SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Warkii Talaado: 21 October 2025 21.10.2025 4:58
Warka maanta waxaa ka mid, taageerada caafimaadka maskaxa ee goobaha shaqada oo laga dayriyey iyo hoggaamiyaha mucaaradka federaalka oo ku baaqday in safiirka Australia u fadhiya maraykanka, Kevin Rud, shaqada laga caydhiyo.
SBS News Somali - Warka Isniinta 20 October 2025 20.10.2025 5:12
Warka maanta oo isniin ah waxaa ka mid ah, dhakhaatiirka Australia oo ku baaqday in la kordhiyo heerka tallaalka ee hargebka iyo ra'iisal wasaaraha Australia iyo Donald Trump oo berrito kuu kulmi doona Washington.
SBS Somali Friday Program - Barnaamijkii jimcaha 17 October 2025 oo dhammaystiran 19.10.2025 49:23
Waa barnaamijkii jimcaha 17 October 2025 oo dhamaystiran, lagana reebay xayaysiiskii.
Waraysi: Abdiqani Nadif Muse - Xadhig-jarkii degmada Shaxda-Buhodle DDS. 19.10.2025 10:04
Abdiqani Nadif Muse , guddoomiyaha quddiga qaban-qaabada xafladda daah-furka degmada Shaxda-Buhodle, DDS, oo ka warramaya sidii daah-furku u dhacay.
Warkii Soomaaliya: Friday 17 October 2025 17.10.2025 9:44
Shixnad maandooriye ah oo lagu qabtay dekedda Muqdisho.
How to donate blood in Australia - Sida loogu deeqo dhiig 17.10.2025 13:04
Each time you donate blood, you can save up to three lives. In Australia, we rely on strangers to donate blood voluntarily, so it’s a truly generous and selfless act. This ensures that it’s free when you need it—but it also means we need people from all backgrounds to donate whenever they can. Here’s how you can help boost Australia’s precious blood supply. - Mar kasta oo aad ku deeqdo dhiig, waxa...
Dagaalka xuduudda ee Afghanistan iyo Pakistan 16.10.2025 6:26
Ciiidammo ayaa iskaga dhintay Pakistan iyo Afghanistan ka dib markii dagaal ku dhex maray xuduudda u dhexeysa.
SBS News Somali - Khamiis, 16 October 2025 16.10.2025 5:30
Maxakamadda sare ee New South Wales ayaa qaaddacday awoodo hore loo siiyey booliiska gobolka. Israel iyo Xammaas-na waxay weli ku muransan yihiin maydadkii Israel ee Xammaas soo celisey.
Somalia News - Warkii Soomaaliya: Arbaco, 15 October 2025 15.10.2025 11:51
Doorashada qof iyo cod oo Muqdisho ka bilaabmi doonta bisha November.
Tracking Privacy - Qarsoodi mise raad-raac? 15.10.2025 17:21
Sidee baa lagu ogaan karaa in is raad-raacidda ama is-kor-joogteynta xubhaha qoysku keento faa'iido ama dhibaato? Khubarada cilmi-nafsiga ayaa ka digaya adeegsiga Apps_ka la isku raad-raaco
Is-dhaafsiga maxaabiista Xammaas iyo Israel 15.10.2025 8:04
Israel iyo Xammaas ayaa is dhaafsaday maxaabbiis taas oo qayb ka ah wejiga hore ee heshiiska joojinta dagaalka ee Maraykanku hoggaaminayo
SBS News Somali: Tuesday, 14 October 2025 14.10.2025 6:22
Kumannaan qof Qaza kusoo dhoweeyey maxaabiistii falastiin ee Israel kasii deysey xabsiyada. Xoghaya qaramanda midoobey oo ku boorriyey dhinacyada ay khusaysaa inay fursaddan uu isticmaalaan soo af-meeridda dagaalka, ballanqaadyadoodiina ay ka dhabeeyaan.
SBS News Somali: Monday, 13 Oct 2025 13.10.2025 5:42
Senetor Lidia Thorpe oo sheegtay inay gubi lahayd aqalka baarlamaanka si ay ugu dagaallanto caddaaladda falastiiniyiinta. Donald Trump oo u socdaalay bariga dhexe si uga qayb galo xuska saxeexa nabadda bariga dhexe.
SBS Somali Full Friday Program - Barnaamijkii oo dhammaystiran: 10 Octobers 2025 12.10.2025 53:02
Barnaamijkii Jimcaha - 10 October oo dhammaystiran.
Wararka SBS Somali 10 October, 2025 10.10.2025 14:32
Wararka SBS Somali 10 October.
Wararka SBS Somali 9 October, 2025 09.10.2025 4:43
Wararka SBS Somali 9 Oct.
Wararka SBS Somali 8 October, 2025 08.10.2025 10:45
Wararka SBS Somali 8 October 2025
Sagootin loo sameeyay Amina Diria oo shaqada ka fariisatay 28 sano kadib 08.10.2025 13:56
Sagootin loo sameeyay Amina Diria oo shaqada ka fariisatay 28 sano kadib
Wararka SBS Somali 7 October 2025 07.10.2025 5:08
Wararka SBS Somali 7 Oct.
Wararka Soomaaliya 3 October 2025 03.10.2025 9:12
Wararka Soomaaliya 3 oct
Wararka SBS Somali 2 October 02.10.2025 4:52
Wararka SBS Somali 2 October
Qorshaha Donald Trump ee lagu soo afjarayo dagaalka Gaza 01.10.2025 8:27
Dalal badan ayaa soo dhaweeyay qorshaha Donald Trump ee la doonay in colaadda Gaza lagu soo afjaro.
Wararka SBS Somali 1 Oct 2025 01.10.2025 9:57
Wararka SBS Somali 1 October, 2025
Wararka SBS Somali 30 September 30.09.2025 4:23
Wararka SBS Somali 30 September.
SBS Somali Full Program 26 September 30.09.2025 51:20
SBS Somali Full Program 26 September 2025
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.