SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Be sure to visit the podcast's website and support the creator: www.sbs.com.au
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Taariqda Xisbiga Nationalka Australia 16.04.2025 8:17
The National Party of Australia, oo hadda uu hogaamiyo David Littleproud, wuxuu ku faanaa inuu matalayay bulshooyinka miyiga iyo magaalooyinka yaraya ee Australia mudo ka badan 100 sano.
Wararka SBS Somali 16 Abriil 16.04.2025 10:46
Wararka SBS Somali 16 Abriil
Wararka SBS Somali 15 Abriil 15.04.2025 6:26
Wararka SBS Somali 15 Abriil
Ka sokow buugaagta: Sida matxafyadu u dhisaan bulshooyinka 15.04.2025 10:13
Waa sax in bugaagta si lacag la’aan ah looga amaahdo, laakiin waxaa kaloo laga helaa adeegyo iyo barnaamujyo aad u badan oo sidoo kale lacag la’aan ah. Maanta waxaan barnaamujkan ku eegaynaa adeegyada kala duwan ee libreeriyada dadweynuhu bixiyaan.
Aragtida shacabka iyo doorashada federalka 11.04.2025 18:55
Ahmed Nur iyo Abdullahi garfiiq oo ka waramaya arimaha ugu waaweyn ee doorashada federalka la isku hayo iyo sida ay u saamayn karaan bulshada Soomaalida ah.
Wararka SBS somali 11 Abriil 11.04.2025 5:34
Wararka SBS Somali 11 abriil
Wararka SBS Somali 10 Abriil 10.04.2025 5:42
Wararka SBS Somali 10 Abriil
SBS Somali Full Program 9 Abriil 09.04.2025 54:19
SBS Somali Full Program 9 Abriil
Taariiqda xisbiga Liberalka Australia 09.04.2025 10:53
Xisbiga Liberalka ee Australia oo hadda uu hogaamiyo Peter Dutton waa xisbiga ugu guulo badan doorashooyinka dalkan Australia.
Wararka SBS Somali 9 Abriil 09.04.2025 14:34
Wararka SBS Somali 9 Abriil
Wararka SBS Somali 8 Abriil 08.04.2025 6:08
Wararka SBS Somali 8 Abriil
Sida loo codeeyo doorashada federalka 08.04.2025 11:03
18 milo qof oo Australian ah ayaa u diiwaan gashan inay codkooda ka dhiibtaan doorashada federalka ee dhacaysa 3 bisha May.
Wararka SBS Somali 4 Abriil 04.04.2025 6:32
Wararka SBS Somali 4 Abriil
Taariiqda Xisbiga Laborka ee Australia 03.04.2025 9:28
Halkan ka dhagayso Taariida Xisbiga laborka ee Australia oo kooban.
Wararka SBS Somali 3 Abriil 03.04.2025 5:53
Wararka SBS Somali 3 Abriil
Sidee looga codeeyaa Australia? 02.04.2025 8:32
Wax ka ogow sida Australia doorashadu uga dhacdo.
Sida looga ciiday Australia iyo aduunka 02.04.2025 14:38
Australia iyo aduunka oo si fiican looga iiday.
Wararka SBS Somali 4 Abriil 02.04.2025 11:29
Wararka SBS Somali 4 Abriil
Wararka SBS Somali 1 Abriil 01.04.2025 5:06
Wararka SBS Somali 1 Abriil
Wararka SBS Somali 28 Maarso 28.03.2025 8:55
Wararka SBS Somali 28 Maarso
SBS Somali Full program 26 March 27.03.2025 1:05:03
SBS Somali Full Program 26 March.
Lacagaha kala duwan ee dawladu bixiso 26.03.2025 10:29
Dadka intooda badan mar uun ayay noloshooda dawlada lacago ka qaateen. Halkan ka ogoow lacagaha kala duwan ee dawladu bixiso.
Wararka SBS Somali 26 Maarso 26.03.2025 11:26
Wararka SBS Somali 26 Maarso.
Maxaa ugu muhiimsanaa miisaaniyadii xalay? 25.03.2025 6:24
Miisaaniyadii xalay oo canshuuraha looga jarayo shaqaalaha sidoo kalana dadka looga caawinayo biilasha korontada. #FederalElection2025
Sanad guuradii 6 aad ee weerarkii masaajidkii Christchurch 25.03.2025 8:15
6 sano ayaa ka soo wareegtay weerarkii lagu qaaday masaajid ku yaal Christchurch.
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.