SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1263 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Be sure to visit the podcast's website and support the creator: www.sbs.com.au

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Oct 2, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android almost 10M downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Wararka SBS Somali 13 Agoosto 13.08.2024

Wararka SBS Somali 13 Agoosto

Wararka SBS Somali 9 Agoosto 09.08.2024

Wararka SBS Somali

Wararka SBS Somali 8 Agoosto 08.08.2024

Wararka SBS Somali 8 Agoosto

Dr Aweys Omar "ha la iska baaro cudurka cagaarshowga" 07.08.2024

Cudurka cagaarshowgu (Hepatitis) wuxuu aduunka ku dilaa dad ka badan hal milyan sanad walba. Laakiin qofku is baaro waa la maarayn karaa. Haddii aaddan qabina waa la iska talaali karaa.

Wararka Soomaaliya 7 Agoosto 07.08.2024

Wararka Soomaaliya 7 Agoosto.

Wararka SBS Somali 7 Agoosto 07.08.2024

Wararka SBS Somali 7 Agoosto

Wararka SBS Somali 6 Agoosto 06.08.2024

Wararka SBS Somali 6 Agoosto

Wararka SBS Somali 2 Agoosto 02.08.2024

Wararka SBS Somali 2 Agoosto

Wararka SBS Somali 1 Agoosto 01.08.2024

Wararka SBS Somali 1 Agoosto

Nasteho Qaran oo hawlo samafal u timid Australia 31.07.2024

Nasteho Haji Nuur oo loo yaqaan Nasteho Qaran waa gabar jilaa ah oo ka qabqaadatay riwaayado wacyigalin ah hadase waxay Australia u timid arimo la xariira samafal lagu caawinayo dadka baahan ee soomaaliya.

Wararka Soomaaliya 31 bisha July 31.07.2024

Wararka Soomaaliya

Hooyo loo xiray guur ay ku qasabtay gabar ay dhashay 31.07.2024

In qofka lagu qasbo guur uusan raali ka ahayn waa ka mamnuuc Australia. Hooyo ayaa loo xiray inay gabar ay dhashay ku qasabtay inay guursato nin aysan rabin.

Wararka SBS Somali 31 July 31.07.2024

Wararka SBS Somali 31 Luuliyo

Wararka SBS Somali 30 Luuliyo 30.07.2024

Wararka SBS Somali 30 July

Wararka Soomaaliya 26 July 26.07.2024

Wararka Soomaaliya 26 July

Wararka SBS Somali 25 Luuliyo 25.07.2024

Wararka SBS Somali 25 July

Wararka SBS Somali 24 July 24.07.2024

Wararka SBS Somali 24 July

Adiga oo gaari wata darawal kale ma is dagaasheen? 24.07.2024

Qaybtan ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Expalined Waxaan ku eegaynaa hab dhaqanka amni iyo masuuliyadda qofka saran marka uu gaari ku wado Australia iyo talaabadii aad qaadi lahayd haddii adiga ama qof qoyskaaga ah u ku lug yeesho dhacdo dagaal ama aflagaado darawalo ama Road rage.?

Wararka Soomaaliya 24 Luuliyo 24.07.2024

Wararka Soomaaliya 24 July

Xus loo sameeyay Mohamed Ali Hamud oo dhawaan ku geriyooday Melbourne 24.07.2024

Waxaa magaaladda Melbourne xus loogu sameeyay Mohamed Cali Xaamud oo dhawaan ku geeriyooday Melbourne.

Xagee maraysaa dacwadii dadka degan saraha dhaadheer iyo Dawlada Victoria? 23.07.2024

Xagee maraysaa dacwadii dadka degan saraha dhaadheer iyo Dawlada Victoria?

Awale Ahmed oo buug ka qoray dagaaladii sokeeye 23.07.2024

Awale Ahmed wuxuu ahaa wiil yar markuu qoyskiisu ka soo qaxay dagaaladdii sokeeye. Wuxuu hadda wixii soo maray ka qoray buug.

Wararka SBS Somali 23 July 23.07.2024

Wararka SBS Somali 23 July

Wararka SBS Somali 18 July 18.07.2024

Wararka SBS Somali 18 July

Wararka SBS Somali 17 Luuliyo 17.07.2024

Wararka SBS Somali 17 Luuliyo

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.