Sveriges Radio
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Author
Sveriges Radio
Category
Podcast website
Latest episode
Jul 10, 2026
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Wararka Raadiyaha Iswiidhan 04.06.2026 2:19
- Sicir-bararka oo kordhayboqolkiiba 0.8 bisha Maajo. - Dambiilayaasha la xukumay oo loo rari doono Estonia. - Mootooyinka korontada oo shilku ku badan yahay.
Wararka Raadiyaha Iswiidhan 03.06.2026 2:06
-Kala bar dadka iswiidhishku waa ku qanacsan yihiin xiriirka gogosha. -Gudoomiyaha baarlamanka oo diiday dib ugu codayntiinii muwaadinimada. -Xisbiga Vänster-ka oo mushariixiin ka saaray liiska doorashada soo socota.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 02.06.2026 2:01
Degmada Köping ayaa digniin (varsling) siisay 25 shaqaale oo ka shaqeeya xanaanada carruurta. Qof ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu ka qayb qaatay urur argagixiso. Dhammaan dabaaldegga ardayda ka qalinjabineysa dugsiga sare iyo kharashka 1.8 bilyan.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 01.06.2026 3:17
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ragga haya jagooyinka sare waxay qaataan fasax waalidnimo oo aad uga gaaban kan haweenka la midka ah. Shaqo la’aanta Sweden way yaraynaysaa – laakiin ma khusayso dadka shaqo la’aanta ahaa muddo ka badan hal sano. Awoodda wax‑iibsiga hawlgabka oo korodhay.
Wararaka Raadiyaha Iswiidhan 29.05.2026 2:55
- Hanti badan ayaa lagu qabtay hawlgal qarsoodi ah oo laga sameeyay garoonka Arlanda. -Katja Nyberg (SD) ayaa laga eryay shaqadii booliska. -Wiil 18 sano jir ah ayaa loo haystaa dambi iskuday dil.
Wararka maanta iyo Iswiidhen 26.05.2026 2:20
Qashinka uu isticmaalo qofka oo hoos u dhacay Sweden. Dabab dhowr jeer ka kacay dhulal ku yaala Upplands Väsby iyo fannaanada Zara Larsson oo ku guuleysatay abaal marino Mareykan ah
Wararka maanta iyo Iswiidhen 25.05.2026 2:28
Wiilkii yaraa ee lagu weysanaa nawaaxiga Umeå oo laga helay meel 20 daqiiqo u jirta gurigooda. Tiradda dadka dhuuqa sigaarka oo aad hoos ugu dhacday iyo militeriga oo 1000 mooto iibsanaya.
Wararka maanta iyo Iswiidhen 22.05.2026 2:26
Roobab mahiigaan ah oo laga digay qeybo ka mida Norrbotten. 17 jir lagu helay dambiyo culus oo kufsi ka mid yahay iyo shaqaalaha adeega bulshada oo sheegay in loo hanjabo
Wararka maanta iyo Iswiidhen 21.05.2026 2:48
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Booliska oo ka degaya in wararka beenta xilli dalka martigelinayo shir weyn oo Nato ah. Qaar ka id ah cudurada galmada oo aad ugu dhex faafay Yurub sannadahan iyo digniin gabaabsi biyo
Wararka raadiyaha Iswiidhen 20.05.2026 3:21
Iswiidhish ku sugan Uganda iyo Kongo- Kinsha xilli cudurka Ebola halkaas ka jiro. XisbiyadaTidö oosoo jeediyay in dugsiyada laga hirgeliyo baaritaanada cadaadiska sharaf dhowrka. 35 jir ah dacwad loogu soo oogay dil Göteborg ka dhacay.
Wararka raadiyaha Iswiidhen 19.05.2026 2:20
Boolis ku dhaawacmay ciyaar dhexmartay labbo kooxood oo Göteborg ah. Xisbiyada Tidö oo diiday in codbixin kale loo sameeyo xiisadii ka dhacay Baarlamanka. Xulka Xeegada Barafka Iswiidhen oo guul darro culus la kulmay.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 18.05.2026 2:02
Ciyaar muhiim oo Sweden sugeysa Koobka Adduunka ee hockeyga. Shirkadda Ikea ayaa weli sii wada dhimista shaqaalaha. Hoos u dhac ku yimid qiimaha lacagta karoonka Iswiidhen.
Wararka maanta iyo Sweden 15.05.2026 2:37
Waalidiin loo hayo cunugooda yar oo laga helay maandooriye. Markabka shihsyee oo loo hayo tuhuno iyo SD oo dooneysa in Raadiyaha Sweden iyo SVT u guuraan Kista
Wararka Raadiyaha Iswiidhan 13.05.2026 2:20
- Sicir-bararka oo hoos udhacay bisha Abriil inkastooqiimaha shidaal ku kacay. - Nin maxkamad lasoo taagay oo lagu tuhunsanyahay dambiyo uu fuliyay foxtrot. - Qof kale oo iswiidhish ah oo la karantiilay sabab la xiriirta hantivirus-ka
Wararka maanta iyo Iswiidhen 12.05.2026 2:49
Kooxaha dambiyada oo ku dhex fiday adeegyada nolol wanaaga. Warbixin laga soo saaray shilkii taraamka Göteborg iyo weerarkii waxbarashada jaamacadaha oo la joojiyay
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 11.05.2026 2:24
Tiro rikoor ah oo dabaaldegaysa 60 sano oo guur ah Ku dhowaad dhammaan qaxootigu waxay qaateen SFI Booliiska: Hal koox gaang oo keliya ayaa hadda xooggan
Wararka raadiyaha Iswiidhen 08.05.2026 1:48
Bulaacadihii kanaalada Malmö oo si kmg ah loo hagaajiyey. SMHI oo ka digeysa khatarka dab ka kaca in badan oo dalka ka mid ah. Wiil ka tirsan Naasiyiinta Internet-ka oo qorsheynayey in uu waxyeeleeyo geeysto oo la qabtay.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 07.05.2026 1:37
Dulsaarka oon waxba laga beddelin In ka badan 300 siyaasi oo lala xiriirinayo kooxaha dambiyada ku howlan Qiimaha batroolka iyo naftada oo hoos u dhacay
Wararka raadiyaha Iswiidhen 06.05.2026 2:06
Duulimaadyada oo bishii Abriil ay kordheen. Dad dacwad lagu soo oogay dembi la xirriira Maandooriye la qabtay. Labbo nin oo 25 jiro ah oo xabsiyo kala duwan lagu xukumay, dil labbo geesood ah oo Biskopsgården ka dhacay.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 05.05.2026 2:07
Alaabta carruurtu ku ciyaarto oo laga joojiyey iibka kaddib markii la helay digniin asbest AIK Fotboll: Dambiilayaal isku dayay inay carruur ku tashkiiliyaan dambiyo Keydi biyaha Malmö.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 04.05.2026 1:56
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo baarlamanka kulan ugu yeeray Shilalka baaskiillada oo ay ku bataan dhaawacyo halis ah Qiimaha cuntada oo hoos u dhacaya.
Wararka Raadiyaha Iswiidhan 30.04.2026 2:01
- Hogaamiyayaasha kooxeed ee xisbiyada oo shir isugu imaanaya. - 800 siyaasi oo u sharaxan baarlamanka ayaa dambiyo galay. - Amaanka safaarada iran ee sweden oo la kordhiyay
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 29.04.2026 1:57
Nin 23 jir ah oo lagu xukumay xabsi daain dambiyo la xirriira fal-danbiyeed. Meelo badan oo Iswiidhen oo ay ka jiraan khataro dab oo weyn. Swedbank oo dhimeeysa tirada shaqaalaheeda.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 28.04.2026 1:40
Shirkad ku taal Skåne ayaa lagu tuhunsan yahay inay Ruushka u dhoofisay kiimiko mamnuuc ah Hooyo la dilay Xukunnada xabsiga oo kordhay, muddadooduna sii dheeraatay
Wararka Raadiya Iswiidhen 27.04.2026 2:38
Koror weyn oo ku yimid heerka waxbarashada haweenka tan iyo 2000 meeyadii Dowladda oo bixineysa 2.7 bilyan oo gargaar baniaadamnimo ah Kharashka ilmaha oo si xawli ah kor ugu kacay
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.