SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Be sure to visit the podcast's website and support the creator: www.sbs.com.au
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Wararka SBS Somali 13 May 13.05.2025 6:13
Wararka SBS Somali 13 May
Wararka SBS Somali 9 May 09.05.2025 6:53
Wararka SBS Somali 9 May
Falanqaynta doorashdii Australia iyo Dr Mohamed Abbas 07.05.2025 18:58
Doorashadii federalka Australia ayuu xisbiga Laborku si aqlabiyad ah ugu guulaystay. Mohamed Abbas ayaa sharaxaya sababta shacabku ku doorteen Laborka ayna ku diideen Liberalka.
Wararka SBS Somali 7 May 07.05.2025 9:47
Wararka SBS Somali 7 May
Wararka SBS Somali 6 May 06.05.2025 4:24
Wararka SBS Somali 6 may
Xirida farqiga nolosha bulshooyin Indijinooska iyo bulsho waynta Australia 06.05.2025 7:49
Australia waxay ka mid tahay dalalka aduunka dadku ugu cimri dheer yihiin. Celcelis ahaan qofka Australianka ah wuxuu gaaraa 83 sano. Laakiin dadka ka soo jeeda bulshooyinka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderka cimrigoodu 8 sano ayuu la hooseeyaa shacabka intiisa kale.
SBS Somali Full Program 2 May 06.05.2025 53:43
SBS Somali Full Program 2 May
Laborka oo ku guulaystay doorashada federalka, Anthony Albanese sidaad ku sii ahaanaya RW 03.05.2025 4:53
Xisbiga Laborka ayaa si aqlabiyad ku guulaystay doorashada federalka 2025 sidaasna waxaa uu Anthony Albanese ku sii ahaanayaa Ra'iisul Wasaaraha dalka.
Wararka SBS Somali 1 May 01.05.2025 4:30
Wararka SBS Somali 1 May.
SBS Somali Full Program 30 Abriil 01.05.2025 54:45
SBS Somali Full Program 30 Abriil
Wararka SBS Somali 30 Abriil 30.04.2025 12:11
Wararka SBS Somali 30 Abriil.
Maxaa la isku hayaa doorashada Australia? 30.04.2025 12:34
Doorashada ka dhacaysa dalkan Australia ayay xisbiyada waaweyn isku hayaan arimo badan. Mohamed Daahir ayaa nala falanqaynaya arimaha la isku hayo.
How to vote in the federal election - Sida looga codeeyo doorashada federalka Australia 30.04.2025 10:38
On election day the Australian Electoral Commission anticipates one million voters to pass through their voting centres every hour. Voting is compulsory for everyone on the electoral roll, so all Australians should familiarise themselves with the voting process before election day. - Maalintii doorashada Guddiga Doorashooyinka Australia ayaa filaya in hal milyan oo cod bixiyayaal ah ay maraan xaru...
Wararka SBS Somali 29 Abriil 29.04.2025 4:39
Wararka SBS Somali 29 Abriil
Taariiqda gaaban ee xisbiga Greenka 29.04.2025 6:44
Taariiqda xisbiga Greenka
SBS Somali Full Program 25 Abrill 29.04.2025 51:58
SBS Somali Full Program 25 Abriil
Wararka SBS Somali 25 Abriil 25.04.2025 15:36
Wararka SBS Somali 25 Abriil
Falanqaynta heshiiska Turkiye iyo Soomaaliya 25.04.2025 16:47
Isse Dholawaa oo falanqaynaya heshiika soo saarka batroolka ee ay wada galeen Turkiye iyo Soomaaliya oo muranka badan ka dhashay.
Wararka SBS Somali 24 Abriil 24.04.2025 6:05
Wararka SBS Somali 24 Abriil.
Dibadbax ka dhacay Footscray oo looga soo horjeedo Booliska Victoria 23.04.2025 22:24
Dibadbax looga soo horjeedo Booliska Victoria kadib markii ay toogasho ku dileen Abdiditah Ahmed ayaa ka dhacay xaafadda Footscry ee Melbourne. Booliska ayaa sheegay in askartu toogatay ninkan kadib markii uu mindi kula soo orday.
Wararka SBS Somali Abriil 23 23.04.2025 13:01
Wararka SBS Somali 23 Abriil.
Dilka Abdifitah: Maxaan ka ognahay illaa iyo hadda? 21.04.2025 2:47
Waxaa jira caro wayn oo ka dhalatay Booliska Victoria oo dilay Abdifitah Ahmed habeenkii Khamiista ee bishan ahayd 17. Maxaan ka ognahay dilka wiilkan dhalinyarada ahaa?
Wararka SBS Somali 18 Abriil 18.04.2025 7:46
Wararka SBS Somali 18 Abriil
SBS Somali Full Program 17 Abriil 17.04.2025 54:42
SBS Somali Full Program 17 Abriil
Wararka SBS Somali 17 Abriil 17.04.2025 4:54
Wararka SBS Somali 17 Abriil
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.