Sveriges Radio
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Author
Sveriges Radio
Category
Podcast website
Latest episode
Jul 10, 2026
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 18.03.2026 2:03
SAS: Ugu yaraan 1 000 duullimaad oo baaqanaya Abriil Inta qof ee maalintii koowaad diray deklarationen 28 carruur horleh oo si khaldan loogu sheegay inay caafimaad qabaan ayaa la helay dib ayaa loo baarayaa
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 17.03.2026 2:44
USA oo aad hoos ugu dhacday dhanka dimuqraadiyadda Ku dhowaad 40,000 qof oo Iswiidhisha ah oo lumiyay laysink sannadkii hore Cillado farsamo oo ku habsaday hay'adda canshuurta
Wararka raadiyaha Iswiidhen 16.03.2026 2:34
Shaqaalaha safaaradda Iswiidhen ee Iiraan, oo loo rarayaa goob kale. Simona Mohamsson oo ah Gud xisbiga Liberalerna oo cod loo qaadayo maalinta axada. Calaamad muuqata oo muujinaysa in guga uu soo dhow yahay.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 13.03.2026 2:40
Qaraabada racfaan ka qaadanaya xukunka dambiga ambalaas Arla oo dib u ula noqoneysa caano laktos laaan ah Duplantis oo jabiyay rikoor cusub oo adduunka ee tiir boodka
Wararka Raadiyaha Iswiidhan 12.03.2026 2:17
-Saddex nin oo ku jira dada 20-meeyada ayaa maanta lagu xukumay xabsi. -Shaqaalaha diyaarada Lufthansa oo shaqo joojin sameeyay. -Bangiga dhexe oo raba in lacagta cadaanka la xadido.
Wararka Raadiyaha Iswiidhan 11.03.2026 2:41
-Doon ayaa ku dhacday dekedda Saltsjöqvarn ee Nacka. -Nin ayaa lagu xukumay dembi culus . -Gabadh 15 jir ah ayaa lagu xukumay inay kufsatay wiil ka yar. -Sollefteå, tirada carruurta ku dhalata degmada ayaa sii yaraanaysa.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 10.03.2026 3:09
Ebba Årsjö iyo Zebastian Modin oo dahab iyo maar ku kala guuleystay MP oo soo bandhigay qorshe kor loogu qaadayo isticmaalka baabuurta korontada SMHI oo ka digaysa dab ka dhasha cawska qalalan
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 09.03.2026 2:27
Safaaradda Maraykanka ee Stockholm oo u digaysa dadka Maraykanka ah ee Sweden ku sugan Xirmo dhaqaale diyaargarow oo 1.4 bilyan ah oo la siinayo degmooyinka Dalabka Vänsterpartiet: Jooji kordhinta kirada iyo kordhinta kira-kabka
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 06.03.2026 2:22
Xukuumadda oo diyaarad ku soo daabuleysa dadka ku xayiran bariga dhexe Nin loogu xukumay xabsi daa'in dilka saaxiibtiis Dhakhtar loo xukumay dambi galmo
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 05.03.2026 2:11
Cabbir hordhac ah: Sicirbararka oo aan is beddelin bishii febraayo Hoggaamiye kooxha burcad ah oo lagu qabtay Boolan Dawooyinka Swedishka ku xayiran Bariga Dhexe oo dhammaanaya
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 04.03.2026 2:06
Kun karoon oo lacag caddaan ah in guriga lagu haysto Bam-gacmeed laga helay Malmö Haweeney xaday dahabkii bukaannada waxaa lagu xukumay xabsi
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 03.03.2026 2:05
Labo haween oo la dilay Kalluunka iyo hilibka oo qaaliyoobey Hindisihii Miljöpartiet oo diidmo la kulmay
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 02.03.2026 2:30
Waaxda qunsuliyadda ee UD oo gashay qaab heegan. Qiyaasta dadka la filayo iney helaan kaalmada dib u laabashada. Markabka Stena Bulkga oo dronare lala beegsaday.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 27.02.2026 2:02
Dhacdadii diyaaradda dronerka oo ahayd mid halis ah balse aan la yaab lahayn 48,000 shimbirood oo la dilayo Ma jiri doono roob cas
Wararka Raadiyaha Iswiidhan 26.02.2026 1:57
-Xukuumada oo kordhinaysa muddada häkte saddex ilaa shan bilood. - tallaalka HPV oo difaac u ah dumarka yaraanta lagu tallaalo. - Karolinska sjukhus oo ah kuwa dunida ugu fiican.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 25.02.2026 2:12
Digniin jaalle ah ee baraf lama filaanka ah Dad badan oo u gudbay shaqo iyo waxbarasho 2025 39 xarumood oo HVB oo la xiray
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 24.02.2026 2:13
Shil ey baabuur badan ku lug leeyihiin oo ka dhacay E4 Dhaqaale cusub oo gargaar ah oo loo dirayo Ukraine Soo galootiga Sweden yimid ayaa hoos u dhacay sannadkii hore
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 23.02.2026 2:38
Xisbiga Liberalerna oo aan doonayn in lala laabto sharciga ogolaanshaha joogtada ah. Kansarka mindhicirka oo lagu ogaan karo horenidaamka screening. Diidmada caawinta kharashka daawada cayilka.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 20.02.2026 2:39
Dembiileyaasha aan la masaafurin karin oo si adag loola tacaaleyo. Socialdemokraterna oo ogolaaday in koron kiimiko looga dhigo dadka carruurta kufsada Sandra Näslund oo ku guuleysatay bilad maar ah
Wararka Raadiyaha Iswiidhan 19.02.2026 1:49
- Boolis lagu tuhunsanyahay faraxumayn gabadh qaangaar ahayn. - Nin ku dhexdhintay xabsiga Kronberghäktet maalintii tallaada. - Laba qarax oo ka dhacay xaafada Bellevuegården ee Malmö.
Wararka Raadiyaha Iswiidhan 18.02.2026 2:12
-Qarax labaad oo ka dhacay xaafada Rinkeby - Ninka Scar loo yaqaano rumaan adag laga dhigay - Dukaan yar oo cunto mudo dheer taalay gaday.
Wararaka Raadiyaha Iswiidhan 17.02.2026 2:13
-Nin dambiyo lagu tuhunsan yahay ayaa laga soo dhiibay Giriiga. -Halkii mayl ee baabuur korontada intuu ku kacayo ayaa ka jaban shidaalka. -Deynta qaranka oo korodhay balse korodhka qiimaha karoon ayaa caawiyay
Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen 16.02.2026 3:15
Boliiska oo sheegay in aanu wax dembi ahi dhicin, kadib meyd haweeney oo la heley. Xisbiga MP iyo V oo dalbadey iney xisbiyada S iyo L u codeeyaan soo jeedintooda in la joojiyo tarxiilka dhallinyarada Sweden oo muddo bil ah ku jirtay qabow daran.
Wararka Raadiyaha Iswiidhen 13.02.2026 2:36
Xukuumadda oo doonaysa in ka qaybgalka kooxaha dambiyada laga dhigo dambi Afar qof oo lagu soo oogay dabagal wasiir. Tirada loda la qalo oo hoos u dhacday.
Wararka Raadiyaha Iswiidhan 12.02.2026 2:31
Frida Karlsson oo biladii labaad ee dahab ah ku guulaysatay. Safarka Kuba oo laga digay. Dhaqaalaha sweden oo kor u socda.
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.