SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Be sure to visit the podcast's website and support the creator: www.sbs.com.au
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Golaha Amaan ee QM oo ka dooday soo afjarida Ergada QM ee Ciraaq. 17.05.2024 5:46
Golaha Amaanka ayaa ka dooday soo afjarida Ergada Qaramada Midoobay ee Ciraaq ka hawl gasha.
fahanka-sharciyada-xidhida-kuraasta-caruurta-ee-baabuurka 16.05.2024 11:49
Dhamaan waalidiintu waxay doonayaan inay hubiyaan in caruurtoodu si amaan ah ugu safraan gaariga. Qaybtan waxaan ku eegaynaa sharuucda iyo nidaamka suumanka caruurta loo xiro marka ay gaariga saaran yihiin si loo hubiyo inay helaan fursada ugu fiican ee ay ku badbaadi karaan haddii ay shil galaan.
Hamdi Ali & Muhuba Qaymaa & saamaynta baraha bulshada ee da'a-yarta 15.05.2024 16:07
Muhubo Suleymaan (Muhubo Qaymaa) iyo Hamdi Ali, ayaa Laanta Afsoomaaliga ee SBS waxa ay ka waraysatay da'a-yarta isticmaalkooda baraha bulshada iyo saamaynta uu ku leeyahay nolashooda, haday noqoto mid wax barasho, dhanka caafimaadka maskaxda iyo dhanka xidhiidhka ay waalidka la leeyihiin.
DR M Abbaas oo miisaaniyada Australia 2024-2025 ka faaloonaya. 15.05.2024 14:55
Dr Maxamed Cabaas, ayaa Laanta Afsoomaaliga ee SBS uga waramay miisaaniyada Australia 2024-2025.
Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay. 15.05.2024 6:13
Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya ayaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay. Shirkan ayaa waxaa isugu yimid madaxda federaalka Madaxweyne Xassan Sh Maxamuud, Ra'iisul Wasaare Xamza C Barre, R/wasaare ku xigeen Saalax Axmed Jaamac iyo madaxweynayaasha maamulada kala ah Jubbaland, Garmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeele iyo maamulka gobalka Banaadir. Shirkan ayaa waxaa ka maqan m...
Dooda dadka cusub ee Australia yimaada oo soo laabatay. 14.05.2024 11:33
Dooda ku saabsan dadka Australia ay dib-udajinta u samayso, kuwa shaqada u yimaada iyo ardada wax-barashada usoo doonta iyo saamaynta bulsho, dhaqaale iyo tan siyaasadeed ee ay yeeshaan oo dib usoo laabatay.
WARARKA SBS SOMALI, 13 MAY. 13.05.2024 7:15
Wararka SBS Somali ee 13 May.
Isse Dholawaa iyo shaqo ka joojinta xafiiska UNSOM 10.05.2024 12:33
Isse Dholawaa oo ka waramay go'aanka Dawladda Federalka Soomaliya ay xafiiska UNSOM shaqada uga joojinayso.
Mohamed Ibrahim iyo shaqo ka joojinta xafiiska UNSOM 10.05.2024 6:03
Mohamed Ibrahim oo aan ka waraysanay go'aanka Dawladda Federalka Soomaaliya ay ku joojinayso shaqada UNSOM
Wararka Soomaaliya 10 May 10.05.2024 9:16
Warka Soomaaliya 10 may
Wararka SBS Somali 10 May 10.05.2024 6:56
Wararka SBS Somali 10 May
Wararka SBS Somali 9 May 09.05.2024 4:22
Wararka SBS Somali 9 may
WARARKA SBS SOMALI, 08 MAY. 08.05.2024 12:04
Wararkii SBS Somali ee 08 May.
Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi heshiisyo ku kala sixiixday. 08.05.2024 8:50
Shir u dhexeeyey madaxda labada dowladood Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi ka socday, ayaa kusoo dhamaaday heshiisya dhowra oo labada wadan kala sixiixdeen. Shirkan oo maalma socday, ayaa waxaa gadaal kaga soo biiray Raysul-wasaare Xamse Cabdi Barre.
Hamdi Ali, oo ka faaloonaya weerarada mindiyaha ee Australia ka dhacay 08.05.2024 9:51
Waraysi Hamdi Ali ay Laanta Afsoomaaliga ee SBS la yeelatay ayaa daaran danbiyada ama weerarada mindiyaha lagu galayo, iyo saamayntooda dhanka bulshada.
Australia, Weerarada mindiyaha iyo talaabooyinka xiga. 08.05.2024 8:13
Weerarada loo adeegsanayo mindiyaha ayaa Australia kusoo batay. Dareen kala duwan ayaa laga bixiyey, iyadoo uu sababay in ay Ausralia ka bilaabatay in la adkeeyo sharciyada ku aadan ka hortaga adeegsiga mindida. NSW ayaa la filayaa in waqti dhaw ay soo saarto sharci awooda badan siinaya bilayska si ay u hubsadaan ka hortaga adeegsida mindiyaha.
WARARKA SBS SOMALI 07 MAY 07.05.2024 8:13
Wararkii ugu doorka roonaa maanta ee Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS.
Wararka Soomaaliya ee Jimcaha 06.05.2024 8:05
Wararka Soomaaliya
Wararka Bariga Dhexe iyo dibadbaxyada Maraykanka 06.05.2024 7:33
Wararkii u danbeeyay ee Gaza.
Wararka SBS Somali 2 May 02.05.2024 4:13
Wararka SBS Somali 2 May
Homeland News 1 May 01.05.2024 10:59
Wararka Soomaliya 1 May
Is private health insurance right for you? 01.05.2024 11:01
Caymiska caafimaadka gaarka ah ma loo baahan yahay?
Wararka SBS Somali 1 May 01.05.2024 11:29
Wararka SBS Somali 30 Abriil.
Wararka SBS Somali 30 Abriil 30.04.2024 4:55
Wararka SBS Somali 30 Abriil
Wararka SBS Somali 26 Abriil 26.04.2024 8:38
Wararka SBS Somali 26 Abriil
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.