SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Somalia News - Warkii Soomaaliya: 01 August 2025 01.08.2025 11:22
Warkii ugu dambeeyey ee Soomaalia.
Ma daahisaa daryeelka ilkaha kharashka awgii? 01.08.2025 9:17
Ururka Dhakhaatiirta Ilkaha ee Australia (Australian Dental Association) ayaa sheegay in qiyaastii 1.5 milyan oo carruur ah ay sannad kasta seegaan daryeelka ilkaha ee bilaashka ah. Dhanka kale, ururrada caafimaadka Aborijin-ka waxay sheegayaan in wacyigelintu aysan ahayn caqabad kaliya ee heysata bulshada First Nations iyo kuwa dhaqammada iyo afafka kala duwan leh
SBS News Somali: 31 July 2025 31.07.2025 4:05
Sharcigii Labour-ka ee dayn dhimidda ardayda jaamacadaha iyo TAFE-ka ayaa maanta baarlamanku meel mariyey. Kaymaha buuraha waqooyi ee Australina waxaa laga helay cayayaan dhererkiisu yahay 40 cm oo la rumaysan yahay inuu yahay kan ugu culus.
SBS Somali Full Program - 30 July 2025 30.07.2025 47:47
Barnaamijii oo dhammaystiran. Warkii ugu dambeeyey iyo warbixinno kale oo faa'iido leh.
SBS News Somali: 30 July 2025 30.07.2025 9:20
Warkii ugu dambeeyey maanta oo Arbaco ah ee Australia iyo caalamka
Somalia News - Warkii Soomaaliya: 30 July 2025 30.07.2025 12:40
Warkii ugu dambeeyey ee Soomaalia. Waxaana ka mid ah xaaladda dagaalkii Beled Xaawo.
Qaadidda xayiraaddii hilibka lo'da Maraykanka 30.07.2025 14:25
Australia ayaa qaadday xayiraaddii saarnayd soo-dhoofinta hilibka lo’da Mareykanka, go’aankaas oo ay dad dhaliilayaa u arkaan mid lagu doonayo in lagu raalli geliyo Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump.
Qaramada Midoobey oo Australia u sheegtay: Xooji Tamarta Nadiifta ah. 30.07.2025 6:48
Diblumaasiga ugu sarreeya ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cimilada ayaa booqanaya Australia, wuxuuna ku boorinayaa Australi inay yeelato himilo sare marka ay sanadkan daba-yaaqadiisa shaaciso yoolkeeda dhimista qiiqa kaarboonka.
Qaxoonti 13 sano ku xanniban Austrlalia oo dacwoodey. 30.07.2025 6:09
Koox qaxooti ah oo sheegtay inay muddo 13 sannadood ah Australia ku xanniban yihiin, ayaa dacwaddoodii la aaday baarlamaanka federaalka ee Camberra. Waana qayb ka mid ah dad ka badan 8,000 oo qof oo nidaamkii fiisayaasha ee hore loo joojiyey, loogu diiday dalabkoodii fiisaha magan-gelyo-doonka.
SBS News Somali: 29 July 2025 29.07.2025 3:51
Senator David Pocock ayaa ku eedeeyey labada xisbi ee waaweyn in gaasta dabiiciga ah ee Australia loo dhoofiyo debedda iyadoo ay dadka Australia la daalaa-dhacayaan sicir-bararka qiimaha gaaska.
Organ Donation: Ku-deeqidda Xubnaha 28.07.2025 7:26
Hay’adda, Organ and Tissue Authority ee Australia, ayaa ku adkaynaysa bulshooyinka dhaqamada kala duwan leh in ay ku deeqaan xubnaha jidhdkooda, si loogu badbaadiyo nolosho dad kale, waxayna qayb ka tahay todobaadka loo bixiey “Donate Life”, oo ah wacyi-gelin qaran oo lagu dhiirrigeliyo, inay, dad badan oo reer Australia ahi isu diiwaangeliyaan sidii ay u noqon lahaayeen ku-deeqayaal xubno iyo unu...
SBS News Somali: 28 July 2025 28.07.2025 4:26
Warka maanta waxaa ka mid ah; qoysas Australia oo ku dhibban bixinta biilka korontada, dowladda Australia oo toddobaadkan soo saaraysa sharci lagu dhimayo qiimaha daawada dhakhtarradu qoraan ee ka diiwaan-gashan nidaamka PBS.
SBS Somali Full Program 25 July 2025 28.07.2025 53:04
Barnaamijkii, Arbaca 25 July 2025 oo dhammays tiran. Warkii Australia, caalamka, iyo Somalia.
Australia’s Indigenous education gap and the way forward - Australia Explained: Closing the Gap - Xidhidda Farqiaga 28.07.2025 11:40
Education is a pathway to opportunity, but for too long, Indigenous students in Australia have faced barriers to success. While challenges remain, positive change is happening. In this episode we’ll hear from Indigenous education experts and students about what’s working, why cultural education matters and how Indigenous and Western knowledge can come together to benefit all students. - Waxbarasha...
SBS News Somali: 25 July 2025 25.07.2025 8:15
Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa ku dhawaaqay in Faransiisku aqoonsan doono Dawladda Falastiin, isaga oo sabab uga dhigay baahida degdegga ah ee loo qabo nabad iyo gargaar bini’aadantinimo oo la gaarsiiyo Gaza.
Somalia News: Warka Somalia 25 July 2025 25.07.2025 12:30
Warkii ugu dabmeeyey ee Soomaaliya
DEMENTIA PREVENTION: Ka-hor-tagga Illowshiiyaha 25.07.2025 10:13
Aqoonyahan Saynisyahan sare ah ayaa soo jeediey in xaaladda 'dementia' (Illowshiiyo) loo aqoonsado arrin caafimaad iyo mid dhaqaale xumo labadaba. In ka badan 400,000 oo qof ayaa la nool cudurka illowshiinyaha, iyadoo la filayo in tiradaasi laban-laabanto 2050-ka.
SBS Somali Full Program: 23 July 2025 24.07.2025 51:42
Barnaamijkii Arbacada 23 July 2025 oo dhammays tiran. Ka dhegeyso wararkii gudaha iyo debeddaba iyo warbixinno kale.
SBS News Somali: 23 July 2025 23.07.2025 9:20
Warkii Arbacada ee Australia iyo debeddaba
Somalia News : 23 July 2025 23.07.2025 12:51
Warkii ugu dabmeeyey ee Soomaaliya.
Parly Newbies: Xildhibaannada cusub 23.07.2025 10:40
Ka dib doorashadii baarlamaanka dalka ee bishii May ayaa waxaa Camberra isugu yimid afartameeyo xildhibaanno oo cusub.
Work Place Generations: Shaqo-takoorka Waayeelka 23.07.2025 7:44
Inkastoo da’da rasmiga ah ee hawlgabka ee Australia hadda tahay 67, ayaa haddana shaqaalaha da’doodu u dhexeyso 51 ilaa 55-jir badanaa loo arkaa inay yihiin waayeel aan shaqaalysiiin u qalmin
SBS Somali News Flash: 22 July 2025 22.07.2025 5:01
Ra'iisals-wasare Anthony Albanese, ayaa ixtiraam iyo qadderin u muujiyey soodhweyn-dhaqameedka 'Welcome to coutnry' oo lagu furay fadhigii koowaad ee baarlamaanka 48 aad ee Australia. Ururrada shaqaalaha Australia-na waxay dalbadeen in ayaamaha shaqada lagusoo gaabiyo afar maalmood toddobaadkii.
Cudurka MPOX ee Queensland 22.07.2025 5:35
Kiis labaad oo Virus-ta Mpox-ka la yiraahdo oo aan Australia ku badnayn ayaa laga helay koonfurta bari ee Queensland. Waaxda caafimaadka QLD ayaa sheegtay in qofka cudurka laga helay uu kasoo laabtay Africa, isagoo hadda lagu daweenayo cisbitaalka Brisbane Hospital.
SBS Somali Full Program: 18 July 2025 21.07.2025 58:00
Qaybtii 2aad ee waraysi ku saabsan Tax Returns-ka oo aannu la yeellanay Xisaabiye Maxamed Garabey iyo warbixinno kale ayaa ka mid ah qaybaha barnaamijka.
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.