Sveriges Radio

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

News SO ↓ 500 episodes

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz

Author

Sveriges Radio

Category

News

Podcast website

www.sverigesradio.se

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Wararka maanta iyo Sweden 12.08.2025

Waqti dheer oo la sugayo taageerada waxbarashada. Dacwad ka dhan ah 14 jir ka dib dilkii hogaamiyihii kooxda baandooyinka. Taleefanno badan oo gacanta oo laga helay xabsiyada.

Wararka maanta iyo Sweden 11.08.2025

Karoonka Iswiidhishka oo noqday lacagta ugu badan ee la kala iibsado. Xukuumadda oo dalbanaysa in saxaafadda caalamiga ah loo oggolaado Qasa. Afar qof oo loo xiray tuhun la xiriira afduub.

Wararka maanta iyo Sweden 08.08.2025

Haweeney lagu xukumay inay ku gacan siisay caruur iney qaraxyo fuliyaan. Wiil dhalinyaro ah oo loo gacan geliyay dalka Denmark. Xisbiga Miljöpartiet oo Ebba Busch ku dacweeyey guddi hoosaadka dastuurka baarlamanka.

Wararka maanta iyo Sweden 07.08.2025

Nin Iswiidhish ah oo looga shakiyey dambiyo argagixiso oo ka dhacay Jarmalka. Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Kristianstad. Iswiidhish laga soo daadgureeynayo Qaza.

Wararka maanta iyo Sweden 06.08.2025

Dhowr qof oo la xiray ka dib toogasho ka dhacday Katrineholm. Haweeney lacago badan ka qiyaameeysay Qasnada Ceymiska. Dhalinyaro badan oo lagu meeleeyay xarumaha Sis.

Wararka maanta iyo Sweden 05.08.2025

Nin la qabtay kadib dabkii ka kacay Hultsfred. Darawal bas oo ku dhintay shil ka dhacay Trelleborg. Qiimaha cunada oo aan isbedelin bishii Luulyo.

Wararka maanta iyo Sweden 04.08.2025

Tirada hanjabaadaha iyo rabshadaha ka jira xabsiyada ayaa aad u kordhay. Qiimaha guryaha oo hoos u dhacay bishii Luulyo. Duufaanta Floris oo ku soo socota Iswiidhen.

Wararka maanta iyo Sweden 01.08.2025

Xisbiga oo SD oo diiday in la hakiyo heshiiska ganacsiga ee Israaiil. Meyd laga helay kaynta degmada Enköping. Gabar yar oo cisbitaal loola cararay kadib markii uu weeraray eey.

Wararka maanta iyo Sweden 31.07.2025

Nidaamka cusub ee xuduudaha oo dhawaan galayo. Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla Malmö. Xeerarka dareeraha ee duullimaadyada oo isbdel ku yimid.

Wararka maanta iyo Sweden 30.07.2025

Xisbiga Socialdemokraterna oo doonayo in Qaza uu gaarsiyo caawimaad. Ganacsiga tafaariiqda ee iibka dukamaada oo kordhay bishii Juun. Kumanaan kalluun oo ku dhintay wabi ku yaalla Laholm.

Wararka maanta iyo Sweden 29.07.2025

Nin dhalinyaro ah ayaa lagu xukumay xabsi daain kadib markii uu dilay nin 25 jir ah. Qof ayaa loo xiray tuhun ah isku day dil, kadib toogasho ka dhacday guri ku yaal Södertälje. Wax-soo-saarka guud ee dalka Iswiidhen ayaa ku kordhay 0.9 boqolkiiba.

Wararka maanta iyo Sweden 28.07.2025

Dad badan oo hooy la'aan ah kadib dabkii ka kacay Hudiksvall. Hay'adda saadaasha hawada SMHI oo ka digtay roobab mahiigaan ah. Xulka qaranka Ingiriiska oo ku guuleystay koobka haweenka ee Yurub.

Maanta iyo wararka radio Sweden 25.07.2025

Labbo nin oo xabsi dheer loogu xukumay toogasho ka dhacday saldhiga dhexe ee Lund. Shaqo la'aanta oo weli ah mid aad u sareysa. Digniinno laga soo saaray roob mahiigaan ah oo da'aya manta oo Jimcaha ah.

Maanta iyo wararka radio Sweden 24.07.2025

Iswiidhishka jooga Kamboodiya oo loogu baaqay inay taxaddaraan. Xabsi adag oo lagu xukumay nin bam gacmeed ku tuuray maqaaxi. 14 neef oo Ido ah oo Biriqi dishay.

Maanta iyo wararka radio Sweden 23.07.2025

Qarax ka dhacay albaabka guri dabaq ah oo ku yaala Södertälje. Roob muddo bil ah dai lahaa oo la filayo in uu hal maalin gudaheed. Duuliye-diyaaradeed oo la xiray isaga oo sakhraansan.

Maanta iyo wararka radio Sweden 22.07.2025

SMHI oo soo saartay digniin ku saabsan roobab ka da'a Götaland. Ku dhawaad 500 oo rakaab oo ku xanibmay saldhiga tareen duleedka Skellefteå. Ryanair oo ka fiirsanaysa kordhinta gunno ay siiso shaqaalaheeda socda rakaabka wata shandadaha waaweyn.

Maanta iyo wararka radio Sweden 21.07.2025

Dadka degan Långsele oo lagu booriyay i ay karsadaan biyaha loo isticmaalo cuntada iyo cabitaanka. 39 jir ah oo maxkamadi ku heshay danbi ah ka ganacsiga daroogada iyo hubka Sweden soo gala. Labba ruux oo loo xiray qarax xalay ka dhacay Malmö.

Maanta iyo wararka radio Sweden 18.07.2025

Soo galootiga ka yimid dalalka ka baxsan qaaradda Yurub oo isaga guuraya Sweden. Gabar 15 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad ah isku dayday dil gabar kale Hayadda SMHI oo soo saartay digniino ku saabsan khatarta dab oo ka kaca kaymaha.

Wararka maanta iyo Sweden 17.07.2025

Wiil 19 jir oo loo xukumay dil ka dhacay Norrköping. Cadaadiska saaran dukaanka cuntada ee Matmissionen ayaa kordhay. Khiyaanada ka dhanka ah waayeelka ayaa sii yaraanaysa.

Wararka maanta iyo Sweden 16.07.2025

Gobolka Västerbotten oo laga mamnuucay in dab laga shido keeymaha iyo dhulka. Wiil 16 jir ah ayaa loo xukumay qaraxii Janaayo ka dhacay xaafadda Farsta. Taageraha xulka Iswiidhen oo tigidhyada loo qoondeeeyay la wada iibsaday.

Wararka maanta iyo Sweden 15.07.2025

Kristerson oo soo dhaweeyay ku dhawaaqista Trump ee ku saabsan hubka loo dirayo Yukreyn. Hay'adda sadaasha hawada SMHI oo ka digtay roobaba maahigaan ah. Nin lagu tuhunsan yahay in uu dilay dumar ayaa lagu sheegay xanuunka dhimirka.

Wararka maanta iyo Sweden 14.07.2025

Wiil 16 jir ah ayaa maanta xukun ku riday maxkamadda degmada Solna. Sicir bararka ayaa kor u kacay gaarayna boqolkiiba 2.8 bishii Juun. Nin ayaa la xiray ka dib markii uu diiday in uu bixiyo xisaabta looga yeeshay meel lagu caweeyo.

Wararka maanta iyo Sweden 11.07.2025

Nin gaari ku jiirsiiyay dhowr qof magaaladda Malmö. Dhakhtar ilko oo loo shaqaaleen luuqada Swedish ka oo magdhaw loo dalbay Koox buracd taleefanada oo xukun xabsi lagu riday

Wararka maanta iyo Sweden 10.07.2025

Raii'sal wasaareUlf Kristersson iyo Ebba Busch oo taagere u muujiyay wasiirka socdaalka. Biyaha la cabo ee jasiirada Gotland oo lagu baaqay in la beekhaamiyo Codsiyadaha jaamcadaha oo la shaaciyay

Wararka maanta iyo Sweden 09.07.2025

Ardaydii ugu badneed oo CSN kala noqotay lacag. Cimilo roobab culus oo laga filayo qeybo dalka dhammaadka toddobaadka Ismail Abdo oo lagu hayo Turkiga

Listen to the Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.