Sveriges Radio
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Author
Sveriges Radio
Category
Podcast website
Latest episode
Jul 10, 2026
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Wararka maanta iyo Sweden 16.09.2025 2:42
Saddex qof oo Swedish ah oo lagu qabtay dalka Portugal Xukuumadda oo ku maalgelineysa in ka badan afar bilyan oo karoon waxbarashada Ehel ayaa lagu xukumay xabsi ka dib markii gabar dhallinyaro dalka khasab looga saaray
Wararka maanta iyo Sweden 15.09.2025 2:34
Gabar 17-jir ah oo dhowr jeer la tooreeyey 19-jir shaqa qaran haya oo lagu xukumay afar kiis oo faraxumeyna Waayeelka xaqa u leh inay codbixiyaan oo sii kordhaya
12/9 Podd-ka maanta 12.09.2025 2:59
Jessica Stegrud SD, ayaa maanta kulan wada-xaajood ah la yeelatay Linda Lindberg. Waxaa kor u kacay dadyoowgii dalxiiska ku iman jirey Sweden. Wasaaradda arrimmaha dibadda Sweden ayaa shalayto u yeertay daljiraha dalka Ruushka u fadhiya Sweden.
Maanta iyo wararka radio Sweden 11.09.2025 2:49
Waalidiinta diida caawinaadda caruurtooda dhinaca qaldan u leexda, oo laga yaabo in lacag ganaaxo. Qiimaha cunnada oo Agoosto hoos u dhacay. Suuqa shaqada oo cadaadis saaran yahay.
Wararka Maanta Sweden 10.09.2025 1:43
Booliska ayaa baaritaan bilaabay kadib markii hal nin xalay lagu dilay magaalada Göteborg. Shirkadda lacagta lagu bixiyo ee Klarna oo lagu qiimeeyay suuqa saamiyada magaalada New York. Laba nin iyo naag la xukumay kufsi iyo faraxumeeyeen ilmo yar.
Wararka Maanta Sweden 09.09.2025 1:35
Dhamaan shaqaalaha ka shaqeeya magaalada Stockholm ayaa la faafiyay. Xukuumadda oo soo jeedisay maalgelin dhan 300 milyan internetka xarunta waayeelka oo laga helay solmenia
Wararka Maanta Sweden 08.09.2025 1:55
Baaritaan lagu samaynayo in barqo seexashada iyo ardayda Tirada dhalinyarada ciqaabta gudanaysa oo sii kordhaysa. Wasiirada caafimaadka oo xilka katagaysa.
Wararka maanta iyo Sweden 05.09.2025 2:21
Dab xooggan oo kacay guryo safa Shaqaale adeegga guriga Uddevalla oo shaqada laga joojiyay Digniin roobab xooggan oo daadad keeni kara Västra Götaland
Maanta iyo wararka radio Sweden 04.09.2025 2:22
Muwaadin norwiiji ah oo looga shakisan dilkii labbo ruux lagu dilay magaalada Göteborg isbuucan. Sicir bararka bishii Agoosto kor u kacay 3.3%. Xukunka ugu horreeya ee dembiga cusub ee Aflagaadada mas'uulka dadweynahaoo la riday.
Maanta iyo wararka radio Sweden 03.09.2025 2:50
Duulimaadyad oo wali soo jiita rakaab badan Sweden oo u baahan tahay in dib loo dhiso nidaamka dhuumaha biyaha. Xukuumadda iyo Sverigedemokraterna oo doonaya kordhiya kaalmada kirada guryaha qoysaska dhaqaalahoodu liito
Wararka maanta Sweden 02.09.2025 2:18
Xildhibaankii hore ee xisbiga Socialdemokratis ka Jamal El-Haj ayaa samaystay xisbi cusub. Malmö waxa laga xirayaa Tiktokga, Snapchat-ka. Shirkada Scania oo shaqo dhimis samaynaysa.
Wararka maanta iyo Sweden 01.09.2025 1:37
Isak oo u wareegaya Liverpool Nin loo soo qabtay qarax ka dhacay Stockholm Fredrik Malm (L) oo siyaasadda isaga tegaya
Wararka maanta iyo Sweden 29.08.2025 2:36
Danjiraha Ruushka oo looga yeeray wasaaradda arrimaha dibadda. Saddex qof oo dacwad lagu soo oogay shil ka dhacay Sundbyberg. Koror wanaagsan oo ka muuqda dhaqaalaha Iswiidhen.
Wararka maanta iyo Sweden 28.08.2025 1:47
60 iskuul oo lagu sameeyay kormeer aan hore loo sii ogaysiin. Tababar degdeg oo la siin doono shaqalaha maktabadaha iskuulaadka. Halis weyn ooka jirta in dab kakaco kaymaha qaybo kamida wadanka.
Wararka maanta iyo Sweden 27.08.2025 2:27
Waalidiin qorsheynayay inay gabadhooda u guuriyaan oo xabsi lagu xukumay. Biyo la'aantii ka jirtay Stockholm oo haatan yaraatay. Ukun dib loo celinayo oo bakeeriyada salmonella ku jiri karta.
Wararka maanta iyo Sweden 26.08.2025 2:31
Xisbiga S oo ugu yeeray Strömmer guddiga garsoorka kadib cunfi cusub. Dacwad laga soo oogay oorso iyo ilmaheeda oo la ugaarsaday. Aag cod dhaqan oo laga hirgelinayo Göteborg.
Wararka maanta iyo Sweden 25.08.2025 2:42
Thailand oo Iswiidhen ka iibsaneeyso diyaarado nooca dagaalka ah. Kumanaan dumar ah oo ku qasbanaan doono in ay baaritan cusub oo kansarka sameeyaan. Barnaamijka Musikhjälpen oo sannadkan lagu qaban doono Karlstad.
Wararka maanta iyo Sweden 22.08.2025 2:06
Xukuumadda ayaa doonaysaa hirgelinta xarumo taageero oo lagula tacaalo tacaddiga sharafka dhammaan gobollada dalka. Iswiidhan waxay cambaareyneysa qorshaha degaanka ee Daanta Galbeed. Ganacsiga second- hand-ka oo kordhay.
Wararka maanta iyo Sweden 21.08.2025 1:52
Nin hanjabaad udiray iskuul kuyaal magaalada Halmstad oo la qabtay. Nin lagu tuhunsan yahay in uu argagixisada maalgaliyo oo dacwad lagu soo oogay. Carruurta Iswiidhen ku dhalanaysa oo yaraatay.
Wararka maanta iyo Sweden 20.08.2025 2:48
1,050 qof oo loo aqbalay in ay bilaabaan tababarka booliska dayrtan. Wiil 17 jir ah oo lagu xukumay 8 sano oo xabsi kadib dilkii ka dhacay Malmö. Qiimaha korontada ayaa ku sii socda heerar cusub oo sareeya cirifyada koonfur ee Iswiidhen.
Wararka maanta iyo Sweden 19.08.2025 2:14
Hal qof oo lagu tuhunsan yahay dilkii ka dhacay Örebro ayaa la xiray. Xisbiga Centerpartiet ayaa jawaaba uga fadhiya wasiir Forssmed diyaargaroowga Iswiidhen ee ku saabsan cudurada faafa. Buurnida oo ah khatarta ugu weeyn ee wadne xanuunka.
Wararka maanta iyo Sweden 18.08.2025 1:52
Nin kooxa dambiilayaasha katirsan ayaa laga soo dhiibay Chile lana keenay Iswiidhen. Waxaa maanta furmay kiiska maxkamadaynta lataliyihii hore amniga qaranka , Henrik Landerholm. Ilmo yar oo shil gaari ku dhintay magaalada Nyköping.
Wararka maanta iyo Sweden 15.08.2025 2:17
Dadka qaadacaya iibsiga khamriga Mareykanka oo sii kordhaya. Shacabka aagga Stockholm oo lagu boorriyay in ay yareeyaan isticmaalka biyaha. Digniin ku saabsan roob onkod wato oo ka da'ayo qaybo ka mid ah Iswiidhen.
Wararka maanta iyo Sweden 14.08.2025 2:45
Booliis lagu tuhmay khalad dhanka shaqada. Miino nooca badda oo duug ah oo lagu qarxiyay Karlstad. Masas laga helay gobolka Halland.
Wararka maanta iyo Sweden 13.08.2025 2:21
Khatarta dabka kaymaha oo aad u weyn. Duplantis oo jabiyay rikoodh adduunka oo cusub. Safiirka Israiil oo Iswiidhen codsi u soo gudbiyey.
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.