SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1124 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Somalia News - Warkii Soomaaliya: Arbaco 19 November 2025 19.11.2025

Ka dib dembiyada iyo dhaca oo batay awgeed ayuu guddoomiyaha gobolka Hiiraan awaamiir cusub oo nabadda lagu sugayo soo rogey. Jubba Land-na waxay ku dhawaaqday shir qaran.

From Mabo to modern Australia: the ongoing story of native title - Native title: Laga soo bilaabo Mabo ilaa Maanta 19.11.2025

Australia is known around the world for its rich and diverse First Nations cultures. But when it comes to native title and land rights, you might still wonder what they actually mean. Discover what native title means in Australia, how it began with the Mabo Case, what the Native Title Act does, and why it matters for all Australians. - Australia waxay dunida caan kaga tahay dhaqamada hodanka ah is...

SBS News Somali - Warka Talaado: 18 November 2025 18.11.2025

Xisbiga Liberalka ayaa doortay hoggaamiyehoodii ugu horreeyey oo haween ah. Dalka Bangladhesh-na waxaa iyada oo maqan dil lagu xukumay Sheekh Xasiina oo ahayd Ra'iisal Wasaarihii hore ee dalkaas.

SBS News Somali - Warka Isniin 17 November 2025 17.11.2025

Ciidda macmalka ah ee carruurtu ku cayaarto oo hore looga helay walaxda Asbestos, ayaa laga helay in ka badan boqol goobood oo ku yaalla South Australia.

SBS Somali Full Program: Barnaamijkii Jimce Friday 14 November 2025 16.11.2025

Barnmaaijikii Jimce 14 November oo dhammaystiran.

How to plan for your child’s financial future in Australia - Australia Explained: Sida loo qorsheeyo dhigaalka dhaqaale ee ilmahaaga 16.11.2025

Financial planning can feel stressful for any parent. When it comes to saving for your child’s future, knowing your options helps make informed decisions. And teaching your kid healthy money habits can be part of the process. - Qorshe-samaynta maaliyadeed waxay waalidka ugu muuqan kartaa mid adag. Marka aad ilmahaaga u samaynayso dhigaal dhaqaale, waxaad u baahan tahay inaad ogaato fursadaha kala...

SBS News Somali - Warka Jimce: 14 November 2025 14.11.2025

Premierka Voctoria, Jacinta Allan, ayaa beeniysay inay soo rogtey sharciyada cusub ee dembiyada carruurta, cabsi ay ka gashay wararka xun ee laga fidiye awgeed. BBC-da Ingriiska oo raalli-gelin siisay Donald Trump.

Somalia News - Warkii Somalia: 14 November 2025 14.11.2025

Diyaar-grawoga doorashada golayaasha deegaanka gobolka Benaadir oo socda iyo shacabka oo lagu boorriyey inay qaataan kaadhka aqoonsiga si ay u codeeyaan. Puntland oo beenisay inay falal budhcadnimo ahi ka dhaceen xeebaha Eyl ee gobolka Nugaal.

SBS News Somali - Warka Khamiis 13 November 2025 13.11.2025

Gobolka Victoria ayaa noqday meeshii ugu horresey ee Australia heshiis sharci ha lagala galo dadka dhulka loogu yimid. Hoggaamiyaha xisibiga Liberal-ka, Susan Ley, ayaa la filayaa inay maanta shaaciso go'aankooda rasmiga ah ee ku aaddan Net Zero.

Uk BBC Scandal - Ceebtii ku dhacday BBC-da Ingriiska 12.11.2025

Labo mas’uul oo sare oo ka tirsan warbaahinta BBC ayaa iska casilay xilalkii ay hayeen ka dib markii lagu eedeeyay eex hay’adeed oo ka jirta BBC-da Ingiriiska. Waxaa la dhaliilay tafatirkii khudbad uu jeediyay Donald Trump, ka hor intii aanay dad mudaharaadayey weerarin magaalo-madaxda Maraykanka 6-dkii Jannaayo ee 2021-kii.

SBS News Somali - Warka Arbaco: 13 November 2025 12.11.2025

Dowladda Victoria oo soo rogaysa sharciyo cusub oo carruurta 14-jir iyo ka weyn ah ee dambiyada culus gasha loogu xukumi karo sida dadka waaweeyn. Madaxa hay'adda sirdoonka ee Australia ayaa sheegay in budhcadda Internet-ka ee uu dalka Shiinuhu taageero ay khatar ku hayaan Ausralia.

Somalia News - Warka Soomaaliya: Arbaco 12 November 2025 12.11.2025

Dowladda Soomaalia oo xallisay shaqo-joojintii laga sameeyey Airport-ka Aadan-cadde ee Muqdisho iyo Xiisadahii dagaal ee deegaanka Wanle-weyn oo shakhsiyaad loo soo xidhay.

Interview - Waraysigii Hani Abdille: Shirkii Sydney ee dhallinta Africa ka soo jeedda 12.11.2025

Hani Abdille oo Sydney joogta ayaa ka warrantay shirkii dhallinyarada Afrika ka soo jeedda ee Australia oo sabtidii 8-da November 2025 lagu qabtay magaalada Sydney.

SBS News Somali - Warka Talaado: 11 November 2025 11.11.2025

Ra'iisal wasaare, Anthony Albanese ayaa taageeray mamnuucidda astaamaha kooxaha neo-nazi-ga. Donald Trump-na wuxuu cafis u fidiey koox ay xulafo ahaayeen oo hore ugu xidhnaa isku day ah inay weeciyaan doorashadii 2020.

Dating or matchmaking: How to find a partner in Australia - Australia Explained: Sida Australia looga helo lammaane. 10.11.2025

Many newly arrived migrants in Australia seek relationships not only for romance but to regain a sense of belonging. Separation from loved ones often drives this need for connection. This episode explores how dating in Australia differs from more collectivist cultures and how newcomers can find partners. From social events and dating apps to professional matchmaking, it highlights how migrants can...

SBS News Somali - Warka Isniin: 10 Novermber 2025 10.11.2025

Premeir-ka New South Wales ayaa sheegay inuu sii adkayn doona sharciyada mamnuucidda astaamaha kooxaha Neo Nazi-ga. Afartan kun oo carruurta reer Gaza ahna waxaa u bilaabmay tallaalka ka hortagga cudurrada la is celin kara sida xiiqda.

Shimbiraha penguin-ka oo halis ugu jira is-beddelka cimilada adduunka 09.11.2025

Koox caalami ah oo saynisyahanno ah ayaa ka digtay in shimbiraha penguins-ka la yiraahdo ay dunida oo dhan halis ugu jiraan saamaynta cimilada daran.

SBS News Somali - Warkii Jimce: 7 November 2025 07.11.2025

Wiil dhallin yaro ah oo Camberra lagu qabtay ayaa lagu eedeeyey falal xag-jirnimo ah iyadoo ay booliisku gurigiisa kasoo heleen qori been-abuur ah, qoraallo xag-jir ah iwm. Donald Trump oo Nancy Pelosi ku tilmaamamay haweeeney belaayo ah, ka dib markii ay shaacisay inay hawl-gabayso.

Somalia News - Warkii Soomaaliya: Jimce 7 November 2025 07.11.2025

Wasiirka wasaaradda gaashaan-dhigga Soomaaliyo iyo taliyaha guud ee ciidamada ayaa hor tegey golaha aqalka sare ee baarlaamaanka, halkaas oo lagu weydiiyo su'aalo ku saabsan dagaalak Al-shabaab.

Sudan Violence - Xasuuqa Al-Fasher iyo welwelka qoysaska Australia deggan 06.11.2025

Xubno ka mid ah bulshada Suudaan ee Australiyaanka ah, ayaa ka welwelsan qoysaskoodii oo ku go’doonsan magaalada Al-Fasher ee dalka Sudan, kadib markii ay jabhadda RSF xoog ku qabsadeen, lana sheegay inay dad ku xasuuqeen.

SBS News Somali - Warka Khamiis: 6 November 2025 06.11.2025

Dowladda Australia ayaa loogu baaqay inay xakamayso isticmaalka baskeellada korontada ku socda ee loo yaqaan E-bikes.

SBS News Somali - Warkii Australia iyo caalamka: Arbaco 4 November 2025 05.11.2025

Halkan ka dhegeyso warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo Arbaco ah.

Somalia News - Warkii Soomaaliya: Arbaco 4 November 2025 05.11.2025

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, guddiga doorashooyinka madaxa bannaan iyo madax kale, ayaa ka qayb galay, shir lagu soo ban-dhigay shirkad caalami ah oo baadhitaan ku samaysay, nidaamka codbixiyayaasha ee guddiga doorashooyinka qaranka.

Saameynta xabsigu ku yeesho dhallinta First Nations iyo baaritaan lagu samaynayo 05.11.2025

Dowlad-goboleedyada hoos yimaada Australia ayaa waajihi doona baaritaan baarlamaan oo ku saabsan natiijooyinka iyo saameynta xarigga dhalinyarada. Waxaa kale oo il gaar ah lagu eegi doonaa, sababta carruurta ka soo jeedda First Nations, si xad-dhaaf ah loogu xiro xabsiyada.

Ingiriiska gudihiisa oo rakaab tareen saaran mindi lagu weeraray 04.11.2025

Maalinkii Sabtida oo bisha November ahayd 1, ayaa train ku safraya gudaha dalka Ingriiska waxaa mindi lagu dhaawacay 11 oo ka mid ah dadkii saarnaa train-ka. Booliiska Ingriiska ayaa sheegay inaanay jirin wax caddeyn ah oo muujinaysa in weerarkaasi la xiriiray argagixiso.

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.