Sveriges Radio

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

News SO ↓ 500 episodes

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz

Author

Sveriges Radio

Category

News

Podcast website

www.sverigesradio.se

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Wararka Maanta Sweden 25.11.2025

Haweeney lagu dhaawacay magaalada Örebro. Wiil yar oo boolis u isticmaalay hubka koronta ee qofka ka gariiriya. Danmark oo xukun adag kufulisa dambiileyaasha iswiidhishka.

Wararka Maanta Sweden 21.11.2025

Shilkii baska Stockholm oo la ogaaday in uuna kas ahayn. Wariye katirsan P4 Kalmar oo loo hanjabay. Liberal-ka oo sheegay in ayna taageerayn xukuumad ay wasiiro ka yihiin Sverigesdemokraterna.

Wararka Maanta Sweden 21.11.2025

Kubbada ciida ee laliska oo swedish ku guulaystay. Basku ku rogmaday magaalada Storuman Nin lagu xukumay 7 sano

Wararka Raadiyaha Iswiidhen 20.11.2025

Baraf ka daaya qaybo badan oo koonfurta koonfur bari iyo bariga Iswiidhan. 23 jir lagu soo oogay dacwad la xirriirta dambiyo argagixiso oo halis ah. Nin isagana dacwad maandooriyo lagu soo oogay oo lagu soo celiyey Sweden. .

Wararka Raadiyaha Iswiidhen 19.11.2025

Xisbiga Cenpterpartiet-ka oo xoghaye cusub yeeshay. Wiilsha kubbadda cagta Iswiidhen oo groupp-kooda kaalintaugu hooseeysa ka galay. Tirada dukaamada la booqdo si wax looga soo iibsado oo hoos u dhacdey.

Wararka Raadiyaha Iswiidhen 18.11.2025

Nin wado cirriiri aheyd ku soo kaadiyey oo 800 kr la ganaaxay. 26 jir ah lagu soo oogay dacwad dil ah oo u geeystay shaqaalaha Ambalaasta. Västra Götaland ah oolafilayo in uu ka da'do baraf badan.

Maanta iyo wararka radio Sweden 17.11.2025

Saddexdii qof ee ku dhintay shilkii bask ee jimcihii ka dhacay Stockholm oo la aqoonsaday. Dumarka Iswiidhan oo shaqeeya 49 daqiiqo oo bilaash ah maalin kasta. Qof boolisku xiray isagoo sarqaansan oo dhintay.

Maanta iyo wararka Iswiidhen 14.11.2025

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Tiro cusub: Shaqo la’aanta oo korodhay bishii Oktoobar. FHM: Tallaalka dadka adeegga guriga hela oo yar. Centerpartiet oo doonaya in la baaro qaadashada lacagta  euro-ga.

Maanta iyo wararka Iswiidhen 13.11.2025

Dil u adeegsaday 13-jir lagu xukumay xabsi. Warbixin cusub: Cabitaanka khamriga oo yaraaday. Agaasimaha guud ee hayadda canshuuraha oo loo baarayo jebinta xeerka sirta.

Maanta iyo wararka Iswiidhen 12.11.2025

Carruurta oo lacagta waalidkood ku iibsata lacag dijitaal ah. Iswiidhish argagixso darteed loogu maxkamadeeynayo Denmark. Daraasad: Kafeygu oo yareyn kara halista wadne garaaca aan caadiga ahayn.

Maanta iyo wararka Iswiidhen 11.11.2025

Dhallinyaro laga tashkiiliyo xarumaha daryeelka dhallaanka. Wiil qirtay ka mid ahaanshaha urur argagixiso. Tirada dadka ka weyn 65 ee shaqeeya oo sii kordheysa.

Maanta iyo wararka Iswiidhen 10.11.2025

Häcken oo noqotay horyaalka dumarka ee Allsvenskan. Qarax lala xiriirinayo kooxo gaangiska oo ka dhacay Luleå. Rekoodhka kubbadda cagta.

Maanta iyo wararka radio Sweden 07.11.2025

Salwan Najem oo kicin koox qowmiyadeed loogu xukumay ganaax. Nin dilay haweeney 60 jir ah oo xabsi daa'in lagu xukumay. Shirkado dowladu leedahay oo aan sameeyn ka hor ku filan ka hortaga takoorka.

Maanta iyo wararka radio Sweden 06.11.2025

Sicir-bararkii bishii oktoober oo waxba iska beddelin. Isbitaalka Uppsala oo ku booriyey in siddii caadiga aheyd daryeel loogu doonto. Heyadda IVO oo howlaheeda ka gungaarista lagu dhaleeceeyey inay muddo dheer qaadato.

Maanta iyo wararka radio Sweden 05.11.2025

Heerka dulsaarka oo lagu dhaafay 1.75%. Degmada Stockholm oo sannadkan gaartey go'aaanno safar-joojin ku meelgaar ah oo ku wajahan carruurta. Qof kasta oo taxaddar la'aan ah ama khiyaameeya gunnooyinka shaqo la'aanta oo heli kara ganaax.

Maanta iyo wararka radio Sweden 04.11.2025

Koox diimeedka Jehovasvittnen oo deeqda dowladda waayi doona. Madax qolfoof ah oo laga helay Foorno. Kansar badan oo laga helay goobaha dhaqaalahoodu wanaagsan yahay.

Maanta iyo wararka radio Sweden 03.11.2025

Cusbo badan oo caafimaadka waxyeeleysa. Biraha dib loo warshadeeyo ee dadka dhintay ee la gubo malayiinlaga sameeyo. Haweeney ka shaqeeya guryaha daryeelka oo xatooyo ku eedeysan.

Maanta iyo wararka radio Sweden 31.10.2025

Wayeel badan oo hela codsiyada inkassokrav. Sicir bararka oo saameeya jeebka gunnada ee carruurta. Malmö, Göteborg iyo Stockholm oo diiday iney la kulmaan iskuduwaha dowladda ee la xirriira dib u celinta ikhtiyaariga ah.

Maanta iyo wararka Iswiidhen 30.10.2025

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

Maanta iyo wararka Iswiidhen 29.10.2025

Labo qof oo iswiidhish ah oo lagu haysto falal argagixisanimo. Dhaqaalaha Sweden wuxuu u koray si ka dhakhso badan sidii la filayay. Nin geeriyooday markuu kuu dhacay gaari haan ah.

Maanta iyo wararka Iswiidhen 28.10.2025

Tareen istaagay daad dartii. Sababta keentay koronto la'aan ka dhacday farasmagaalaha Stockholm. Boliis diiday in uu tago goobtiisa shaqada.

Maanta iyo wararka Iswiidhen 27.10.2025

Qalfoof ilmo oo 2 000 sannadood jir ah oo la helay. Johan Rockström ayaa loo magacaabay Iswiidhishka sannadka ee dunida. Qof la toogtay oo keyn laga helay.

Maanta iyo wararka Iswiidhen 24.10.2025

Dhammaan tareenada isaga goosha Stockholm-Uppsala waa la joojinayaa dhowr maalmood. Nin rumaan loo dhigay dil dhacay toban sano ka hor. Saab oo qorsheynaysa inay shaqaaleysiiso in ka badan 3,000 oo qof.

Maanta iyo wararka Iswiidhen 23.10.2025

Ukun suuqa laga saarayo markii la helay salmonella. Shan arday oo dhigta dugsiga Lundsbergs oo jirdil lagu eedeeyey. Dhowr khalad oo ku yimid nidaamka Millennium.

Maanta iyo wararka Iswiidhen 22.10.2025

Labo bam gacmeed oo Borås laga helay Bam gacmeed laga helay bannaanka guri dad badan degan Eslöv. Xarunta gargaarka degdegga Umeå oo dhiqle looga shakiyey.

Listen to the Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.