Sveriges Radio

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

News SO ↓ 500 episodes

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz

Author

Sveriges Radio

Category

News

Podcast website

www.sverigesradio.se

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Wararka maanta iyo Sweden 08.07.2025

Sweden oo gudbisay dalabka iibsiga rasaasta madfac ee ugu badneed 40 sano. Lisberg oo dacweysay shirkad ceymis iyo ciyaarta labaad ee hablaha Sweden ee horyaalka Yurub

Wararka maanta iyo Sweden 07.07.2025

Koroka sicir bararka oo ka badan inta la filayay. Safarada Sweden iyo Yurub dhexdeeda oo qaali noqday iyo nin ku xukunaa dil wasiir oo ogoolaasho la siiyay

Wararka maanta iyo Sweden 04.07.2025

Kastamka oo sannadkan gacanta ku dhigay 106 kg oo maandooriyaha heroin ah. Dabeeylo aad u xooggan ayaa shalay ka dhacay dalka. Mohamsson oo shahadeeda waxbarasho daba gal lagu sameeyay.

Wararka maanta iyo Sweden 03.07.2025

Hay'adda saadasha hawada SMHI oo soo saartay digniin dabaylo xoogan. Toogashooyinka ka dhaca Iswiidhen oo sii yaraanaya. Saddex qof ayuu gaari ku jiiray magaalada Trelleborg.

Wararka maanta iyo Sweden 02.07.2025

Iswiidhen oo 8.2 bilyan oo karoon ugu deeqi doonto sanduuqa bangiga adduunka. Labo nin oo loo xukumay dembi ku saabsan farsameeyn dukumentiyo. Hay'adda SMHI oo digniin ka soo saartay onkod qaybo ka mid ah dalka.

Wararka maanta iyo Sweden 01.07.2025

Xukuumadda ayaa ka walaacsan in caruur aad u yar ay ku dhashaan dalka Iswiidhen. Xisbiga Moderaterna oo soo jeediyay in la joojiyo shuruudda qorista buuga qalinjabinta. Xukuumadda oo doonayso in la hagaajiyo daryeelka caafimaadka.

Wararka maanta iyo Sweden 30.06.2025

Ebba Busch oo sheegtay in arrinka daryeelka caafimaadka mudnaanta la siiyo. Xildhibaan Annika Strandhäll (S) oo isaga baxayso siyaasadda. Rag badan oo ku nool Iswiidhan ah ayaa doorta inay is-dhufaan.

Wararka maanta iyo Sweden 27.06.2025

Xisbiga Vänsterpartiet ayaan ku qanci doonin inuu noqdo xisbi-taageere kaliya. Wasiirka maaliyadda: Bartilmaameedka NATO ee boqolkiiba shan waa macquul laakiin adh mid adag. Tiro dembiilayaal badan oo dibedaha ku sugan ayaa la xiraa.

Wararka maanta iyo Sweden 26.06.2025

Magdalena Andersson, oo sheegtay in canshuur sare lagu soo rogo dadka dakhligoodu sarreeyo. Amanda Lind ayaa difaacday taageerada xisbiga ee dib u qalabaynta difaaca Iswiidhen. Mats Persson oo ku soo laaban doona kursigiisa baarlamaanka.

Wararka maanta iyo Sweden 25.06.2025

Wadamada NATO ayaa hadda qaatay yoolka ah in la kordhiyo miisaaniyadooda difaaca. Anna-Karin Hatt oo sheegtay in cimiladu ay tahay in xukuumad kasta ay mudnaanta siiso. Jimmie Åkesson oo raaligelin waydiistay yuhuudda Iswiidhen.

Wararka maanta iyo Sweden 24.06.2025

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Booliska oo lugta ka toogtay nin mindi ku hubeysnaa. In badan oo ka mid ah dadka ku nool xaafadaha nugul oo shaqeeya iyo Amaahda Northvolt

Wararka maanta iyo Sweden 23.06.2025

SMHI oo ka digtay roob badan Nin lagu toogtay Göteborg Qarax ka dhacay faras-magaalka Malmö

Wararka maanta iyo Sweden 19.06.2025

Booliska Stockholm oo ka digaya khamriga been abuurka fasaxa 'midsommar'. Soo jeedin in dadka qaba ADHD iyo Ootisimka loo fududeeyo liisanka darwalnimada. Xaafadda Biskopsgården oo haatan ka jira kooxo dembilayaal ah.

Wararka manta iyo Sweden 18.06.2025

Giriiga ayaa sheegay in ay Israaiil ka daad gureeyeen tiro dad Iswiidhish ah. Xukuumadda ayaa nus bilyan gelinaysa si loo dhimo safafka loo galo daryeelka caafimaadka. Dhaqaalihii lagu taageeray gobollada xilligii covid-19 oo la dhaliilay.

Wararka maanta iyo Sweden 17.06.2025

Tiradadadka booqda xarummaha gargaarka degdegga ah oo hoos u dhacay sannadkii hore. Isu socodkii tareenka ee magaalooyinka Sundsvall iyo Umeå oo curyaamay toddobaadkii hore dhamaadkiisii. Ciidammada difaaca oo la shaqeeyaya Telia iyo Ericsson.

Wararka maanta iyo Sweden 16.06.2025

Wasaaradda arrimaha dibadda Iswiidhen ayaa adkeynaysa talada socdaalka ee Israa'iil. Booliska oo soo saaray baaritaan ku aadan halka ay dembiyada dalka ka dhacaan. Laba shaqo joojin oo lagu dhawaaqay ayaa la baajiyay.

Wararka maanta iyo Sweden 13.06.2025

Qaxootiga Ukrain ka jooga Midowga Yurub oo sharciga loo kordhiyey Israaiil oo xirtay dhammaan safaaradaheeda Howlgal boolis la xiriira carruuraha dalka laga saarayo

Wararka maanta iyo Sweden 12.06.2025

Kristersson wuxuu ka qeybgalayaa shirka Bilderberg Northvolt oo shaqaale horleh dhimaysa Shaqo laaanta oo hoos u dhacday

Wararka maanta Raadiyaha Sweden 11.06.2025

Korontada ayaa mar kale maqan Mönldal. Wiil Swedish ayaa lagu xukumay xabsi dalka Denmark. Dadka taageersan ka mid ahaanshaha Nato ayaa batay.

Wararka Maanta Raadiyaha Sweden 10.06.2025

Qof dheeraad ah ayaa loo qabtay dilkii saddexda qof ee Uppsala. Nin ayaa lagu qabtay isagoo dhoofin rabay gabadh uu dhalay. Xukuumadda oo 100 bilyan oo koroon u qorshaysay in shirkadaha lagu taageero.

Wararka maanta iyo Sweden 09.06.2025

Dhowr qof oo loo qabtay qeylo-dhaan hub ka dhacday Östermalm darteed. Nooc cusub oo COVID-19 ah oo faafaya. Banaanbax weyn oo Qaza la xiriira oo ka dhacay Stockholm.

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden 05.06.2025

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Nin 45 jir ah oo lagu soo eedeeyay isku kicin. Hase yeeshee ay maxkamaddi sii deysay. Galdaloollada xaaqidda, nadaafaddarro iyo aqoonta shaqaalaha ayaa ka dambeysay sannadkii hore baahiddii waxyeello ee bakteeriyada VRE. Xukunno ka badan oo dhaadheer ayaa lagu qaadan kari doonaa qalabka elektrooniga ah ee lugta la isaga xiro ama deegaan la xakameeyey.

Wararka maanta Sweden 04.06.2025

Thailand oo iibsanaysa diyaarada dagaalka dalka Sweden. Pizzeria ayaa u isticmaalay mashiinka sibidhka in uu kuwalaaqdo suugada. Dadkii ku noolaa tuulada Mughayir al-Dayr ee daanta galbeed oo ka qaxay guryihii.

Wararka maanta Raadiyaha Iswiidhan 03.06.2025

Afar nin ayaa lagu soo oogay dilka fanaankii caanka ahaa C Gambino. Shaqo joojin ay sameeyn doonaan xubnaha ururka shaqaalahadegmooyinka, gaar ahaan shaqaalaha shirkadaha caafimaadka gaarka ah. Mushahaarka madaxda suuqyada saamiyada oo sarreeya.

Wararka maanta Raadiyaha Sweden 02.06.2025

Baaristii dilkii ka dhacay Örebro ee 10-ka qof toogashada lagu diley oo hoos loo dhigey. Tirrada aabbeyaasha daryeela ilma oo yaraatay illaa sanadkii 2006. Iibinta gawaarida cusub ayaa kor u kacday.

Listen to the Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.