Sveriges Radio
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Author
Sveriges Radio
Category
Podcast website
Latest episode
Jul 10, 2026
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
Maanta iyo wararka radio Sweden 21.10.2025 2:14
Beer xashiishad ahoo laga helay tuullo ku taalla Skåne. Baraf si lama filaan ah u soo da'a oo laga digayo. Baaritaano dheeraad ah oo ku socda dhallinyaro ku sumoowdey khamri.
Maanta iyo wararka radio Sweden 20.10.2025 2:39
Heshiiska kirada sannadka 2026 ee agagaarka Stockholm oo la gaaray. Xisbiga Miljöpartiet oo doonaya iney horey u riixaan ogolaanshaha sharciga joogtada ahi. Nin la runsan yahay inuu yahay hogaamiyaha Dalennäverk oo dhowr jeer rummaan la dhigay.
Maanta iyo wararka Sweden 17.10.2025 2:11
Nin isagoo maqan xukun rummaana loogu xukumey tuhun la xiriira dilkii Salwan Momika. Korodh weyn oo ku yimid dhacdooyinka drönaraha. Hanna Glas oo ka fariisatay ciyaaraha xulka qaranka.
Maanta iyo wararka radio Sweden 16.10.2025 2:33
Tirada dadka guriga lagu daryeelo oo sii kordheysa. Haween lagu iibiyo Facebook. Bandhigga aflaanta Yuhuudda Malmö oo la joojiyay.
Wararka Maanta Sweden 15.10.2025 1:12
Afar qof ayaa xarun migrationsverket laga fakiyay. Qiimaha miciishada oo bishii labaad si taxana hoos ugu dhacday. Dadka dambiyada bulshada dhexdeeda ka dhaca ka walwalsan oo kordhay.
Maanta iyo wararka radio Sweden 14.10.2025 2:26
Forssell oo doonaya in Afghan badan dib loo celiyo Dab weyn oo ka kacay Helsingborg Tababaraha xulka kubadda cagta ee ragga Sweden oo la eryay
Maanta iyo wararka radio Sweden 13.10.2025 1:49
Dab weyn oo ka kacay Landskrona. Mid ho rleh oo loo soo xiray toogashadii Gävle. Hoggaamiye koox burcad ah oo lagu qabtay Mexico.
Maanta iyo wararka radio Sweden 10.10.2025 2:08
Nin waardiye ah ayaa lagu toogtay bartamaha Stockholm. Nin 20 iswiidhish oo Holland lagu soo qabtay loogana shakisan yahay isku dil. Sweden oo difaaca Nato ka qeyb qaadan doonta sannadka soo socda.
Maanta iyo wararka radio Sweden 09.10.2025 2:01
Sweden oo loo soo gacan geliyey nin looga shakisnaa dil Göteborg ka dhacay. Jaamacadaha Sweden oo hoos uga dhacay qiimeynta Jaamacadaha. labo qof oo kale oo loo soo qabtay toogashadii Gävle.
Wararka Maanta Sweden 08.10.2025 2:09
Abaalmarinta kimistariga ee sanadkan oo saddex loo qaybiyay. Sicirbararka oo hoos udhacay bishii september. Musikhjälpen oo lacag ururinaysa waxbarashada carruurta sanadkan.
Wararka Maanta Sweden 07.10.2025 2:26
Nin 18 jir ah oo la xukumay kadib ku luglahaanshihii dil nin 45 jir ah. Macallimiinta iyo maaamuleyaasha iskuullada oo ku faraxsan shaqadooda. Qiimaha guryaha deegaan-gadashada Stockholm oo sare u kacay.
Wararka maanta sweden 06.10.2025 2:09
Siyaasiga xagjirka ee Rasmus Paladun oo maxkamada racfaanku fasaxday. Hilibka lo`ada oo sare ukacay Carruurta yar ee halsano ka yar oo shaashadaha dijitaalka aad u isticmaala.
3/10 Podd-ka maanta 03.10.2025 2:56
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sweden oo codsatay in qunsuliyaddeedu la kulanto Greta Thunberg iyo iswiidhishkii kale. Booliska ayaa sheegay inay isgaarsiintooda gudaha ey culays buux dhaafiyeen intii uu socday howlgalkii Risbergska ee magaalada Örebro. Isbitaalka Skåne ayaa la xiriiri doona dhammaan qoysas, horey loo baarey.
Maanta iyo wararka radio Sweden 02.10.2025 2:43
Toboneeyo isbitaallo aaday ka dib markii ay ku sumoobeen cunto ay maqaayad ka cuneen. Miinooyin kuwa gacanta laga tuuro oo laga helay baabuuro la baaray. Sharuudaha taayarada baabuurka xaamuulka ee xilliga jiillalka oo la adkeeyey.
Wararka maanta iyo Sweden 01.10.2025 2:07
Boqorka oo ay ceeryaan ka hor istaagtay booqashadiisa NATO. Dad badan oo looga baahan yahay inay hubkooda celiyaan. Kummanaan qof oo ey dhici karto iney internetka ka iibsadeen dawo sharci-darro ah.
Wararka maanta iyo Sweden 30.09.2025 2:43
Dacwad culus oo lagu soo oogay nin sakhrad ku duuliyey daroonar. Dadka qaba ADHD ayay u sahlanaan doontaa qaadashada laysanka darawalnimada. Baare: Sida loo joojinayo ip-tv-ga sharci-darrada ah.
Wararka maanta iyo Sweden 29.09.2025 1:51
Caawimaad ka hortagga dronarka ay Iswiidhan u fidinayso Denmark. Dad badan oo xiiseeya buugaagta oo tegay Göteborg. Gabar la laaa oo laga helay iyadoo dhimatay Norway.
Wararka Maanta Sweden 26.09.2025 2:00
Nin kooxda IS lacag u ururiyay ayaa xukun lagu riday . Xukuumada oo lacag ugu deeqaysa Qasa. Magaalada Malmö ismaris aan la aqoon meel laga keenay ayaa ku xaniban.
Wararka maanta iyo Sweden 25.09.2025 1:48
Dab ka kacay xarun daryeel oo ku taalla Sunne. Tirada ardayda bilaabi karta dugsiga sare oo wax yar korortay. Dacwadda suxufiga Swedish-ka ah Joakim Medin oo dib loo dhigay.
24/9 Podd-ka maanta 24.09.2025 1:59
Dab ka kacay guri dabaqyo ah oo ku yaalla Tjärna Ängar ee magaalada Borlänge. Booliska Göteborg oo aqoonsaday in ka badan 30 taageereyaal kubbadda cagta oo falal culus ku jira. Dibad u dhoofinta baabuurta oo hoos u dhacday 25 boqolkiiba.
23/9 Pod-ka maanta 23.09.2025 2:06
Heyadda fayadhowrka Sweden oo beenisay hindise looga faafiyey si khaldan. Masjid ku yaala Hultsfred ee gobolka Småland oo gubtay kuna basbeelay. Iswidhan iyo 24 dal oo kale ayaa soo saaray bayaan wadajir ah - bukaannada Qaza.
Maanta iyo wararka radio Sweden 22.09.2025 2:11
Hindise lagu soo jeediyay in gebi ahaan iskuullada laga mamnuuco tubaakada. Laba qof ayaa toogasho lagu diley Norrköping iyo Stockholm fiidnimadii sabtiidii. Siddeed ka mid 270-ka baraf weyne glaciaärer-da Sweden oo dhallaalay.
19/9 Podd-ka maanta 19.09.2025 2:44
Xisbiga Moderaterna oo soo bandhigay hindise cusub oo la xiriira soo-galootiga. Xukuumadda iyo xisbiga SD oo diyaar la ah amaah 220 bilyan oo karoonah. Booliiska oo doorbiday in aan la soo saarin shuruudo cusub.
Wararka maanta iyo Sweden 18.09.2025 2:49
Xukunkii lagu sii daayay Henrik Landerholm oo rafcaan laga qaaay Wiilal lagu soo oogay dacwad dilka aabbe carruur yar leh MP oo ku dacweeyay dowladda jebinta sharciga caalamiga ah
Wararka Maanta Sweden 17.09.2025 1:29
Xayeeysiin ka beenabuurasho tigidhada gaadiidka oo faafaya. Isticmaalka muqaadaraadka dhallinyarada ka da'yar 30 sannadoodoo yaraatay. Caqabaddii bakteeriyadii Salmonella ee ka dillaacday Sörmland oo la ogaadey iney ukunta iswiidhishku ka dambeeysay.
Similar podcasts
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.