SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1263 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Be sure to visit the podcast's website and support the creator: www.sbs.com.au

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Oct 2, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android almost 10M downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Maxay tahay dacwada u socota Dawlada Victoria iyo dadka degan saraha dhaadheer ee Melbourne 26.04.2024

Dacwad u socota Dawlada Victoria iyo qaar ka mid ah dadka degan saraha dhaadheer ee Melbourne.

Wararka SBS Somali 25 Abriil 25.04.2024

Wararka SBS Somali 25 Abriil

Muhiimada waalidku inuu iskuulka ka war hayo 24.04.2024

Salah Farah oo aan ka waraysanay muhiimada ay leedahay in waalidku ka qayb qaataan howlaha ka socda iskuulka caruurtoodu dhigtaan. Salah waxa uu ka tirsan yahay School Council-ka iskuulka caruurtiisu wax ka bartaan.

Wararka dalkii hooyo ee maanta 24 Abriil 24.04.2024

Wararka dalkii hooyo 24 Abriil

Wararka SBS Somali 24 Abriil 24.04.2024

Wararka SBS Somali 24 Abriil

Australia Explained: Land and connection 24.04.2024

Aboriginal and Torres Strait Islander peoples have a profound spiritual connection to their land.

Wararka SBS Somali 23 Abriil 23.04.2024

Wararka SBS Somali 23 Abriil

Ololaha dib u dhiska buundada Baardheere. 19.04.2024

Buundada Dagmada Baardheere oo dadaala loo wado sidii loo dhisi lahaa. Jaaliyadaha dibada ee kasoo jeeda Baardheere oo isxilqaan dheeraada wada.

Xubinta Ciyaaraha SBS ee Jimcaha. 19.04.2024

Xubinta Sportiga SBS ee Jimcaha

Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel. 18.04.2024

Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel ayaan u muuqan mid sii dagaysa. Israel ayaa ku hanjabaysa in ay aarsan doonto halka Iiraan ay iyaduna wacad ku marayso in ay jawaab adag ka bixin doonto hadii ay Israel soo celiso weerar danbe. Dhinaca kale ma muuqato cid waan waan ka dhaxwada labada dhinac.

Wararka SBS Somali, 18 Abriil. 18.04.2024

Wararka maanta 18 Abriil 2024 ee Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS.

Madaxweyne Xassan Sh M oo sheegay in dagaalka Alshabaab lasii wadayo 17.04.2024

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, mar uu la hadlayay ciidamo tababar ku jira, ayuu sheegay in dagaalka Alshabaab lagula jiro in uu sii socon doono.

Waraysi Abdullahi Aden iyo kaalinta Afsoomaaligu ubadka qurbaha u leeyahay. 17.04.2024

Waraysi SBS ay la yeelatay Abdullahi Aden oo ka mida hormuudka urur Soomaaiyeed oo u dhaqdhaqaaqa arimaha dhaqanka Soomaliyeed. Xassan Jamac ayaa ka waraystay ahmiyada afka hooyo u leeyahay da'a yarta qurbaha ku dhalatay ama ku barbaatay, dadaaladooda iyo waxa ay usoo joogeen.

Sida loogu diyaar garoobo duufaanada iyo daadadka Australia 17.04.2024

In the last decade, Australia has experienced some of its worst flooding events in recorded history. As intense rainfall has repeatedly caused river networks to overflow, some flood-prone communities have experienced catastrophic damage to infrastructure, homes and even loss of life. So, how do you know if a serious weather event is imminent, and what should you do to prepare? Who can you ask for...

Xaflad loogu dabaaldegayo Ciida oo lagu qabtay Melbourne 16.04.2024

Xaflada Salamfest oo lagu qabtay Melbourne.

Wararka SBS Somali 16 Abriil 16.04.2024

Wararka SBS Somali 16 Abriil

Wararka SBS Somali 11 Abriil 11.04.2024

Wararka SBS Somali 11 Abriil

Wararka dalkii hooyo 10.04.2024

Wararkii u danbeeyay ee Soomaaliya

Dabaaldega Ciida ee Jaaliyadda 10.04.2024

Jaaliyada Melbourne oo ciiday

Navigating the implicit right to protest in Australia - Maaraynta xaquuqda maldahan ee qofku mudaharaadi karo Australia 10.04.2024

Every week, impassioned Australians take to the streets, raising their voices in protest on important issues. Protesting is not an offence, but protesters sometimes test the limits of the law with extreme and antisocial behaviour. The chance of running into trouble depends on where you’re protesting and how you behave. - Todobaadkasta, shacab Australian ah oo xamaasadaysan ayaa wadooyinka isugu so...

Somali_Explained_right_to-protest_10042024 10.04.2024

Australia explained

Wararka SBS Somali 9 Abriil 09.04.2024

Wararka SBS Somali 9 Abriil

Idaacadii SBS Somali oo dhamaystiran 09.04.2024

Idaacadii SBS Somali oo buuxda

Wararka SBS Somali 4 Abriil 04.04.2024

Wararka SBS Somali 4 Abriil

Wararka SBS Somali 3 Abriil 03.04.2024

Wararka SBS Somali 3 Abriil.

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.