SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1124 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Sidee magaca loo badalaa Australia? 30.09.2025

Inaad doorato inaad magaacaga si shariyan ah u badasho waa go’aan wayn oo qofku noloshiisa qaato, waana mid ka turjumaysa daruufaha shaqsiyeed ee qofku marayo.

Wararka SBS Somali 26 September 2025 26.09.2025

Wararka SBS Somali 26 September

Wararka Soomaaliya 24 September 24.09.2025

Wararkii Soomaaliya 24 September 2025

Saamaynta aqoonsiga Falastiin: Mohamed Hassan Dable 24.09.2025

Mohamed Hassan Dable: Saamaynta aqoonsiga Falastiin.

Wararka SBS Somali 24 September 24.09.2025

Wararka SBS Somali 24 Sep

Australia oo aqoonsatay Falastiin 23.09.2025

Australia ayaa ku biirtay dalal ka badan 150 oo si rasmi ah u aqoonsaday Falastiin. Talaabadan ayaa waxaa canbaareeyay Isreal iyo Maraykanka.

Wararka SBS Somali 23 September 2025 23.09.2025

Wararka SBS Somali 23 September

SBS Somali Full Program 19 September 22.09.2025

SBS Somali Full Program 19 September

Wararka SBS Somali 18 September 2025 18.09.2025

Wararka SBS Somali 18 September

Waraysi: Abdiaziz Farah iyo warbixinta Islam nacaybka 17.09.2025

Waxaa dhawaan la soo bandhigay warbixin looga hadlay sida wax looga qaban lahaa Islam nacaybka Australia ku sii kordhaya. Waxaan ka waraysanay Abdiaziz Faraha oo ah xoghayaha Muslim Society Victoria.

Wararka SBS Somali 17 September 17.09.2025

Wararka SBS Somali 17 September

Australia Explained: kansarka ilmo galeenka 17.09.2025

Kansarka ilmo galeenka waa mid laga hortagi karo, laakiin waa haddii hore loo ogaado.

Wararka SBS Somali 16 September 16.09.2025

Wararka SBS Somali 16 september 2025

Wararka Soomaaliya 12 september 2025 12.09.2025

Wararka Soomaaliya 12 september 2025

Wararka SBS Somali 11 September 2025 11.09.2025

Wararka SBS Somali 11 Sep 2025

Wararka SBS Somali 10 September 10.09.2025

Wararka SBS Somali 10 September 2025

Jaaliyad cusub oo lagu daahfuray Melbourne 09.09.2025

Jaaliyad cusub ayaa lagu daahfuray Melbourne.

Wararka SBS Somali 9 September 2025 09.09.2025

Wararka SBS Somali

Wararka SBS Somali 5 September 2025 05.09.2025

Wararka SBS Somali 5 Sep 2025

Wararka SBS Somali 4 September 20205 04.09.2025

Wararka SBS Somali 4 September 2025

Hay'ad cusub oo looga dhawaaqay Melbourne 03.09.2025

Waxaa magaalada Melbourne lagu soo bandhigay hay'ada Australia Refugee and Family reunification Inc. Hay'adan cusub ayaa caawindoonta qaxootiga iyo soogalootiga Soomaalida iyo Africanka ah.

Wararka SBS Somali 3 September 20205 03.09.2025

Wararka SBS Somali 3 September 20205

Waraysi - Ugaas Ahmed-Naasir iyo Dawlad Deegaanka Soomaalidda 03.09.2025

Ugaas Ahmed Nasir oo dhawaan booqday Dawlad Deegaanka Soomaalidda Ethiopia ayaa ka waramay wixii uu ku soo arkay.

SBS News Somali: Talaada, 02 September 2025 02.09.2025

Warkarkii ugu dambeeyeyey ee dalka iyo debeddiisa maanta Talaado ah.

SBS News Somali: 01 September 2025 01.09.2025

Wasiirka Isgaarsiinta Federaalka, Anika Wells, ayaa sheegtay in ay jiraan habab online ah oo si sax ah loogu xaqiijin karo da’da carruurta isticmaalaysa Internet-ka. Natiijo kasoo baxday tijaabo madax bannaan oo lagu sameeyey in ka badan 60 program oo lagu xaqiijiyo da’da, ayaa lagu ogaadey inay qaarkood ay ka carruurta ka joojin karaan inay internet-ka ka arkaan waxyaabo aan ku habboonayn sida da...

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.