Basra Mohamed

Danjir radio

Education AF ↓ 23 episodes

Danjir radio, the voice of the community

Be sure to visit the podcast's website and support the creator: danjirradio1.wordpress.com

Author

Basra Mohamed

Category

Education

Podcast website

danjirradio1.wordpress.com

Latest episode

Apr 15, 2025

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 10M+ downloads · 4.7+ rating iOS soon

Episodes

Warkii Ugu Dambeyay 15.04.2025

Warkii ugu dambeyay ama WUD, waa barnamij ka hadla wixii ugu xiisaha badnaa ee caalamka ka dhacay

Danjir Show-Shaqaalaha 26.10.2023

Wareysi ku saabsan xuquuqda shaqaalaha-Wareysi

Warysiga VOA ee Qurbajoogta-Basra Mohamed 01.10.2023

Wareysiga raadiyaha VOA ee qurbajoogta Canada-Basra Mohamed

Danjir show-Kulan wadatashi 13.09.2023

Kulan jaaliyada Toronto ay ku wada tashadeen iyo Danjir show oo ay la wadaageen aragtiyahoodii

Danjir show-Ahamiyada Afka hooyo 16.08.2023

Danjir show: Wareysi ku saabsan guusha waxbarasho inay ku xiran tahay afka hooyo -Qadra Yassin

Bar-Sixirka iyo Jinka 2aad 13.07.2023

Warbixin ku saabsan Sixirka, Jinka iyo Isha iyo wareysi raadiye Danjir la yeeshay macalin Abdulahi Hassan. Qeybti dhameystirka

Bar-Sixirka iyo Jinka1 13.07.2023

Warbixin ku saabsan Sixirka, Jinka iyo Isha iyo wareysi raadiye Danjir la yeeshay macalin Abdulahi Hassan. Qeybti 1aad

Matxafka Dhaqanka ee MN 13.07.2023

Matxafka cusub ee dhaqanka Soomaaliyeed oo laga furay gobolka Minnesota iyo wareysi

AB-arooska gelinka dambe 12.07.2023

Rayiga laga qabo arooska habeenkii, Danjir radio

Bar-Danta dadweynaha2 26.11.2022

Dhacdadii naxdinta lahayd ee ka dhacday Canada bisha June 6deedii

Bar-Danta dadweynaha3 26.11.2022

Dhibaatada dad badan ka haysata guryaha kutaanta leh iyo waxyaabaha ay ka qaban karaan

Bar-Danta dadweynaha4 26.11.2022

Maxaa ka dhaxeeya maamooyinka iyo boliiska? su'aalo midan la mida ayaan jawaab u raadinay

Aayaha-wareysiga qoysaska 26.11.2022

Wareysi xaalada qoyska, Basra & Sharif

Wareysigii AUN Madaxweyne Abdullahi Yussuf Ahmed 26.11.2022

Raadiye Danjir oo wareysi la yeeshay madaxweynihii hore AUN mudane Abdullahi Yussuf Ahmed.

Danjir show-Baroordiiq 26.11.2022

Barnaamijka Danjir show oo ku saabsan baroordiiqdii ka dhacday magaalada Toronto

Bar-Danta dadweynaha 26.11.2022

Barnaamijka Danta dadweynaha ee raadiye Danjir

Raadiye Danjir iyo abwaan Sungub 02.10.2022

Abwaan Sungub AUN oo gabay ku amaanay waxqabadka raadiye Danjir iyo shaqaalihiisa

Warka raadiye Danjir-Feb20 20.02.2021

Wararka raadiye Danjir codka bulshada Soomaaliyeed

Warka Danjir Feb7 07.02.2021

Wararka dalka iyo dibeda ee raadiye Danjir Feb7

Dhacdooyinkii sanadkii 2020ka 10.01.2021

Sanadkii 2020 dhacdooyinkiisii ugu saameynta badnaa iyo kuwa kale

Hambalyada Sanadka cusub ee 2021 02.01.2021

Raadiye Danjir iyo barnaamika sanadka cusub ee 2021

Danjir radio (Trailer) 09.12.2020
Danjir Codka Bulshada-1 09.12.2020

Danjir radio is the voice of the community in central Ohio. It focuses on health, educational programs and other social issues.  Danjir radio waa codka beesha deggan bartamaha gobolka Ohio. Wuxuu xooga saaraa raadiyaha arrimaha caafimaadka, waxbarashada iyo arrimaha bulshada u muhiimka ah.

Listen to the Danjir radio podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.