SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1124 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

A beginner’s guide to owning a pet in Australia - A beginner’s guide to owning a pet in Australia - Sida loo lahaado rabbaayad. 15.08.2025

Bringing a pet into your home can fill it with joy and companionship – but it also comes with important responsibilities. In Australia, new pet owners need to be aware of legal requirements, along with essential tips for training and caring for their animals. - Xayawaanka rabbaayadda ah ee guryaha lagu hasyto ayaa tayo-geliya, nolosha qoysas badan oo Australian ah, iyadoo saddexdii meeloodba labo-...

SBS News_Flash Somali: 14 August 2025 14.08.2025

Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka

SBS Somali Full Program: 13 August 2025 13.08.2025

Barnaamijkii Arbacada oo dhammaystiran.

SBS News Somali: 13 August 2025 13.08.2025

Wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka

Somalia News - Warkii Soomaaliya: 13 August 2025 13.08.2025

Xaaladda magaalada Beled-xaawo. M.weyn Hassan Sh. Maxamuud oo qaatay shahaadada is-diiwaan gelinta doorashooyinka.

Climate Action: Is beddelka cimilada iyo Great Barrier Reef 13.08.2025

Sahamin sanadle ah oo lagu sameeyay qayb badda Australia ka mid ah, oo la yiraahdo, Great Barrier Reef ayaa lagu muujiyay, in noolaha la yiraahdo Coral oo ka baxa baddaas hoosteeda uu baaba'ii ugu weynaa ku yimid sannadkii 2024-kii, marka la barbar dhigo sannadihii ka horreeyey, muddo ku siman aftameeyo sannadood.

Barnaamij timaabo oo guryo cusub siinaya hooyada keli ah ee guri-la'aantu hayso 13.08.2025

Waxaa soo baxaya baaqyo lagu dalbanayo guryo raqiis ah, kadib markii ay sii kordheen tirada dumarka iyo gabdhaha hoy la’aantu ku dhacay. Hooyo laba carruur ah leh – oo duruufo adag soo martay – ayaa hadda rajaynaysa inay, mashruuc cusub oo xagga guriyeynta ah ka heli doonto guri

Health Loneliness - Dareemmidda Kelinnimo 12.08.2025

Cilmi-baaris cusub ayaa walaac ku abuurtay khubarada caafimaadka, ka dib markii ay daaha ka qaadday dhibaatada kelinnimada ee ka jirta Australia.

SBS News_Flash Somali: 12 August 2025 12.08.2025

Baanka dhexe oo Austaralia ayaa la filayaa inuu maanta hoos uu dhigo dulsaarka lacagaha. Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese ayaa Xammaas ugu baaqay inay hubka dhigaan. Donald Trump 800 ciidan ah ayuu ku amray inay galaan Washington DC oo la wareegaan ciidanka booliiska.

SBS News_Flash Somali: 11 August 2025 11.08.2025

Warkii Australia iyo caalamka ee maanta qodobbadii ugu door-roonaa.

SBS Somali Full Program: 08 August 2025 11.08.2025

Barnaamijkii Jimcaha oo dhammays tiran. Xayaysiis ku ma jiro.

#92 Asking for donations (Med) - #92 Asking for donations - Sida cid loo weydiiyo kaalmo/deeq. 11.08.2025

Learn how to ask for money or donations in English. - Baro sida cid loo weydiisto lacag ama deeq.

Somalia News - Warkii Sommaaliya: 08 August 2025 08.08.2025

Cudurka Gowracatada oo laga helay qaybo ka mid ah Soomaaliya iyo shirka madasha bani'aadannimada Soomaaliya oo ka furmay Baydhabo.

Is Australian tap water safe to drink?  - Australia Explained - Is Australian tap water safe to drink?  Biyaha Tuubada ma la cabbi karaa? 08.08.2025

Access to safe drinking water is essential, and Australia’s often harsh environment means that our drinking water supplies are especially precious. With differences in the availability and quality of drinking water across the country, how do we know if it’s safe to drink? In this episode we get water experts to answer this question and more.   - Access to safe drinking water is essential, and Aust...

SBS News Somali: 07 August 2025 07.08.2025

Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo khamiis ah.

SBS Somali Full Program: 06 August 2025 06.08.2025

Waa barnaamijkii Arbacada oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.

SBS News Somali: 06 August 2025 06.08.2025

Macallimiin ka badan 50,000 oo shaqo joojin ka sameeyey QLD. Qasnajiga Australia Jim Chalmers oo sheegay in ay AI-du u roon tahay waxsoo-saarka iyo kor-u-qaadidda heerka nolosha haddii si mas'uuliyad leh loo maamulo.

Somali News - Warkii Soomaaliya: 06 August 2025 06.08.2025

Warkii Somaaliya: Dabkii qabsaday suuq-bacaadka. Puntland oo sii deysey markabkii Turkiga.

Sannad-guuradii 80aad ee bumbadii atomig-ga ee lagu ridey Hiroshima 06.08.2025

Siddeetan sano ayaa laga joogaa markii uu Mareykanku magaalooyinka Hiroshima iyo Nagasaki ee waddanka Japan ku ridey bombooyin atomig ah intii lagu jiray dagaalkii labaad ee adduunka. Burburkii magaalooyinkaas ka dibna waxaa bilaabmay tartan dhinaca hubka nukliyeerka ah.

SBS News Somali: 5 August 2025 05.08.2025

Warkii Australia iyo caalamka maanta

Dr Aways: WA Somali of the year - Waraysi 05.08.2025

Dr. Aweys Abdi Omar, oo ah dhakhtar Soomaaliyeed oo deggan magaalada Perth, ee gobolka Western Australia ayaa loo aqoonsadaday WA Somali of the year 2025.

SBS News Somali; 04 August 2025 04.08.2025

Toddobaadka qaranka ee dadka lumay oo lagu jiro ayay boolisku ka codsadeen dadwyeynaha inay soo sheegaan wixii xog ah ay ka hayaan dadka la waayey. Ra'iisal wasaare Anthony Albanese-na wuxuu rabaa inuu toddobaadkan telphone kula hado Benjamin Netanyahu.

DIY Renovations: What you need to know before getting started - Australia Explained: Maxaad u baahan tahay inaad ogaato si aad gurigaaga gacantaada ugu dayactirato? 04.08.2025

Many Australians love rolling up their sleeves and undertaking their own home improvements. But before you grab a hammer or paintbrush, it’s essential to understand the rules and risks so you can renovate safely and legally. - Dadka Australia ayaa qaarkood jecelyihiin inay iyagu si iskood gacantooda ugu dayac-tiraan guryahooda. Waxaase dadka lagula talinayaa inay ogaadaan ama bartaan xeerarka iyo...

SBS Somali Full Program: 01 August 2025 04.08.2025

Barnaamijka Jimce 01 August 2025 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.

SBS News Somali: 01 August 2025 01.08.2025

Australia oo sheegtay inay aqoonsan doonto Falastiin laakiin aan weli sheegin taariikh. Ardayda Australiyana waxay soo dhoweeyeen sharciga heer federal ee loo ansixiyey si loogu dhimo deynta HECS.

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.