SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1124 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

SBS Somali Friday Full Program - Barnaamijka Jimcaha 29 August 2025 01.09.2025

Barnaamijkii Jimcaha oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.

SBS News Somali: 29 August 2025 29.08.2025

Wararkii jimcaha ee Australia iyo caalamka

Somalia News - Warkii Soomaaliya: 29 August 2025 29.08.2025

Wasiirka cusub ee dekedda iyo gaadiidka badda, Maxamed Cali Ameeriko ayaa wasiirkii hore kala wareegey xilka.

What is forced marriage and what support is available in Australia? - Waa maxay guur khasab ah? Taageero noocee ah ayaa laga helaa Austarlia? 29.08.2025

A forced marriage occurs when one or both individuals do not consent freely, often due to threats, coercion, deception, or if they are under 16 or those with mental incapacities. No matter how long you've been living here, it's vital to know: You have the right to choose who you marry.  In this episode, we'll explore the difference between arranged and forced marriage and where you can turn for he...

SBS News Somali: 28 August 2025 28.08.2025

Cadayada, agabka gacan-qabsiga loogu shaqeeyo (hand tools), qaboojiyeyaasha, makiinadaha dhaqidda weelka (dishwashers), dharka, iyo alaabooyinka nadaafadda haweenka ayaa ka mid ah alaabta cashuur-dhaafka loo samaynayo.

Australia - Caasimadda Xasaasiyadda (allergy) ee adduunka. 28.08.2025

Tirada dadka reer Australia ee la nool xasaasiyadda (allergy), ayaa labanlaabantay ku dhawaad 20 sano gudahood, sida lagu sheegay warbixin cusub oo baareysa khasaaraha dhaqaale iyo midka shakhsiyeed ee xaaladdan ku raagta dadka qaarkood.

SBS News Somali: 27 August 2025 27.08.2025

Booliska Victoria ayaa weli raadinaya ninkii lagu eedeeyey inuu dilay labo askari oo booliis ah. Dowladda Queensland oo ogaatey dad mushahar badan qaata qaarkoodna leeyihiin hanti guri oo weli ku jira guryaha dowladda ee loogu talo galay bulshada dan-yarta ah.

Somalia News - Warkii Soomaaliya: 27 August 2025 27.08.2025

Xubnihii mucaaradka ee ka baxay madasha samato-bixinta ayaa heshiis la gaarey xukuumadda m.weyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Scams Awerness - Julian waa al dhacay, haddase dadka kale ayuu u digaa. 26.08.2025

Warbixin cusub oo kasoo baxday hay'adda Australian Competition and Consumer Commission (ACCC) ayaa lagu sheegay in dadka Australian-ka ah ee soo sheegay in lacag laga khiyaameeyey ay tiradoodu yaraatay, laakiin ay taa beddelkeeda, laga dhacay lacag ka badan intii hore

NDIS Autism - Saamileyda Austism-ka oo soo dhoweeyey wax-qabadka dowladda 26.08.2025

Dowladda Australia ayaa ku dhawaaqday qorshe cusub oo carruurta Autism-ka qabta lagaga weecinayo nidaalka NDIS iyadoo loo beddelayo nidaam cusub oo loo bixieyThriving Kids.

SBS News Somali: 26 August 2025 26.08.2025

Ra'iisals wasaare Anthony Albanese, oo sheegay inay Iiraan amartay labo weerar oo Yuhuud neceyb oo lagu qaaday kaniisad yuhuuddu leedahay oo ku taalla Melbourne iyo warar kale.

SBS News Somali: 25 August 2025 25.08.2025

Dowladda Labourka oo rabta inay ka dhabayso ballanqaadkeedii raqiisinta daawada hoos timaadda PBS. Dadka iibsanaya gurigooda koowaad oo shuruudihii laga khafiifiyey iyo hoggaamiyaha Iran oo sheegay in farqiga u dhexeeya waddankiisa iyo maraykanku aan xal lahayn.

#93 Bragging about your car (Med) - #93 Bragging about your car - Sida loogu faano baabuurkaaga. 25.08.2025

Learn how to talk about cars and understand common Aussie car slang. - Baro sida looga hadlo baabuurkaaga. Faham erayo iyo weedho u gaar ah Australia (Ausy car slang)

SBS Somali Full Friday Program: 22 August 2025 24.08.2025

Barnaamijkii Jimce 22 August 2025 oo dhammaystiran.

SBS News Somali: 22 August 2025 22.08.2025

Kaamirooyin amni ayaa lagu tijaabin doonaa ilaa 300 oo ah xarumha xannaanada carruurta guud ahaan Australia, si wax looga qabto dhibaatada amni ee saameysay nidaamka xannaanada carruurta. Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in Israel ay si degdeg ah u bilaabi doonto wadaxaajoodka lagu sii deynayo dhammaan dadka lagu haysto Gaza iyo in la soo afjaro dagaalka socday ku dhowaa...

Somalia News-Warkii Soomaaliya: 22 August 2025 22.08.2025

Warkii ugu dambeeyey ee Soomaalia. Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhaleeceeyey madashii mucaadka.

Understand Aboriginal land rights in Australia - Australia Explained: Fahmidda Xuquuqda Dhulka ee Aboriginal-ka 22.08.2025

You may hear the protest chant, “what do we want? Land rights!” —but what does it really mean? Land is at the heart of Aboriginal and Torres Strait Islander identity, culture, and wellbeing. Known as “Country,” it includes land, waterways, skies, and all living things. In this episode of Australia Explained, we explore Indigenous land rights—what they involve, which land is covered, who can make c...

SBS News Somali: 21 August 2025 21.08.2025

Premier-ka Victoria, Jacinta Allan, ayaa sheegtay in si degdeg ah loogu baahan yahay dib-u-habayn heer qaran oo xeerarka badbaadada carruurta ah, sida kuwa heer dowlad-goboleed oo kale. Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, J.D. Vance, ayaa sheegay in dalalka Yurub ay bixin doonaan inta badan kharashka dammaanadka amniga ee loo sameynayo Ukraine.

SBS Somali News: 20 August 2025 20.08.2025

Shirka qaranka ee wax-soo-saarka dalka. Ra'iilsawasaaraha Israel oo Anthony Albanese ku sheegay mid daciif ah iyo warar kale.

Somalia News - Warkii Soomaaliya: 20 August 2025 20.08.2025

Wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya.

Shirka Dowladda Federaalka ee Kobcinta Wax-soo-saarka 20.08.2025

Dhaqaale-yahannada ugu sarreeya dalka, hoggaamiyeyaasha ganacsiga iyo ururrada shaqaalaha ayaa shir heer qaran ah ku yeeshay magaalada Camberra toddobaadkan, shirkaas oo bilaabmay talaadadii bishan July ahayd 19ka August iyadoo lagu falanaqaynayo kor u qaadista wax-soosaarka dalka Australia.

SBS News Somali: 19 August 2025 19.08.2025

Ra'iisal-wasaare Anthony Albenese ayaa furay shirweyne lagaga arrinsanayo kobcinta dhaqaalaha. Madaxeeynaha Maraykankanka ayaa qorshaynaya kulan dhex mara labada madax-weyne ee Ruushka iyo Ukraine.

EV Fire Danger - Halista bayteriga scooter-rada, Ebike-yada iyo baabuurtu ku socdaan. 19.08.2025

Khubarada ku shaqo leh ayaa ka digaya khatarta dabka ka dhasha baytariyada gaar ahaan kuwa baabuurta electerigga, scooterrada, e-bike-yada iwm. Waxay sheegeen in lixdii bilood oo ugu horreeyey 2023-kii oo keliya, ay adduunaka ka dhaceen 500 gubasho, ama dab, oo ka dhashay bayteriyada ay ku socdaan, bushkuleetiyada, scootersss, iyo skateboards-ku, kuwaas oo sababay 36 dhimasho iyo138 dhaawac.

SBS News Somali: 15 August 2025 15.08.2025

Warkii Jimcaha ee Austarlia iyo caalamka

Somalia News-Warkii Soomaaliya: 15 August 2025 15.08.2025

Warkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.