SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1263 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Be sure to visit the podcast's website and support the creator: www.sbs.com.au

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Oct 2, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android almost 10M downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Wararka SBS Somali 5 Sebtember 05.09.2024

Wararka SBS Somali

Mohamed wuxuu u sharaxan yahay doorashada NSW 04.09.2024

Mohamed Daahir Hassan wuxuu u sharaxan yahay doorashada Gole Deegaanka Cumberland ee gobolka NSW.

Wararka SBS Somali 4 Sebtember 04.09.2024

Wararka SBS Somali

Sharuucda Aan Qornayn ee Goobaha Shaqo 03.09.2024

Qaybtan ka mid ah barnaamujyadii Australia Explained waxaan ku eegaynaa sharuucda aan qornayn ee goobaha shaqada iyo sidii aad u ogaan lahayd marka aad shaqo cusub bilaabayso.

Wararka SBS Somali 3 Sebtember 03.09.2024

Wararka SBS Somali 3 Sebtember

Booliska Muqdisho oo ka digay dhibaatada maandooriyaha 30.08.2024

Taliska qaybta guud ee ciidamada booliska gobalka Banaadir ayaa muqdisho kusoo bandhigay maandooriye kalagadisan oo boolisku soo qabtay, laguna gubay goob fagaara ah. Boolisku waxa ay sheegeen in maandooriyuhu uu sabab u yahay dhibaatooyin badan oo magaalada ka dhaca.

How to protect your home from Australia’s common pests 30.08.2024

Siyaabaha - Australia dhexdeeda - aad gurigaaga uga ilaashan karto cayayaanka guryaha gala.

Wararka SBS Somali, Khamiis 29. 29.08.2024

Wararka SBS Somali, Khamiis 29.

Abdiaziz Farah oo ka waramaya halista Kansarka Mindhicirada. 28.08.2024

Kulun wacyi-galina, oo ku saabsan Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ayaa lagu qabtay Heidelberg West fiidnimadii Isniinta (Monday 26). Kulanka waxaa qabanqaabiyey Somali Elders Group. Waxaa hadal jeedninta lahaa Abdiaziz Farah. Kulanka kadib, Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS ayaa waraysi la yeelatay Abdiaziz. Waraysigu waxa uu daaranyahay saamaynta uu leehayay Kansarka Mindhiciruhu, calaamad...

Wax ka ogoow halista uu leeyahay kansarka mindhicirada 27.08.2024

Kulan bulshada looga wacyi-galinayey halista uu leeyahay Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ku dhaca ayaa xalay fiidkii (26 August 2024) ka dhacay xaafada Heidelberg West. Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar ka mida bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Melbourne, Australia. Barnaamijka waxaa diyaariyey Somali Elders Group, waxaana soo jeediyey Cabdicasiis Faarax, maamulaha Hay'ada Himilo. Laant...

WARARKA SBS SOMALI, 27 AGOOSTO 27.08.2024

WARAKA MAANTA, TALAADA 27, 2024

WARARKA SBS SOMALI, 26 AUGUST. 26.08.2024

Wararka SBS Soomaali, 26 Ausgust.

Wararka SBS Somali 23 Agoosto 23.08.2024

Wararka SBS Somali 23 Agoosto

Wararka Soomaaliya 23 Agoosto 23.08.2024

Wararka Soomaaliya 23 Agoosto

Wararka SBS Somali 22 Agoosto 22.08.2024

Wararka SBS Somali 22 Agoosto

Isboortiga iyo sida uu bulshada isugu xiro 21.08.2024

Ahmednoor Yagool ayaan ka waraysanay saamaynta isboortigu ku leeyahay isku xirka bulshada.

UK ma waxaa ka jira Muslim nacayb baahsan? 21.08.2024

Dibadbaxyo dhawaan ka dhacay Uk ayaa dadka lagu beegsaday waxaa ka mid ah Muslimiinta. Haddaba UK ma waxaa ka jira Muslim nacayb baahsan? Mohamed Hassan Dable ayaan ka waraysanay.

Wararka SBS Somali 21 Agoosto 21.08.2024

Wararka SBS Somali 21 Agoosto

Daawo dhaqameedka dadka dalka loogu yimid 20.08.2024

Australia Explained: Fahamka iyo ixtiraamka daawooyin dhaqameedka dalka dalka loogu yimid.

Wararka SBS Somali 20 Agoosto 20.08.2024

Wararka SBS Somali 20 Agoosto

Sidee Ilhan ugu guulaysatay doorashada? 16.08.2024

Doorashooyinka Maraykanka iyo sida ay Ilhan Omar ugu guulaystay. Mohamed Wardhere ayaa nooga waramaya.

Wararka SBS Somali 16 Agoosto 16.08.2024

Wararka SBS Somali 16 Agoosto

Wararka SBS Somali 15 Agoosto 15.08.2024

Wararka SBS Somali 15 Agoosto

AE: how to deal with bullying in school or online? 14.08.2024

Maxaad samayn lahayd waalid ahaan haddii ilmahaaga iskuulka lagu dhibo (bullying) ama internetka lagu handado?

Wararka SBS Somali 14 Agoosto 14.08.2024

Wararka SBS Somali 14 Agoosto

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.