SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
SBS News Somali: Warka Soomaaliga Isniin 11 May 2026 11.05.2026 4:32
Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Isniin ah 11 May 2026
SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii Jimce oo dhan 8 May 2026 11.05.2026 54:46
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 8 May 2026 oo dhammaystiran
SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga ee Jimce 8 May 2026 08.05.2026 12:15
Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka - Jimce 8 May 2026
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 8 May 2026 08.05.2026 11:56
Warka Soomaaliya waxaa ka mid ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo amray in si ku-meel-gaar ah loo joojiyo burburnta iyo bannaynta dhulka danta guud ee Muqdisho.
#108 Talking about the cost of living - Learn English #108: Ku baro Ingiriisi sida looga hadlo kor-u-kaca qiimaha nolosha 07.05.2026 10:00
Learn English useful for talking about money, expenses, and financial pressure. Practise everyday phrases for describing rising costs, managing a budget, and explaining financial challenges. - Baro luqadda Ingiriisiga ee muhiimka u ah ka hadalka lacagta, kharashaadka, iyo culayska dhaqaale. Ku celceli weedho nolol-maalmeedka ah oo lagu qeexo sare-u-kaca qiimaha nolosha, maaraynta miisaaniyadda, iy...
WHO: HantaVirus lama mid aha COVID iyo rakaab laga daad-gureeyey markabkii 07.05.2026 8:55
Saddex qof ayaa u dhintay fayrastan ka dillaacday markabka gudihiisa. Laba bukaan oo uu ku dhacay Hantavirus-tu iyo qof saddexaad oo looga shaki qabon, ayaa laga soo saaray markabka, loona duuliyey dalka Netherlands si loogu daweeyo,
SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee Khamiis 7 May 2026 07.05.2026 4:47
Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee Khamiis 7 May 2026
Biraha culus iyo Macdanta Qaaliga ah: Australia iyo Japan oo kala saxiixday heshiisyo dhinacyo badan leh 07.05.2026 12:05
Ra’iisul Wasaaraha dalka Japan, Sanae Takaichi, ayaa booqasho markii ugu horreysay ku timid Australia, tan iyo markii ay qabatay hoggaanka dalkaas.. Ra'iisul Wasaare Anthony Albanese ayaa sheegay in ay booqashadani xoojin doonto xiriirkaas fog, gaar ahaan xilligan oo ay jiraan, welwel dhanka tamarta ahi iyo xasillooni darro ku timid nidaamka caalamiga.
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Arbaco 6 May 2026 06.05.2026 11:39
Warkii Australia iyo caalamka ee Australia halkan ka dhegeyso - Arbaco 6 May 2026
Are you prepared for Australia’s flu season? - Australia Explained: Diyaar ma u tahay xilliga hargebka ee Australia? 06.05.2026 12:01
Influenza is a highly contagious viral infection. As flu season begins in Australia, here’s what you need to know to protect yourself, your family and the most vulnerable in our community. - Hargabku (Influenza) waa caabuq fayras ah oo si aad u fudud laysugu gudbiyo. Waxaana hadda la galay xilligii hargebka. Halkan ka baro wax kasta oo aad u baahan tahay si aad u difaacdo naftaada, qoyskaaga, iyo...
#109 Talking about ageing parents (Med) - LEARN ENGLISH: #109 Ka hadlidda waalidka waayeelka ah 05.05.2026 10:49
Learn English useful for talking about ageing parents and family responsibilities. Practise everyday phrases for describing challenges, offering help, and discussing how to support parents. - Baro luqadda Ingiriisiga ee waxtarka u leh ka hadalka waalidiinta gaboobaya iyo mas'uuliyadaha qoyska. Isku tijaabi weedho dabiici ah oo loo adeegsado sharraxaadda caqabadaha horyaalla waalidiinta, bixinta ka...
Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 6 May 2026 05.05.2026 10:07
dhegeyso warka Soomaaliya oo maanta oo Arbaco ah, 6 May 2026, naga soo gaarey Muqdisho
Xisbiga Coalition-ku ma luminayaan kuraasta miyiga Australia? Maxay doorashada Farrer ka dhigan tahay? 05.05.2026 11:21
Maadaama ay xisbiga One Nation iyo musharaxyada madax-bannaani, ay ku horreeyaan tartanka, ayaa waxa ay codbixiyayaasha deegaankaasi hadda muujinayaan niyad-jab ay ka qabaan xisbiyadada waaweyn.
SBS News Somali: Warka Talaado 5 May 2026 05.05.2026 5:01
Halkan ka dhegeyso warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo Talaado, 5 May 2026
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Isniin 4 May 2026 04.05.2026 5:03
Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Insiin ah 4-ta May 2026
Women’s legal services in Australia: Understanding your options - Australia Explained: Adeegyada Sharciga ee Haweenka Australia: Baro Xuquuqdaada 04.05.2026 13:53
Workplace discrimination, gender-based violence and financial inequality—these are just some of the reasons why women need dedicated legal services. You don’t have to navigate the legal system alone. In Australia, free legal services exist to advocate for vulnerable women in ways that are safe, confidential and culturally appropriate. - Takoorka goobaha shaqada, tacaddiyada ka dhanka ah haweenka,...
SBS Somali Program Friday Full: Barnaamijkii Jimce 1 May 2026 oo dhan 03.05.2026 53:42
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 1 May 2026 oo dhammays tiran oo xayaysiiskii laga reebay.
Tips to reduce petrol costs | Fuel in Focus - Australia Explained: Sida loo yareeyo kharashka shidaalka iyo talooyin waxtar leh|Fuel Focus 01.05.2026 7:25
Rising fuel prices are putting pressure on household budgets across Australia, and for many people, it’s changing the way they travel. So what can you do to reduce your fuel costs without giving up your daily routine? Here are some simple, practical ways to save money on petrol. - Qiimaha shidaalka ee sii kacaya ayaa culays weyn ku haya miisaaniyadda qoysas badan oo ku nool Australia—taas oo dad b...
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 1 May 2026 01.05.2026 10:49
Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee Jimce 1 May 2026
Somalia News: Warka Soomaalia Jimce 1 May 2026 30.04.2026 9:54
Xubnaha mucaaradka Qaranka oo la shiray odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. Golaha wasiirrada maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa iyaguna shir yeeshay iyo booliiska maamul-goboleedka Waqooyi Bari oo qabtay nin ay ku eedeeyeen ganacsi maandooriye.
Xasuuqii Port Arthur 30 Sano ka dib: Weli Ma la xakameeyey Hubka Australia? 30.04.2026 13:06
Ku dhowaad 30 sannadood ayaa laga joogaa, markii toogaasho-wadareed lagu dilay 35 qof, ay ka dhacday tuulada Port Arthur oo ku taalla koonfurta Tasmania. Welise ma la xakameeyey hubka Australia?
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 30 April 2026 30.04.2026 5:37
Halkan ka dhegeyso warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka: Khamiis 30 April 2026
SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Arbaco 29 April 2026 29.04.2026 11:25
Halkan ka dhegeyso wararkii Arbacada ee Australia iyo Caalamka 29 April 2026.
Somalia News: Warkii Soomaaliya Arbaco 29 April 2026 29.04.2026 9:54
Halkan ka dhegeyso warkii maanta oo Arabaco ah naga soo gaarey Soomaaliya
Waraysi: Hassan Jama - Maamulihii laanta Af-Soomaaliga idaacadda SBS oo shaqadii ka tegey 28.04.2026 17:04
Hassan Jama, maamulihii laanta af-soomaaliga ee idaacadda SBS ee Australia ayaa 13 sannadood ka dib ka ruqsaystay shaqadii idaaccada. Waraysigan ayaanu ku weydiinney sababta.
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.