SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1124 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 21 January 2026 21.01.2026

Madax-weyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadlay ciidamo la sheegay inay dowladda federaalka ee Soomaaliya mushahar uga qortay deegaannada Puntland.

Duminta dabaqayda dadweynayna Melbourne iyo saameeyntooda dadka deggan 20.01.2026

Dowladda Victoria ayaa ku adkaysanaysa qorshaheeda ah inay dumiso dhammaan 44-ta dabaq (Towers) ee dadweynaha ee Melbourne, inkasta ay diidmooyinka dadweynaha iyo baarlamaankuba soo jeediyeen in la joojiyo duminta.

SBS News Somali: Warka SBS ee Talaado 20 January 2026 20.01.2026

Dawladda Federaalka ayaa Baarlamaanka hor keentay sharci ku saabsan dib-u-iibsashada hubka, kaas oo ujeeddadiisu tahay in lagu yareeyo in ka badan afar milyan oo qori oo ka diiwaangashan Australia, haddii sharciga la ansixiyo galabta.

#100 More or less? Talking about quantities - Baro Ingriisi: #100 Yaraan mise Badnaan? Ka hadlidda 'Tiro' ama 'Mug' 19.01.2026

Learn how to talk about amounts and quantities in everyday English. - Ku baro af-ingiriisi sahlan sida looga hadlo tirooyin ama 'mug'

How to cater for your dietary restrictions - Australia Explained: Cuntooyinka aad ka caaggan tahay iyo talooyin ku saabsan 19.01.2026

Australia is known as the allergy capital of the world. Our diverse population also means that we express our religious beliefs, ethics, health and personal choices through the food we eat. We called on some experts to help us navigate all the labelling, certifications and resources that can inform our food choices. - Dalka Australia waxaa dunida looga yaqaannaa “caasimadda xasaasiyadda cuntada -...

SBS News Somali : Warka SBS ee Isniin 19 January 2026 19.01.2026

Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Australia ayaa taageeray mooshin tacsi ah oo lagu sharfayo dadkii ku dhintay weerarkii argagixiso ee ka dhacay Bondi, kaas oo dhacay in ka badan bil ka hor.

SBS Somali Program Full - Jimce 16 January 2026 19.01.2026

Barnaamijkii SBS Somali ee Jimce 16 January 2026 oo dhammays tiran.

Bangiyada oo ka digaya khayaamooyinka cusub ee AI deepfake. 16.01.2026

Qoysaska ka walwalsan khiyaamooyinka ku saabsan deepfake-ga codka — sida qof iska dhigaya ilmahaaga ama qof kale oo qoyskaaga ah, oo lacag degdeg ah ku weydiisanaya — Mr Roberts wuxuu kula talinayaa, tallaabo sahlan oo ay ku badbaadi karaan. Waa inay samaystaan is-af-garasho ama password ay qoyska oo keliyihi isla og yihiin.

SBS News Somali: Warka SBS ee Jimce 16 January 2026 16.01.2026

Mawlac diimeed oo Sydney ku yaalla oo horey amar loogu bixiyey in la xiro, ayuu golaha deegaanka ee Bankstown Canterbury sheegeen inay ka dhego-adaygeen.

Somalia News: Warkii Soomaaliya Jimce 16 January 2026 16.01.2026

Wararkii ugu dambeeyey ee Laascaanood iyo Abdillahi Sheekh-doon oo laga waraystay isagoo jooga Laascaanood.

SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 15 January 2026 15.01.2026

Walxo qarxa oo laga helay xaafad ku taalla Camberra iyo kooxaha diimaha oo walaac ka muujiyey sharciga cusub ee lagu xakamaynayo hadallada nacaybka. Maraykan-kuna waxuu fiisayaasha ka joojiyey soo-galootida kasoo jeedda 75 dal.

Macdanta muhiimka ah dhaqaalaha iyo amniga Australia 14.01.2026

Dowladda Australia ayaa ku dhawaaqday inay mudnaan siin doonto, macdano muhiim u ah kaydka istaraatiijiga ah ee dalka, oo qiimahoodu dhanyahay 1.2 bilyan oo doollar.

Geedaha Australia oo looga baqayo dabar-go' 14.01.2026

Cilmi-baaris cusub ayaa lagu ogaatay in xawliga ay geedaha cusubee Australia ku korayaan uu ka hooseeyo, xowliga ay geedaha da’da weyni ku dhimanayaan, taasoo abuurtay walaac ah inay geeduhu dabar go'aan.

SBS News Somali: Warka SBS ee Arbaco 14 January 2026 14.01.2026

Dambiyada cusub ee la xiriira hadallada naceybka ah iyo af-lgaadooyinka halista ahba, laguma dabbaqi doono, qofka soo xiganaya ama ka hadlaya qoraallada diinta, haddii ujeeddadu tahay waxbarid diimeed ama dood diini ah.

Somalia News: warkii Soomaaliya 14 January 2026 14.01.2026

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa ka hadlay sababihii ay dowladdiisu cilaaqaadka ugu goysey dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

Dab-kaymeedyo ba’an oo wax-yeelleeyey bulshooyin badan oo reer Victoria ah 14.01.2026

Aqalkiisii oo ku yaalla tuulada Longwood East, wuu ka badbaaday dabkii laakiin bakhaarkiisii , iyo qalabyadiisii shaqooyinka gacantase, dabkii baa leefay. Waxaa ruxruxay cabsi dhimasho, wuxuuna garawsaday inay la gudbooneyd, inuu goor horeba ka qaxo guriga.

SBS News Somali: Warka Talaado 13 January 2026 13.01.2026

Warka waxaa ka mid ah Danjire Kevind Rudd oo iska casiley xilka danjiraha ee uu Australia ugu fadhiyey Maraykanka iyo koox falastiiniyiin oo ay Israel taageerto oo dilay mas'uul ka tirsan kooxda Xammaas

SBS News Somali: Warka Isniin 12 January 2026 12.01.2026

Golayaasha deegaanka ee New South Wales ayaa yeelan doona awood xoog badan oo ay ku xiraan goobaha lagu baahiyo khudbadaha naceybka, ee dadka ku dhiirrigeliya fikradaha xagjirka ah.

Your guide to camping in Australia - Australia Explained: Dalxiiska habeen-dhaxa baadiyaha ee Australia 12.01.2026

Going camping is an incredible way to experience Australia’s great outdoors whilst also taking a break from technology and daily routines. We unpack the benefits of camping, the preparation required, the equipment you should consider taking, and how to be a considerate camper. - Laga bilaabo xeebaha illaa dhulka baadiyaha ah ee outback-ga la yiraahdo, , Camping-ku waa hab sahlan oo raqiis ah, oo l...

SBS Somali Program Full - Jimce 9 January 2026 12.01.2026

Waa barnaamijkii Jimce, 9 January 2026 oo dhammays-tiran.

SBS News Somali - Warka Australia iyo caalamka 9 January 2026 09.01.2026

Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese, ayaa ugu dambayn ku dhawaaqay guddiga awoodda leh ee Royal Commission si ay usoo baaraan arrimaha ku gadaaman weerarkii xeebta Bondi iyo Yuhuud-necaybka.

Somalia News - Warkii Soomaaliya Jimce 9 January 2026 09.01.2026

Warka Soomaaliya maanta waxaa ka mid shirweyne xisbiga Haybad Qaran uga furmay Muqdisho oo ay kasoo qayb galeen Madax hore iyo siyaasiyiin.

Xannaanada carruurta oo la raqiisiyey saddex beri toddobaadkiiba 08.01.2026

Waalidiinta carruurtooda u dira xarumaha xannaanada carruurta (childcare) ayaa hadda loo oggolaaday in kharashka xannaanada caruurta laga bixiyo 90 boqolkiiba, muddo saddex maalmood ah toddobaadkii, iyada oo aanan lagu xiraynin wax shuruud ah.

SBS News Somali - Warka Khamiis 8 January 2026 08.01.2026

Victoria oo berri oo jimce ah laga mamnuucay shididda dab, kulaylaha daran awgii. Ingiriiskuna wuxuu sheegay inuu Maraykanka ka caawiyey qabashada markab nooca shidaalka ah oo lala xidhiidhiyey Venezuella iyo Iiraan.

SBS News Somali - Warka Arbaco 7 January 2026 07.01.2026

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil, Gideon Saar, ayaa booqasho ku tagay Somaliland, isagoo ballanqaaday in Israa’iil ay ka furi doonto safaarad, kaddib markii Israa’iil noqotay waddankii ugu horreeyay ee si rasmi ah u aqoonsada Somaliland. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa booqashadaas ku tilmaantay faragelin aan la aqbali karin oo lagu sameynayo arrimaheeda gudaha.

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.