowladda.
SBS News Somali: Warkii Soomaaliga ee Talaado 26 May 2026 26.05.2026 5:17
Qiimaha korontada oo la filayo inuu hoos uga dhaco qaybo ka mid ah Australia. Donald Trump-na wuxuu qaar ka mid ah kuwa ugu tunka weyn waddamada Islaamka u sheegay, inay heshiiska Abraham Accords la saxeexdaan Israel si uu shuruud ugu noqdo heshiis kasta oo la gaaro.
Malaayiin xujey ah oo gudanaya waajibaadka Xajka, iyo kuleyl aad u daran oo ka jira Makka 26.05.2026 7:34
Malaayiin xujey ah oo ka kala yimid waddamada Islaamka ayaa isugu yimid magaalada barakaysan ee Maka ee dalka Sacuudiga, si ay u gutaan waajibka Xajka ee sannadkan, iyadoo uu heerkul-kuna gaarey 48 degrees.
Iibka gawaarida korontada ku shaqeeya ee duugga ah a oo aad u kacay, xilli xataa baabuurta qadiimiga ah loo beddelayo koronto 25.05.2026 8:59
Iibka gawaarida ku shaqeeya korontada ee dalka Australia ayaa bishii Abriil ee la soo dhaafay dhigay rikoor cusub, iyadoo sidoo kale, ay aad u kaceen iibka gawaarida korontada ku shaqeeya ee horey loo isticmaalay.
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Isniin 25 May 2026 25.05.2026 5:43
Warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Isniin ah halkan ka dhegeyso
#110 Trying on shoes (Med) - Learn English #110: Baro Ingriisi - Isku qiyaas kabo cusub 24.05.2026 12:14
Learn English useful for talking about trying on, buying, and finding shoes that fit well. Practise everyday phrases for describing how shoes feel, asking for a different size, and explaining what you are looking for in a comfortable pair. - Baro ereyada iyo weedhaha Ingiriisiga ee muhiimka u ah marka aad kabaha isku qiyaasayso, iibsanayso, ama aad raadinayso kuwo si fiican kuu le'eg. Sidoo kale,...
The Aboriginal flag: History, meaning and recognition - Australia Explained: Calanka Aboriginal-ka - Astaan u Taagan Aqoonsiga iyo Lahaanshaha Dhulka 24.05.2026 13:13
At school, work, council offices or sporting events, you might see a red, black and yellow flag flying beside the Australian national flag. This is the Aboriginal flag, representing the Aboriginal people of Australia and their connection to land, community and stories. - Calanka midabada casaan, madow, iyo huruudda leh ee inta badan laga garab taago calanka qaranka Australia ee goobaha bulshadu, w...
SBS News Somali: Warka SBS ee Af-Soomaaliga Jimce 22 May 2026 22.05.2026 12:00
Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Jimce ah 22 May 2026.
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 22 May 2026 22.05.2026 9:56
Golaha wasiirrada dowlad-goboleedka Puntland oo saaray war-murtiyeed ay ku sheeegeen in aanay aqoonsanayn dowladda uu hoggaamiyo Xassan sheekh Maamuud. Maamulka Gobolka Banaadir-na wuxuu tabo-bar gurmadka degdegga ah u furay 150 shaqaale ah. Ka dhegeyso halkan👇🏾
WHO oo xaalad caafimaad oo degdeg ah ka xaqiijisay Ebol-lada ka dillaacday Congo iyo Uganda 21.05.2026 8:58
Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ku dhawaaqay in faafitaanka xanuunka Ebola ee dalalka Congo iyo Uganda, uu yahay xaalad caafimaad oo degdeg ah caalami ah.
SBS News Somali: Warka Khamiis 21 May 2026 21.05.2026 4:56
Wasiirka Arrimaha debedded Australia ayaa "Wax naxdin leh oo aan la aqbali karin" ku tilmaantay muuqaal la baahiyiey oo muujinaya Wasiirka Amniga ee Israel oo si aan wacnayn ula dhaqamaya u-dhaqdhaqaaqayaal ay ka qabteen bad-weyn.
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Arbaco 20 May 2026 20.05.2026 9:42
Wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka halkan ka dhegeyso.
Somalia News: Warkii Soomaaliya ee Arbaco 20 May 2026 20.05.2026 11:21
Sheekh Shariif, Abdishakur Warsame, iyo Xassan Khayre maxay ka yiraahdeen xaaladaha ku gadaaman xukuumadda Soomaaliye ee waqtigeedii dhammaaday?
Tubaakada sharci-darrada ah oo uu Aqalka Sare ee Senate-ku oo bannaanka soo dhigay saameynteeda xun 19.05.2026 12:09
"Waa wax laga xumaado in shirkadaha tubaakada lagu martiqaaday inay ka qaybqaataan baaritaankan, iyadoo albaabadu u xiran yihiin, kamaradahana la damiyey, iyadoo aan xataa magacyada markhaatiyada la sheegin"
SBS News Somali: Warkii Soomaaliga ee SBS Talaado 19 May 2026 19.05.2026 4:51
Masaajid ku yaalla San Diego - USA, ayaa lagu dilay saddex qof. Australiana waxay ka arrinsanaysaa cudurka Ebola ee ka dillaacay waddammo Africa ka mid ah.
Warbixin cusub oo dalbanaysa qorshe qaran oo lagu maamulo AI-da laga isticmaalo goobaha shaqada 18.05.2026 10:30
Maqaalkani wuxuu falanqaynayaa saamaynta baaxadda leh ee tiknoolajiyadda casriga ah ee AI-du ku yeelanayso suuqa shaqada ee dalka Australia, isagoo miisanka saaraya fursadaha cusub iyo cabsida laga qabo in farsamadan ay meesha ka saarto boosaska shaqaalaha
SBS News Somali: Warka SBS ee Soomaaliga Isniin 18 May 2026 18.05.2026 5:19
Dal Afrikaan ah oo uu ka dillaacay cudurka Ebola iyo Maraykanka iyo Israel oo la sheegay inay isu diyaarinayaan weerar cusub oo ay ku qaadaan Iran ayaa ka mid ah wararka Australia iyo caalamka ee maanta.
SBS Somali Program Friday Full: Barnaamijkii Jimce 15 May 2026 18.05.2026 44:02
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 15 May 2026 oo dhammays tiran oo laga reebay xayaysiisyadii.
SBS News Somali: Warkii Soomaaliga Jimce 15 May 2026 15.05.2026 11:21
Warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Jimce ah 15 May 2026
Dib-u-habayntii xayaysiiska khammaarka oo lagu tilmaamay mid 'Fuleynimo' ah 15.05.2026 8:55
Dowladda federaalka aya ugu dambayntii xaqiijisay, inay soo saarayso sharciyo lagu xakamaynayo xayaysiisyada khamaarka, gaar ahaan kuwa internetka. Shirkadaha khamaarka ee Australia ayaa laakiin, si weyn uga hor yimid qorshaha dowladda, iyagoo sheegay inay isbeddeladan dhaawac u geysanayaan ganacsigooda.
Somalia News: Warkii Soomaaliya Jimce 15 May 2026 15.05.2026 10:38
Natiijadii doorashada qof iyo cod ee ka dhacday Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa la shaaciyey. Dhegeyso sidii loo kala helay kuraasta wakiillada iyo kuwa golaha deegaannadaba.
Tips to manage financial stress | Fuel in Focus - Australia Explained: Talooyin ku saabsan sida loo maareeyo culayska dhaqaale | Fuel in Focus 14.05.2026 6:47
Australia's petrol and diesel prices remain under pressure. The RBA’s decision to hike the cash rate this month is adding to the financial strain facing many households. We look at some free and independent support services that are available to help people manage financial stress. - Qiimaha Batroolka iyo naaftada ee dalka Australia ayaa weli ku jira xaalad adag. Go’aanka Bangiga Dhexe ee Australi...
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 14 May 2026 14.05.2026 5:23
Waa warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Khamiis ah: 14 May 2026
SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee Talaado 12 May 2026 12.05.2026 4:18
Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Talaado ah 12 May 2026
Somalia News: Warkii Soomaaliya Talaado 12 May 2026 12.05.2026 12:57
Warka Soomaaliya ee maantu wuxuu ka kooban yahay xogta doorashadii qof iyo cod ahayd ee ka dhacday dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Maxayse dowladda iyo mucaaradku ka yiraahdeen?
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.