SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1263 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Be sure to visit the podcast's website and support the creator: www.sbs.com.au

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Oct 2, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android almost 10M downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Wararka SBS Somali 3 October 03.10.2024

Wararka SBS Somali

Sida daynta guryaha looga qaato Australia 02.10.2024

Australia Explained: sida daymaha guryaha looga qaato Australia.

Wararka SBS Somali 2 October 02.10.2024

Wararka SBS Somali 2 October.

Xaflad soo dhawayn ah oo loo qabtay Safiir Abdihakim Amey 01.10.2024

Waxaa Melbourne lagu qabtay xaflad lagu soo dhawaynayo Safiirka Soomaaliya u jooga Koofurta Sudan horena u ahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Xafladda Africulture Festival oo lagu qabtay Sydney 01.10.2024

Waxaa magaaladda Sydney lagu qabtay xafladda Africultural Festival oo ay sanad walba soo qabanqaabiso ururka Somali Welfare and Cultural Association oo ay madax u tahay Saada Abdikarim.

Wararka SBS Somali 1 October 01.10.2024

Wararka SBS Somali 1 Oct

Wararka SBS Somali 26 Sebtember 26.09.2024

Wararka SBS Somali 26 Sebtember

Siciid A Deni oo diyaar u ah wadahadalka Dowlada Federaalka Soomaaliya. 25.09.2024

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni, ayaa goob uu ka hadlayey ka sheegay in uu diyaar u yahay wadahadal uu la yeesho Dowlada Federaalka ee Soomaaliya.

Dr Mohamed Abas iyo damaca Ethiopia ee bada Soomaaliya. 25.09.2024

Dr Maxamed Cabaas, ayaa Laanta Afsoomaliga ee Idaacada SBS ka waraysatay damaca Ethiopia ee bada Soomaliya iyo xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay.

Hamdi Ali oon ka waramaya doorashada golayaasha dowlada hoose. 25.09.2024

Hamdi Ali - oo isagu laf ahaantiisu u sharaxan (xubinimada Golaha Deegaanka ee Melbourne) - ayaan ka waraysanay, doorashada golayaasha Dowlada Hoose.

Wararka SBS Somali 24 September. 24.09.2024

Qaar ka mida wararka SBS Somali ee maanta (24 Talaado, 2024)

Guryo la'aanta ka jirta Australia iyo Hamdi Ali 20.09.2024

Waxaa dalkan Australia ka jira guryo yari ba'an. Waxaan arintaas ka waraysanay Hamdi Ali oo arintana aad ula socda.

Wararka SBS Somali 20 Sebtember 2024 20.09.2024

Wararka SBS Somali 20 Sebtember

Wararka SBS Somali 19 Sebtember 19.09.2024

Wararka SBS Somali 19 Sebtember

Dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander iyo Aqoonta xidigaha 18.09.2024

Dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander ka cirku wuxuu u sheegaa dhaqmada ay kumaan jiil isugu soo gudbinjireen si sheeko, heeso, xaflado ama farshaxan.

Wararka SBS Somali 18 Sebtember 18.09.2024

Wararka SBS Somali 18 Sebtember

Wararka SBS Somali 17 Sebtember 17.09.2024

Wararka SBS Somali 17 Sebtember.

Wararka SBS Somali 13 Sebtember 13.09.2024

Wararka SBS Somali 13 Seb

Wararka SBS Somali 12 Sebtember 12.09.2024

Wararka SBS Somali 12 Sebtember

Australia Explained: Nidaamka caafimaadka ilkaha Australia 11.09.2024

Qaybtan ka mid ah barnaamujyadii Australia Explained waxaan ku soo qaadaynaa caafimaadka ilkaha ee caruurta iyo dadka qaangaarka ah ee Australia.

Wacyigalinta cudurka kansarka mindhicirka ku dhaca 11.09.2024

Waxaa Melbourne lagu qabtay barnaamuj dadka looga wacyigalinayo cudurka kansarka ku dhaca mindhicirka (bowel cancer). Waxaa soo qabanqaabiyay ururka East African Women's Foundation.

Wararka SBS Somali 11 Sebtember 11.09.2024

Wararka SBS Somali 11 Sebtember

Wararka SBS Somali 10 Sebtember 10.09.2024

Wararka SBS Somali 10 Sep

Wararka Soomaaliya 6 Sebtember 06.09.2024

Wararka Soomaaliya 6 Sebtember

Wararka SBS Somali 6 Sebtember 06.09.2024

Wararka SBS Somali 6 Sebtember

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.