Sveriges Radio

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

News SO ↓ 500 episodes

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz

Author

Sveriges Radio

Category

News

Podcast website

www.sverigesradio.se

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Wararka Raadiyaha Iswiidhen 24.04.2026

Guddoomiyaha haweenka Liberalerna ayaa iscasilay Wiil dhallinyaro ah mar dambe looma tuhunsana hanjabaad dugsi Cudurka matagga jiilaalka oo ka dambeeyay dillaaca xanuunka caloosha ee Lerum

Wararka Raadiyaha Iswiidhan 23.04.2026

- Wiil 15 -jir ah oo loo qabtay cabsi galintii skuulada Borlänga. - Hooyo lagu xukumay saddex sano iyo lix bilood oo la fasaxay. - Dadka khamriga toos uga soo gata soo saarayaasha oo cabis badan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan 22.04.2026

- Aaga amniga Östermalm oo lasoo afjaray. - Nin 80 jir ah oo hub lagu qabtay. - Dadka Sami-ga oo raba in duulimaadyada buuraha Kiruna laga mamnuuco.

Wararka raadiyaha Iswiidhen 21.04.2026

Haweeney dacwo loogu soo oogay mindi ay ku weeratay haweeney kale oo tirsan adeegga guriga ee hemtjänt-tiga. Dhakhtar ku adkaystay in nin qaba autism uu salaamo. Tareennada oo ku yimaada wakhtigii loogu talagalay.

Wararka raadiyaha Iswiidhen 20.04.2026

Qiimaha kafeega oo la filayo inuu hoos u dhaco, Canshuur celinta ee warqad ahaanta oo ay tahay in kama dambeys lagu rido santuuqa maalinta Arbacada. Gabdho 20 meeyo jiro ah oo xabsi lagu xukumay.

Wararka raadiyaha Iswiidhen 17.04.2026

Boqor Carl XVI Gustaf oo Yukareyn tagay. KD oo doonaya in la baabiiyo bilaha aabaha loo qoondeeyey .Adeegga caafimaadka oo lagula talinayo inuusan isticmaalin daawada Alzheimers ee Iswiidhan lagu soo saaray ee Lecanemab.

WARARKA RAADIYAHA ISWIIDHAN 16.04.2026

- Xukuumada oo gudbisay hindisaha kusaabsab da`da dambiga -Nin lagu eedeeyay dilka xaaskiisa - Daawooyinka cayilka iyo macaanka oo aad loo isticmaalo

Wararka raadiyaha Iswiidhen 15.04.2026

Qof loo xiiray qarax ka dhacay bartamaha Geneta ee Södertälje. Qiimaha Shidaalka oo weli isbed-bedalaya. Garaadka Macmalka ee AI-da oo ogaan karto dadka halista ugu jira inuu ku dhacdo kansarka maqaarka.

Wararka raadiyaha Iswiidhen 14.04.2026

Macalin afka carruur ka sharooteyey oo dembi lagu waayey. Ereyga Lagom oo noqday ereygag ugu fiican. Nin loo xiray dil ka dhacay Helsingborg.

Wararka raadiyaha Iswiidhen 13.04.2026

Siyaasi degmo oo ka tirsan xisbiga SD oo kufsi loo heeysto. Lufthansa oo baajisay duulimaadyada Waqooyiga Yurub. Reza Pahlavi oo maanta khudbad ka jeedinaya baarlamanka Sweden.

Wararka raadiyaha Iswiidhen 10.04.2026

Dhaqaalaha Iswiidhen oo weli si dhab ah u kobcin. Bam gacmeed ku qarxay bartamaha Göteborg. Saddex muwaadin oo ku dhintay duqeynka dhacday Koonfurta Lubnaan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan 09.04.2026

-Laba nin iyo naag ayaa lagu xukumay xukun xabsi oo dheer. - Qalabka wadnaha lagu kiciyo oo hada kadib laga arki karo Appka-SOS. - Haweenay nadiifiso ku shaqayso oo la khiyaamay.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan 08.04.2026

- Cashuurta bensiinka iyo naaftada oo la dhimi doonaa. - Cunug 16 jir ah oo lagu qabtay Denmark. - Xarunta gaadiidka oo warqad budo ku jirto loo soo diray .

Wararka Raadiyaha Iswiidhen 07.04.2026

Sicir-bararka Arday AI-da wax ku khiyaanta !uraac luqadeed ka mida miisaaniyadda guga

Wararka Raadiyaha Iswiidhen 02.04.2026

Booliis aad u badan oo xaadir ku noqonaya Malmö inta lagu jiro ciidda fusxiga Dumar dacwad lagu soo oogay Waajibka wargelinta ee HIV waa in la baabiiyaa

Wararka Raadiyaha Iswiidhan 01.04.2026

Socialdemokrate-ka oo dalbanaya in ay xukuumadu qorshe hawleedka AI soo bandhigto. Lacag badan oo hey`ada hawlgabku soo celiso. Kansarka haddii si degdeg ah loo daaweeyo dad badan baa badbaadi kara.

Wararka raadiyaha Iswiidhen 31.03.2026

Xukuumadda oo miisaaniyadda guga ku dareysa 250 milyan si dhallinyarada loogu helo shaqo xagaaga. Sannadkii hore waxaa kordhay qabashada kastamka ee boqoshaada loo arko maandooriye. Bangiyada oo kor u qaaday dulsaarka amaahda guryaha ee isbeddela.

Wararka raadiyaha Iswiidhen 30.03.2026

Nin 60 meeyo jir lagu soo oogay dacwad culus oo ku saabsan ka ganacsi galmo. Dugsiga sare ee Kristinegymnasiet ee Falun oo waxyeelo soo gaartay. Iyo cadaadis hawo oo hooseeya oo ku soo wajahan Sweden.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan 27.03.2026

Habeenka Sabtida iyo Axadda u dhexeeya saacadda ayaa saacadda la beddelayaa Howl-gal iibsi galmo oo la fuliyey 19 jir xukun lagu sii adkeeyey

Wararka raadiyaha Iswiidhen 26.03.2026

Gabdho dayar oo lagu tuhunsan yahay toogasho kala duwan oo Sweden ka dhacday. Centerpartiet oo soo jeedisay qorshe cusub oo fududeynaya helida jinsiyadda Sweden. Nin 40 meeyo jir ah oo horey kufsi loogu xukumay oo la sii daayey.

Wararka raadiyaha Iswiidhen 25.03.2026

SEB oo dulsaarka guryaha kordhinaya. Dagaalka Iiraan oo hoos u dhigaya dhaqaalaha. Haweeney xabsi loo dhaadhiciyey.

Wararka raadiyaha Iswiidhen 24.03.2026

Madaxii hore ee maaliyadda gobolka Västerbotten oo xabsi la dhigay. 16 jir qirtay dil ka dhacay banaanka masjid ku yaalla Örebro. Nin lagu dhaawacay toogasho ka dhacday Solna.

Wararka raadiyaha Iswiidhen 23.03.2026

Aaga loo yaqano Diplomatstaden ee ku taalla Östermalm oo noqon doonto Aaag amni. Farqi boqolaal karoon ah oo u dhaxeeya bangiyada kala duwan ee qidmada ka qaada macaamiishooda.

Wararka raadiyaha Iswiidhen 20.03.2026

Suuqa saamiyada Stockholm oo kor u kaca marna hoos u dhaca. Baadari lagu soo oogay dacwad ku saabsan muuqaallo galmo oo carruurta ah.

Wararka raadiyaha Iswiidhen 19.03.2026

Bankiga dhexe oo dulsaarka waxba ka badelin. Baarlamaanka oo kulan gaar ah yeelanaya xagaaga. Haweeney Iswiidhish oo ku dhaawacantay Imaaraadka.

Listen to the Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.