SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Xisbiga National-ka oo si rasmi ah uga baxay qorshaha Net Zero - 2050 04.11.2025 9:15
Xisbiga National-ka ayaa si rasmi ah uga baxay taageerada siyaasadda Australia ee qorshaha net zero, waa dhimista qiiqa’e, sanadka 2050, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Canberra. Go’aankan ayaa dhalinaya khilaaf suurtagal ah oo dhexmara xisbiga Liberals, oo iyaguna dib u eegaya habka ay u wajahaan isbeddelka cimilada, kadib guuldarradii kasoo gaartey doorashadii Federalka ee lasoo dhaafay.
SBS News Somali - Warka Talaado: 04 November 2025 04.11.2025 4:32
Dad uu dooda xuquuqda bulshada ayaa ku tilmaanay ciqaab, qorshe cusub oo oggolaanaya in Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Australia uu lacagta daryeelka bulshada ka gooyo, qofkii loo jaro waraaqda soo qabashada oo la xiriirta dembiyo halis ah oo galmo.
SBS News Somali - Warkii Isniin: 03 Novermber 2025 03.11.2025 5:09
Qof kasta oo u qalma Medicare ayaa hadda daaweynta dhakhtarrada bilaash ku helaya. Mas'uulka ugu sarreeya shirkada Optus ayaa diidey inuu ruqsasto, ka dib markii Seneterro ka ka tirsan xisbiga is-bahaysigu weydiiyeen su'aalo.
Understanding treaty in Australia: What First Nations people want you to know - Australia Explained: Fahmidda "Treaty" - Waxa ay dadka dhulka loogu yimid rabaan inaad ogaato 02.11.2025 8:33
Australia is home to the world’s oldest living cultures, yet remains one of the few countries without a national treaty recognising its First Peoples. This means there has never been a broad agreement about sharing the land, resources, or decision-making power - a gap many see as unfinished business. Find out what treaty really means — how it differs from land rights and native title, and why it m...
SBS News Somali - Warkii Australia iyo caalamka: 31 October 2025 31.10.2025 9:13
Gobolka Victoria ayaa noqday gobolkii ugu horreeyey ee heshiis (Treaty) la galay dadka dhulka loogu yimid. Prince Andrew oo ah Boqor Charles walaalkii ayaa laga qaaday dhammaan cinwaanadiisii boqortooyada.
Somalia News - Warkii Soomaaliya: Jimce 31 October 2025 31.10.2025 10:55
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sh. Maxamuud iyo wufuud kale ayaa ka qayb galay shirka xuska shirkii nabadeynta Soomaaliyeed ee Carta - Djibouti
What are Australia’s fishing laws and rules? - Australia Explained: Sharciyada iyo xeerarka kalluumaysiga Australia ma taqaannaa? 30.10.2025 12:26
Thinking of going fishing in Australia? Make sure you are familiar with local regulations, including licensing systems, closed seasons, size limits, permitted gear, and protected species. - Ma rabtaa inaad kalluumaysi u baxdo? Hubi inaad taqaanno xeerarka iyo sharciyada, sida ruqsadaha kalluumaysiga, xilliyada aan la oggolayn kalluumaysiga, xajmiga kalluunka, qalabka kalluumaysiga iyo nooca dabar-...
Booliska Brazil oo xasuuq lagu eedeeyey shirka COP-30 ka hor 30.10.2025 9:20
Iyadoo uu shirweynaha cimilada ee qarammada midoobey todoobaad ka dib, ka bilaabmi doono dalka Brazil, ayaa booliiska Brazil, si lama filaan ah weerar ugu qaaday koox ka mid kuwa dembiyada abaabulan. Weerarkaas ayaa lagu sheegay inuu noqday kii booliska brazil ee ugu dhimashada badnaa. Wufuud kumanyaal ah ayaa la filayaa inay kasoo qayb galaan shirka.
Dareenka ka mid ahaansha Australia ee bulshooyinka kala luqadaha duwan 30.10.2025 6:11
Warbixin cusub oo ay wada-jir usoo saareen SBS iyo Jaamacadda Canberra University, ayaa shaaca ka qaadday in dareenka ka-mid-ahaanshaha bulshada, ee bulshooyinka kala dhaqanka duwan ee Australia, uu kor uu kacay marka la barbar dhigo heerkii uu marayey sanadkii 2023.
SBS News Somali - Warka Khamiis: 30 October 2025 30.10.2025 4:39
Labaatankii kun ee ugu dambeeyey ee xidhmooyinka daryeelka guriga ee waayeelka ayaa maanta la kala qaatay. Hay'adda WHO-na waxay sheegtay 460 qof lagu dilay cisbitaal ku yaalla Darfur oo hooyooyinku ku umulaan, Weerarka ayaa lagu eedeeyey ciidamada paramilitary-ga ee Suudaan.
SBS News Somali - Warkii Arbaco: 29 October 2025 29.10.2025 11:20
Warkii maanta ee Australia iyo caalamka ee maanta oo Arbaco ah
Somalia News - Warkii Soomaaliya: Arbaco 29 October 2025 29.10.2025 12:16
Warkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya
Kidney PBS - Daawo loo raqiisiyey cudurka kelyo-xanuunka 29.10.2025 5:37
Dowladda federaalka ayaa barnaamijka Pharmaceutical Benefits Scheme (PBS) ku dartay daawo lagu daweeyo cudurka kelyaha. In ka badan 65,000 oo reer Australia ah ayaa la filayaa inay ka faa’iidaystaan helitaanka daawadan oo la yiraahdo Jardiance.
SBS News Somali - Warka Talaado, 28 October 2025 28.10.2025 4:32
Shirkadaha warbaahinta bulshada ayaa aqbalay inay hir-geliyaan sharciga dowladda ee carruurta ka ayar 16-jir ka xakamayn doona barasha bulshada. Website cusub oo lagu qori doono magaca xannaanada carruurta jebis sharciga badbaadada carruurta.
Akhriska iyo qoraalka dadka waaweyn oo hooseeya iyo saameynta fursadaha shaqada 28.10.2025 8:29
Shantii qof ee Australian ahba mid ka mid ah oo u dhiganta, ku dhawaad saddex milyan oo dadka da'da weyna ah, ayaa xirfaddoodda akhriska iyo xisaabaadku hooseysaan, taas oo si weyn u saameyn karta noloshooda maalin-laha ah.. Barnaamijyo ayaa dalka oo dhan ka socda loogu talo galay in ay dadku ku hore-mariyaan xirafahooda, uguna gaadhaan yoolka noloshooda
SBS News Somali - Warkii Isniin: 27 October 2025 27.10.2025 4:52
Haya'dda ACCC oo Microsoft Australia ku furtay dacwad ku saabsan inay macaamiisheeda marin-habaabisay. Canada-na waxay sheegtay inay ku talo jirto inay dhoofinta ganacsigooda u jiheyn doonaan dalal aanu maraykan-ku ku jirin.
Barnaamijkii Jimcaha 24 October 2025 oo dhammays tiran. 27.10.2025 51:02
Barnaajimkii Jimce, 24 October 2025, oo dhammays tiran oo laga reebay xayaysiis.
SBS News Somali - Warkii Jimcaha: 24 October 2025 24.10.2025 10:56
Dowladda Victoria oo qorsheynaysa inay dumiso afartan iyo afar (44) dabaq oo guryaha dadweynaha ah. M.weynaha Ruushka ayaa isna kasoo jawaabey cunaqabatayntii cusbayd ee uu Donald Trump kusoo rogey.
Somalia News - Warkii Soomaaliya: 24 October 2025 24.10.2025 7:41
M.weyna jamhuuriyadda iskeed isu magacowday ee Somaliland oo tegey Ceerigaabo oo la sheegay in lagu qabtay shir nabadeed.
Xasaasiyadda laws-ka ee carruurta - Talooyin cusub 24.10.2025 10:23
Daraasad cusub oo laga saaray Maraykanka ayaa lagu ogaadey in carruurta yaryar ee lawska iyo walxaha kale ee ka samaysan, hore loo siiyaa ay inta badan ka badbaadaan xasaasiyadda laga qaado lawska. Daraasaddan ayaa waafaqday natiijadii mid 10 sannadood ka hor soo baxday oo iyana lagu soo jeediyey in carruurta horey loogu bilaabo cunista lawska.
Road trips in Australia: What you need to know before hitting the road - Baabuurka oo lagu dalxiiso Australia iyo waxaad u baahan tahay inaad ogaato 24.10.2025 10:57
There’s no better way to experience Australia than hitting the road. Between the wide-open landscapes, country bakery pies, and unexpected wildlife, a road trip lets you take in the country at your own pace. But even if you’ve driven overseas, Australia comes with its own set of challenges, especially when you venture off the beaten path. - Ma jirto hab loogu dalxiiso Australia oo ka wanaagsan ina...
SBS News Somali - Warkii Khamiista: 23 October 2025 23.10.2025 4:48
Dowladda Federaalka ayaa bilowday tijaabadii ugu horreysey ee howl-galka Airport-ka cusub ee galbeedka Sydney. Madaxweyne Donald Trump ayaa isna cunaqabatayn cusub kusoo rogey dalka Ruushka.
SBS News Somali - Warka Arbacada, 22 October 2025 22.10.2025 10:13
Dabaylo iyo duufaanno ayaa laga filayaa maanta qaybo badan oo Austrlia ka mid ah. M.weynihii hore ee Faransiiska, Nicolas Sarkozy ayaa bilaabay xabsi shan sannadood ah.
Somalia News - Warkii Soomaaliya: Arbaco, 22 October 2025 22.10.2025 10:48
Siyaasiyiintii mucaaradka ee dhowaan la heshiiey M.weyne Hassan Sh. Mohamud ayaa loo diidey inay diyaarad u raacaan Baydhabo.
Sida hadal naxariis lehi uga hor-tegi karo kufidda waayeelka 22.10.2025 8:34
Ka-hortagga dhicitaanku ma fududa, gaar ahaan marka dadku aanay akhriyi karin ama fahmi wacyi-gelinta ku qoran Ingriisada. Australia gudeheeda, afartii qofba hal qof oo da’diisu ka weyn tahay 65 jir ayaa dhaca ama kufa, ugu yaraan hal mar sanadkii, waana sababta ugu weyn ee dadka da’da weyn ku keenta dhaawac isbitaal loo geeyo ama dhimasho-ba.
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.