SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1263 episodes

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Be sure to visit the podcast's website and support the creator: www.sbs.com.au

Author

SBS

Category

News

Podcast website

www.sbs.com.au

Latest episode

Oct 2, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android almost 10M downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Wararka SBS Somali 4 Febaraayo 04.02.2025

Wararka SBS Somali 4 Febaraayo.

Wararka SBS Somali 31 Janaanyo 31.01.2025

Wararka SBS Somali 31 Janaayo.

Madaxweyne Deni oo ka hadlay dagaalka Daacish 31.01.2025

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo qudbo dheer ka jeediyay dagaalka lagula jiro Daacish iyo arimo kale.

Wararka SBS Somali 30 Janaayo 30.01.2025

Wararka SBS Somali 30 Janaayo.

Wararka SBS Somali 29 Janaayo 29.01.2025

Wararka SBS Somali 29 Janaayo.

Dagaalka Congo oo laga dayrinayo 29.01.2025

Ururada gargaarka ayaa walaac ka muujinaya dagaalka ka socda magaalada Gome ee dalka Jamhuuriyada Dimoqraadiyada Congo.

Wararka SBS Somali 28 Janaayo 28.01.2025

Wararka SBS Somali 28 Janaayo.

Kulanka Ganacsatada Soomaalidda Melbourne 27.01.2025

Waxaa magaalada melbourne lagu qabtay kulan ay isugu yimaadeen ganacsato iyo xubno kale oo ka tirsan bulshada. Waxaa kulanka looga arinsaday sidii loo abuuri lahaa urur matala ganacsatada Soomaalida melbourne.

Wararka SBS Somali 23 Janaayo 2025 23.01.2025

Wararka SBS Somali 23 Janaayo.

Wararka Soomaaliya 22 Janaayo 22.01.2025

Wararkii Soomaaliya 22 Janaayo 2025.

Wararka SBS Somali 22 Janaayo 22.01.2025

Wararka SBS Somali 22 Janaayo.

Kulan looga hadlay xasilooni darada Soomaaliya 21.01.2025

Kulan ay ka qayb galeen aqoonyano oo lagu qabtay melbourne ayaa waxaa looga hadlayay xasiloonidarada Soomaaliya iyo saamaynta ay ku leedahay dhaqaalaha.

Maxay Janaayo 26 uga dhigan tahay Australianka Indijinooska ah? 21.01.2025

Muranka iyo taariiqda 26 Janaayo oo ah maalinta qaranka Australia iyo sida bulshada dalka loogu yimid ay u arkaan.

Wararka SBS Somali 21 Janaayo 21.01.2025

Wararka SBS Somali 21 Janaayo.

Wararka dagaalka Puntland kula jirto Daacish 17.01.2025

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka ay Puntland kula jirto Daacish.

Wararka SBS Somali 17 Janaayo 17.01.2025

Wararja SBS Somali 17 Janaayo

Wararka SBS Somali 16 Jan 16.01.2025

Wararka SBS Somali 16 Janaayo.

Wararka SBS Somali 15 Jan 15.01.2025

Wararka SBS Somali 15 Janaayo.

Mucaaradka oo dhaliilay dawlada Soomaaliya 15.01.2025

Mucaaradka oo eedo waaweyn u soo jeediyay dawlada Xasan Sheekh Maxamuud.

Puntland oo guulo ka gaartay dagaalka Daacish 14.01.2025

Ciidamadda Puntland ayaa wali sii wada dagaal ay buuraha uga saarayaa Kooxo Daacish oo halkaan isku aruursaday.

Hoy miyaad si degdeg ah ugu baahan tahay? 14.01.2025

Waa qayb kale oo ka mid ah warbixinihii Australia Expalined oo aan kaga hadlayno guryo la'aanta ku dhacda dad badan oo Australian ah oo sababo kala duwan awgood hoy la'aani ku dhacdo.

Wararka SBS Somali 14 Jan 14.01.2025

Wararka SBS Somali 14 Jan

Wararka SBS Somali 2 Janaayo 02.01.2025

Wararka SBS Somali 2 Janaayo

Dib u milicsiga sanadkii 2024 iyo saadaasha 2025. 01.01.2025

Aqoonyano Mohamed Ibrahim iyo Isse Dholawaa ayaa dib u milicsanaya sanadkii la soo dhaafay ee 2024 iyo saadaasha sanadka cusub ee 2025.

Wararka SBS Somali 1 Janaayo 01.01.2025

Wararka SBS Somali

Listen to the SBS Somali - SBS Afsomali podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.