SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1124 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

How to vote in the federal election  - Sida looga codeeyo doorashada federalka Australia 30.04.2025

On election day the Australian Electoral Commission anticipates one million voters to pass through their voting centres every hour. Voting is compulsory for everyone on the electoral roll, so all Australians should familiarise themselves with the voting process before election day. - Maalintii doorashada Guddiga Doorashooyinka Australia ayaa filaya in hal milyan oo cod bixiyayaal ah ay maraan xaru...

Wararka SBS Somali 29 Abriil 29.04.2025

Wararka SBS Somali 29 Abriil

Taariiqda gaaban ee xisbiga Greenka 29.04.2025

Taariiqda xisbiga Greenka

SBS Somali Full Program 25 Abrill 29.04.2025

SBS Somali Full Program 25 Abriil

Wararka SBS Somali 25 Abriil 25.04.2025

Wararka SBS Somali 25 Abriil

Falanqaynta heshiiska Turkiye iyo Soomaaliya 25.04.2025

Isse Dholawaa oo falanqaynaya heshiika soo saarka batroolka ee ay wada galeen Turkiye iyo Soomaaliya oo muranka badan ka dhashay.

Wararka SBS Somali 24 Abriil 24.04.2025

Wararka SBS Somali 24 Abriil.

Dibadbax ka dhacay Footscray oo looga soo horjeedo Booliska Victoria 23.04.2025

Dibadbax looga soo horjeedo Booliska Victoria kadib markii ay toogasho ku dileen Abdiditah Ahmed ayaa ka dhacay xaafadda Footscry ee Melbourne. Booliska ayaa sheegay in askartu toogatay ninkan kadib markii uu mindi kula soo orday.

Wararka SBS Somali Abriil 23 23.04.2025

Wararka SBS Somali 23 Abriil.

Dilka Abdifitah: Maxaan ka ognahay illaa iyo hadda? 21.04.2025

Waxaa jira caro wayn oo ka dhalatay Booliska Victoria oo dilay Abdifitah Ahmed habeenkii Khamiista ee bishan ahayd 17. Maxaan ka ognahay dilka wiilkan dhalinyarada ahaa?

Wararka SBS Somali 18 Abriil 18.04.2025

Wararka SBS Somali 18 Abriil

SBS Somali Full Program 17 Abriil 17.04.2025

SBS Somali Full Program 17 Abriil

Wararka SBS Somali 17 Abriil 17.04.2025

Wararka SBS Somali 17 Abriil

Taariqda Xisbiga Nationalka Australia 16.04.2025

The National Party of Australia, oo hadda uu hogaamiyo David Littleproud, wuxuu ku faanaa inuu matalayay bulshooyinka miyiga iyo magaalooyinka yaraya ee Australia mudo ka badan 100 sano.

Wararka SBS Somali 16 Abriil 16.04.2025

Wararka SBS Somali 16 Abriil

Wararka SBS Somali 15 Abriil 15.04.2025

Wararka SBS Somali 15 Abriil

Ka sokow buugaagta: Sida matxafyadu u dhisaan bulshooyinka 15.04.2025

Waa sax in bugaagta si lacag la’aan ah looga amaahdo, laakiin waxaa kaloo laga helaa adeegyo iyo barnaamujyo aad u badan oo sidoo kale lacag la’aan ah. Maanta waxaan barnaamujkan ku eegaynaa adeegyada kala duwan ee libreeriyada dadweynuhu bixiyaan.

Aragtida shacabka iyo doorashada federalka 11.04.2025

Ahmed Nur iyo Abdullahi garfiiq oo ka waramaya arimaha ugu waaweyn ee doorashada federalka la isku hayo iyo sida ay u saamayn karaan bulshada Soomaalida ah.

Wararka SBS somali 11 Abriil 11.04.2025

Wararka SBS Somali 11 abriil

Wararka SBS Somali 10 Abriil 10.04.2025

Wararka SBS Somali 10 Abriil

SBS Somali Full Program 9 Abriil 09.04.2025

SBS Somali Full Program 9 Abriil

Taariiqda xisbiga Liberalka Australia 09.04.2025

Xisbiga Liberalka ee Australia oo hadda uu hogaamiyo Peter Dutton waa xisbiga ugu guulo badan doorashooyinka dalkan Australia.

Wararka SBS Somali 9 Abriil 09.04.2025

Wararka SBS Somali 9 Abriil

Wararka SBS Somali 8 Abriil 08.04.2025

Wararka SBS Somali 8 Abriil

Sida loo codeeyo doorashada federalka 08.04.2025

18 milo qof oo Australian ah ayaa u diiwaan gashan inay codkooda ka dhiibtaan doorashada federalka ee dhacaysa 3 bisha May.

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.