SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1263 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Be sure to visit the podcast's website and support the creator: www.sbs.com.au

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Oct 2, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android almost 10M downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Wararka SBS Somali 29 October 29.10.2024

Wararka SBS Somali 29 October

Wararka SBS Somali 24 October 2024 24.10.2024

Wararka SBS Somali 24 October

AE: Australia's Immunsation Rules 23.10.2024

Australia waxay leedahay jadwal talaal oo loogu talo galay in caruurta lagu talaalo iyadoo lagu xiro talaalka lacagaha dawladu siiso waalidka.

Wararka SBS Somali 23 October 23.10.2024

Wararka SBS Somali 23 October

Wararka Soomaaliya 23 October 23.10.2024

Wararka Soomaaliya 23 October.

Jama Farah oo qalab muhiim ah u dira Africa 22.10.2024

Jama Farah wuxuu ka tirsan yahay ururka Rotary Club faraciisa Footscry. Wuxuuna ku guulaystay inuu qalab caafimaad oo aad loogu baahan yahay u diro dalalka Geeska Africa.

Wacyigalinta kansarka iyo Dr Idil Jama 22.10.2024

Waxaa Melbourne ka dhacay wacyigalinta kansarka gaar ahaan kuwa dhaca haweenka. Waxaa soo jeedisay wacyigalintaas Dr Idil jama oo caafimaadka haweenka baratay.

Wararka SBS Somali 22 October 22.10.2024

Wararka SBS Somali 22 October

Ololaha Doorashada Madaxweyne ee Soomaaliya miyuu bilowday? 18.10.2024

Mukhtar Mohamed Sayid wuxuu u tartamay doorashadii madaxweyne ee 2022, haddana wuxuu isu diyaarinayaa tan 2026.

Wararka SBS Somali 18 October 18.10.2024

Wararka SBS Somali 18 Oct.

Wararka SBS Somali 17 October 16.10.2024

Wararka SBS Somali 17 October.

Wacyigalinta caafimaadka ragga 16.10.2024

Waxaa Melbourne laga furay xarun ay ku kulmaan ragu, laguna wacyigaliyo arimaha caafimaadka ragga.

Wararka SBS Somali 16 October 16.10.2024

Wararka SBS Somali 16 October.

Yuhuud/Islam nacaybka oo ku sii kordhaya Australia 16.10.2024

Waxaa Australia ku sii kordhaya Islam iyo Yuhuud nacaybka.

Wararka SBS Somali 15 October 15.10.2024

Wararka SBS Somali 15 October

Booliska Victoria iyo beegsiga midabaysan (racial profiling) 15.10.2024

Warbixin ku eedaysay Booliska Victoria inay wali wado beegsi midab ku salaysan.

Wararka SBS Somali 11 October 11.10.2024

Wararka SBS Somali 11 October

Wararka SBS Somali 10 October 10.10.2024

Wararka SBS Somali 10 October

Wararka SBS Somali 9 October 09.10.2024

Wararka SBS Somali 9 October

Australia Explained: wanta solar panel on your roof? 09.10.2024

Ma doonaysaa inaad gurigaaga saarto muraayadaha koronatada laga dhaliyo (solar Panel)?

Waraysi xildhibaan Mohamed Cumar Dalxa 08.10.2024

Waxaa magaalada Muqdishu lagu soo gabagabeeyay shirkii Madasha Wadayashiga Qaran oo mudo dhowr maalmood ah socda. Kulanka ayaa lagu waramayaa inuu is-afgarad la'aan ku dhamaaday. Professor Mohamed Cumar Dalxa waa xildhibaan hore siyaasada soomaaliyana waqti dheer ku soo jiray.

Hani Abdille oo ka qayb galaysa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga 08.10.2024

Waxaa Sydney lagu qabanayaa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga iyo magangalyodoonka. Waxaa qayb wayn ka qaadanaya barnaamujkaas Hani Abdille oo ah gabar qoraa ah, gabyaa ah, una ololaysa arimaha xaquuqda qaxootiga.

Wararka SBS Somali 8 October 08.10.2024

Wararka SBS Somali 8 Oct

Wararka SBS Somali 4 October 04.10.2024

Wararka SBS Somali 4 Oct

Wararka Soomaliya 4 October 04.10.2024

Wararka Soomaaliya

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.