SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1124 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Talaado 28 April 2027 28.04.2026

Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo caalamka ee Talaado 28 April 2026

The overlooked story: Aboriginal and Torres Strait Islander service on ANZAC Day - Dhibbanayaashii la illaaway: Kaalinta dadka Aboriginal-ka iyo kuwa Torres Strait Islander ee xuska ANZAC Day 28.04.2026

Each year Australians gather on ANZAC Day to remember those who served in wars, conflicts and peacekeeping missions. But whose stories are we remembering? Are there stories we don’t always hear? In this episode we explore an important part of Australia’s history that has often been overlooked—the service of Aboriginal and Torres Strait Islander peoples. - Maalinta la yiraahdo, ANZAC Day waa mid ka...

Oohin lagu shaqaysto: Maxay dadka Kenya u kireystaan dad u ooya ehelkooda geeriyooday? 28.04.2026

Dalka Kenya, qaar ka mid ah qoysaska ayaa marka uu qof ka geeriyoodo, soo kireysta baroordiiqayaal xirfad u leh, oo ku xoogsada, oohinta iyo murugada.

SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Isniin 27 April 2026 27.04.2026

Ninkii lagu eedeeyey isku-dayga inuu khaarajiyo Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa caawa la hor keenayaa maxkamad ku taal magaalada Washington.

SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii JImcaha oo dhan 24 April 2026 27.04.2026

Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 24 April 2026 oo dhammays tiran

Cilmi baaris: Isbeddelka qabashada walxaha ee cir-bixiyeennada marka ay hawada sare joogaan 26.04.2026

Koox cilmi-baaryaal ah ayaa dersey 11 cir-bixiyeen, waxayna ogaadeen inay sameynayeen khaladaad xagga qabashada walxaha ah markay ka soo laabteen hawada sare. Markii hore, cir-bixiyeennadu si khaldan ayay u qiyaasayeen inta uu le’eg yahay culayska ama xoogga ay tahay inay walax ku qabtaan, balse muddo kooban ka dib, waxay la qabsadeen jawiga iyagoo dib ugu laabtay qaabkii caadiga ahaa ee ay wax u...

U doodayaasha oo soo dhoweeyey in qubeyska looga dhigo lacag-la'aan waayeelka xarumaha daryeelka 26.04.2026

Dowladda oo wax weyn ka beddeli doonta nidaamka NDIS, laakiin aqbashay inay bixiso kharashka qubeyska ee dadka waayeelka ah ee u qalma nidaamka.

Tallaalka RSV oo bilaash looga dhigay dadka waayeelka ah ee Australia 24.04.2026

Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday barnaamij tallaal oo lacag-la’aan ah, oo loogu talogalay dadka waayeelka ah ee Australia, si looga badbaadiyo fayraska khatarta ah ee la yiraahdo RSV.

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 24 April 2026 24.04.2026

Warkii Australia iyo caalamka ee Jimce 24 April 2026 halkan ka dhegeyso.

Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 24 April 2026 24.04.2026

Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Jimce ah - 24 April 2026

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 22 April 2026 22.04.2026

Wararka maanta waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay in uu dalkiisu kordhin doono xabbad-joojinta ay horey ula qaateen Iran. Iran-na waxay dalalka Khaliijka ugu gooddidey inay burburin doonto soo-saarka shidaalkooda haddii uu Maraykanku kasoo weeraro dalalkooda.

Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 22 April 2026 22.04.2026

Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah, 22 April 2026

Tacsi: Ahmed Abdillahi Mohamed (Brigato) 21.04.2026

Ilaahay ha u naxariiste'e, Axmed Cabdillaahi Maxamed oo ku magac dheeraa Brigato, ayaa Isniintii shalay ee 20 Febraayo 2026 lagu aasay Xabaalaha Rockwood Cemetery. Halkana ayaad ka dhegeysan kartaa tacsida

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Talaado 21 April 2026 21.04.2026

Halkan ka dhegeyso warkii Talaadada 21 April 2026 ee Australia iyo Caalamka

Uber oo kordhisay qiimaha safarka, shidaalka qaaliga ah awgii 16.04.2026

Rakaabka Uber-ka ee guud ahaan Australia, ayaa lagu soo rogey lacag dheeraad ah oo dhan shan senti (5c) halkii kiiloomitirba, laga bilaabo 15-kii April ilaa 8-da bisha Juun. Wax ka ogow sababta.

SBS News Somali:Warka Af-Soomaaliga 16 April 2026 16.04.2026

Dab ayaa qabsaday mid ka mid ah labadii wershadood ee ugu dambeeyey Australia ee shidaalka sifeeya.

Cambaarayn xooggan oo ka dhalatay qorshaha cusub ee socdaalka ee uu soo bandhigay Angus Taylor 16.04.2026

Hoggaamiyaha mucaaradka, Angus Taylor, ayaa qeexay qorshihiisa uu dalka kaga saarayo soo-galootiga haddii aysan muujin waxa uu ugu yeeray "qiyamka Australia." Taylor ayaa si gaar ah u beegsaday qaxootiga Falastiiniyiinta ah ee magangalyada ka raadsanaya dalkan.

SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Arbaco 15 2026 15.04.2026

Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka ee maanta

Griig-ga oo ku biiraya dalalka carruurta ka mamnuucaya baraha bulshada 14.04.2026

Giriigga ayaa hadda soo jeediyey in carruurta ka yar 15 sano laga mamnuuco baraha bulshada. Giannis Bittis ayaa aaminsan in ay tallaabadani go'doomin doonto jiilkiisa, isagoo sharraxaya saameynta ay ku yeelan karto saaxiibtinimada carruurta.

Dayax-gacmeedkii Artems 2 oo dayaxa kusoo wareegey dhulkana kusoo noqday 14.04.2026

Cirbixiyeennadii Artemis 2 ee hay’adda NASA ayaa dib ugu soo laabtay dhulka, ka dib markii ay taariikh cusub ka dhigeen socdaalkoodii ay ku tageen dhabarka dambe ee dayaxa.

India oo tiro-koobeysa 1.4 billion oo of 14.04.2026

Dalka India ayaa qorshaynaya inuu qabto tirakoobkii ugu weynaa ee ka dhaca aduunka, kaas oo lagu tirinayo dad tiradooda lagu qiyaasay 1.4 bilyan oo qof (hal bilyan iyo afar boqol oo kun oo qof)

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Isniin 13 April 2026 13.04.2026

Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka ee Isniin 13 April 2026

Thinking of a career change? Here are some tips and options to consider - Australia Explained: Shaqo cusub iyo bilow cusub: Sida loo beddesho xirfaddaada shaqo ee dalka Australia 13.04.2026

Looking to step into a new career? You're not the only one, the stats suggest. No matter your age, background or whether English is your first language, a career change at some point is almost inevitable nowadays. In Australia, support is available to help you through the process. - Ma hiigsanaysaa inaad u gudubto xirfad shaqo oo cusub? Kaligaa ma tihid, marka loo eego xogta iyo tirokoobyada dalka...

SBS Somali Friday Program Full: Barnamijkii Jimcaha oo dhan 10 April 2026 12.04.2026

Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 10 April 2026 oo dhammays tiran. Ka hel warar iyo warbixinno muhiim ah.

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 10 April 2026 10.04.2026

Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka ee Jimce 10 April 2026

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.