SBS
SBS Somali - SBS Afsomali
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Wararka SBS Somali 29 May 29.05.2025 3:57
Wararka SBS Somali 29 May
Wararka SBS Somali 28 May 28.05.2025 10:02
Wararka SBS Somali 28 May
Jacaylka beenta ah ee dadka lagu qayaano 27.05.2025 11:05
Sanadkii la soo dhaafay oo kaliya waxaa Australia laga diiwaan galiyay dad ka badan 3200 qof oo jacayl been ah lagu dhacay oo laga qayaanay lacag ka badan 23 milyan oo doolar.
Wararka SBS Somali 27 May 27.05.2025 6:14
Wararka SBS Somali 27 May
Wararka SBS Somali 21 May 21.05.2025 13:44
Wararka SBS Somali 21 May
Wararka SBS Somali 20 May 20.05.2025 4:05
Wararka SBS Somali 20 May
Qalab caafimaad oo loo diray Jigjiga 20.05.2025 8:21
Footscray Rotary Club ayaa qalab caafimaad u diray cisbitaalka Jigjiga. Qalabka ayaa isugu jiray waxyaalo kala duwan oo cisbitaalku u baahan yahay.
Wararka SBS Somali 16 May 16.05.2025 5:02
Wararka SBS Somali 16 May
Wararka SBS Somali 15 May 15.05.2025 5:22
Wararka SBS Somali 15 May
SBS Somali Full Program 14 May 14.05.2025 52:15
SBS Somali Full Program 14 May
Golaha wasiiradda cusub ee Laborka 14.05.2025 5:25
Golaha wasiiradda cusub ee Laborka ayaa la dhaariyay kadib guushii xisbigu ka gaaray doorashadii 3 May.
Wararka SBS Somali 14 May 14.05.2025 11:50
Wararka SBS Somali 14 May
Taariiqda Soomaaliya iyo Prof Mohamed Haji Mukhtar 13.05.2025 19:42
Prof Mohamed Haji Mukhtar ayaa sheegay in Soomaaliya ay bilowgiiba xataa intaan xoriyadda la qaadan qaldan tahay, qaladaadkaasna ay sabab u yihiin inaan wali dalku degin.
Wararka SBS Somali 13 May 13.05.2025 6:13
Wararka SBS Somali 13 May
Wararka SBS Somali 9 May 09.05.2025 6:53
Wararka SBS Somali 9 May
Falanqaynta doorashdii Australia iyo Dr Mohamed Abbas 07.05.2025 18:58
Doorashadii federalka Australia ayuu xisbiga Laborku si aqlabiyad ah ugu guulaystay. Mohamed Abbas ayaa sharaxaya sababta shacabku ku doorteen Laborka ayna ku diideen Liberalka.
Wararka SBS Somali 7 May 07.05.2025 9:47
Wararka SBS Somali 7 May
Wararka SBS Somali 6 May 06.05.2025 4:24
Wararka SBS Somali 6 may
Xirida farqiga nolosha bulshooyin Indijinooska iyo bulsho waynta Australia 06.05.2025 7:49
Australia waxay ka mid tahay dalalka aduunka dadku ugu cimri dheer yihiin. Celcelis ahaan qofka Australianka ah wuxuu gaaraa 83 sano. Laakiin dadka ka soo jeeda bulshooyinka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderka cimrigoodu 8 sano ayuu la hooseeyaa shacabka intiisa kale.
SBS Somali Full Program 2 May 06.05.2025 53:43
SBS Somali Full Program 2 May
Laborka oo ku guulaystay doorashada federalka, Anthony Albanese sidaad ku sii ahaanaya RW 03.05.2025 4:53
Xisbiga Laborka ayaa si aqlabiyad ku guulaystay doorashada federalka 2025 sidaasna waxaa uu Anthony Albanese ku sii ahaanayaa Ra'iisul Wasaaraha dalka.
Wararka SBS Somali 1 May 01.05.2025 4:30
Wararka SBS Somali 1 May.
SBS Somali Full Program 30 Abriil 01.05.2025 54:45
SBS Somali Full Program 30 Abriil
Wararka SBS Somali 30 Abriil 30.04.2025 12:11
Wararka SBS Somali 30 Abriil.
Maxaa la isku hayaa doorashada Australia? 30.04.2025 12:34
Doorashada ka dhacaysa dalkan Australia ayay xisbiyada waaweyn isku hayaan arimo badan. Mohamed Daahir ayaa nala falanqaynaya arimaha la isku hayo.
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.