SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Be sure to visit the podcast's website and support the creator: www.sbs.com.au
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Wararka Soomaaliya 17 July 17.07.2024 8:49
Wararka Soomaaliya 17 Luuliyo.
Muxuu Donald Trump ku doortay JD Vance? 17.07.2024 10:03
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa u doortay JD Vance inuu u noqdo madaxweyne ku xigeenkiisa haddii ay ku guulaystaan doorashada madaxweyne ee dhamadka sanadkan.
Buuga 'Waalidka iyo Da'yarta Qurbaha' oo Melbourne lagu soo bandhigay 16.07.2024 7:18
Waxaa magaalada Melbourne lagu soo bandhigay buugga 'Waalidka iyo Da'yarta Qurbaha oo uu qoray Cumar Nuur oo fadhigiisu yahay dalka UK.
Wararka SBS Somali 16 Luuliyo 16.07.2024 5:35
Wararka SBS Somali 16 July
Wararka SBS Somali 12 Luuliyo 12.07.2024 9:44
Wararka SBS Somali 12 July
Wararka SBS Somali 11 Luuliyo 11.07.2024 4:18
Wararka SBS Somali 11 Luuliyo
Wararka SBS Soomaaliya 10 July 10.07.2024 9:58
Wararka Soomaaliya 10 July
Wararka SBS Somali 10 July 10.07.2024 12:31
Wararka SBS Somali 10 July
Maxay shacabku u naceen xisbiga Muxaafidka UK? 10.07.2024 11:56
Mohamed Hassan Dable oo falanqaynaya natiijadii doorashada UK.
Australia Explained: hab maamuuska dadka Indijinooska 09.07.2024 11:39
Ilaalinta habmaamus dhaqameedka shacabka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderka Australia waa talaabo muhiim ah oo hore loogu qaaday fahamka iyo ixtiraamka dadka taariqiyan leh dalkan aan ku nool nahay.
Xuska 1-da Luuliyo oo lagu qabtay Flemington 09.07.2024 12:47
Xaflad lagu xusay 1-da Luuliyo ayaa lagu qabtay xaafadda Flemington ee Melbourne.
Wararka SBS Somali 9 July 09.07.2024 5:16
Wararka SBS Somali 9 July
Wararka SBS Somali maanta bisha 5 Luuliyo. 05.07.2024 8:35
Wararka SBS Somali 5 July
Wararka SBS Somali 4 Luuliyo 04.07.2024 4:11
Wararka SBS Somali 4 Luuliyo
Wararka SBS Somali 3 July 03.07.2024 11:59
Wararka SBS Somali 3 July
Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya iyo Cabdiweli Qambi 03.07.2024 17:31
Cabdiwali Qambi wuxuu u soo joogay markii u horaysay oo calamka Soomaaliya la saaray kadib markii dalku ka helay xoriyaddii gumaysigii Talyaaniga.
Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya iyo General Catoosh 03.07.2024 12:59
General Mohamed Atosh muxuu ka xasuustaa xoriyaddii iyo dawladihii ka danbeeyay?
Wararka Soomaaliya 3 July 03.07.2024 12:20
Wararka Soomaaliya ee 3 Luuliyo
Maxaa Senatorad Fatima Payman xisbiga looga saaray? 03.07.2024 7:24
Senatorad Fatima Payman oo laga soo doortay gobolka WA ayaa ka soo horjeesatay xisbigeeda Laborka marka ay Haa ugu codaysay mooshin lagu aqoonsanayay Falatiin xor ah oo xisbiga Greenku aqalka Senatka hor keenay. Xisbiga Laborka ayaa markaas kadib Senatorad Payman ka joojiyay howlaha xisbiga.
Wararka SBS Somali 2 Luuliyo 02.07.2024 5:04
Wararka SBS Somali 2 Luuliyo
Cumar Nuur waa qoraaga buuga 'Waalidka iyo Da'yarta Qurbaha' 02.07.2024 24:01
Waxaa Melbourne lagu soo bandhiyaa buuga 'Waalidka iyo Da'yarta Qurbaha' Waxaan ka waraysanay qoraaga buuga Cumar Nuur.
Xafladda 1-da Luuliyo oo lagu qabtay Melbourne 02.07.2024 22:32
Xafladda 1-da luuliyo oo lagu qabtay Melbourne ayaa waxaa ka soo qayb galay madax ka timid Soomaaliya.
Wararka SBS Somali 28 June 28.06.2024 6:55
Wararka SBS Somali
Wararka SBS Somali 27 June 27.06.2024 4:14
Wararka SBS Somali 27 June
Australia Explained: fursadaha macalinimo iyo faa'iidada 26.06.2024 10:54
Qaybtan ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Explained waxaan ku eegaynaa abaalgudka laga helo macalinimada iyo fursadaha lagu noqodo macalin ee dalkan Australia.
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.