Sveriges Radio

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

News SO ↓ 500 episodes

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz

Author

Sveriges Radio

Category

News

Podcast website

www.sverigesradio.se

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Wararka maanta iyo Sweden 10.02.2025

Booliskaoo baaris ku wada muqaalo ku saabsan weerarkii Örebro. Cillado laga helay dhammaan xarumaha daryeelka hooyada iyo dhallaanka. Amiirka iyo amiiradda ayaa loo magac bixiyey gabadhdhowaantan u dhalatay.

Wararka maanta iyo Sweden 07.02.2025

Mikael Blom oo ka mid maamulayasha iskuulka Risbergska oo ka hadlay weerarkii Örebro. Nin ayaa isbitaal loola cararay ka dib markii uu dab ka kacay guri ku yaal Sundyberg. Shantii nin ee loo xiray dilkii Salwan Momika ayaa wali dembi lagu tuhmaya.

Wararka maanta iyo Sweden 06.02.2025

Iskuulka Risbergska oo ilaa amar danbe sii xirnaana doono. Sicir-barar ayaa sare u kacay bishii Janaayo. Nin kula kacay haweeneey isku day dil ayaa maxakamadda degmeda Kalmar ku xukuntay xarig. Diiwaanka heerkulka ayaa mar kale jabiyay rikoor.

Wararka maanta iyo Sweden 05.02.2025

Falcelin kadib hadalka Trump uu ka sheegay Gaza Iswiidhish lagu tuhunsan yahay laba weerar oo ka dhacay safaaradaha Boqorka: Waxaanu ku jirnaa naxdin iyo argagax

Maanta iyo wararka radio Sweden 04.02.2025

Qiimaha cunnada ayaa mar kale kor u kacay, sida uu qoray Matpriskollen.120 qof oo iswiidhish ah oo Maraykanka laga soo tarxiilayo. Nin kale oo 34 sano jir ah ayaa loo xiray tuhun dil ah oo toddobadkii hore ka dhacay bartamaha Lund.

Maanta iyo wararka radio Sweden 03.02.2025

Tirada magangalyo-doonka oo la filayaa inay hoos u dhacdo sanadkan. Masjidka Imam Ali Islamic Center, oo la sheegay in loo adeegsadaa madal sirdoon oo uu leeyahay taliska Iiraan. Suuqa saamiyada Stockholm ayaa hoos u dhacay ka dib hadalkii Trump.

Wararka maanta iyo Sweden 31.01.2025

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Darawal ambalaas oo dhaawac loo geeystay mar la weeraray intii lagu jiray gurmad. Waxa la doonayaa in la soo saaro sharci xadidaayo da'ada lagu iibsan karo cabitaanka tamarta. 17 jir ayaa rumaanka loo dhigay tuhun dil loo geeystay nin 30-meeyo jir ah.

Wararka maanta iyo Sweden 30.01.2025

Maamulka degmada Luleå ayaa dhaleeceyn xooggan kala kulmay hayadda-IVO. Magaalada Göteborg ayuu ku sii kordhayaa faafidda fayraska RS. Afartii xafiis dawladeed oo adeeg lagu bixiyo mid ka mid ah ayaa dhici karto in gabi ahaanba la xiro.

Maanta iyo wararka radio Sweden 29.01.2025

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maxaabiista Swedishka ah ayaa loo diri karaa wadamada kale ee EU-da iyo waddmada EES la isku yiraahdo si ay halkaasi xukunkooda ugu dhameystaan. Nin isaga oo sarqaansan raacay diyaaraha aan duuliyaha, lana dul dhigay ganaax maalin leh oo gaaraya 32 000 kr. Baabuurta xaamulka qaada ee shirkada Volvo oo dalabaadkoodu kordhayo, islamarkaana shaqo abuur cusub a...

Wararka maanta iyo Sweden 28.01.2025

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Laba qof ayaa la xiray ka dib markii qarax ka dhacay guri ku yaalla Stockholm. Gustav Leonhardt iyo kooxdiisa ayaa kaalinta saddexaad ka galay tartanka cunto karinta. Ururada shaqaalaha oo qabanqaabiya shaqalaha aqoonyahanada ayaa xubnahooda kordhay.

Wararka maanta iyo Sweden 27.01.2025

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Henrik Landerholm,la taliyaha ammaanka qaran oo is casilay. Dhamaadkii todobaadka, ayey lix falal oo rabshado wataa gilgileen Stockholm. Hay’adda Kronofogden oo deeyn ku leh dad tiradoodu gaarayso 436,996 qof. 1,076,148 jiir ayaa dabin lagu qabtay sannadkii 2024.

Wararka maanta iyo Sweden 24.01.2025

4 qof oo loo qabtay dambiga lacag dhaqidda. Shil shaqo oo ka dhacay Volvo. Xukunka wiilkii lagu helay dambi dil oo la adkeeyey.

Wararka maanta iyo Sweden 23.01.2025

Boostada oo daroogo badan laga helo. Rugo caafimaad oo cillado loo xiray. Kafeega oo qiimihii ugu sareeyey 50 sano gaaray.

Wararka maanta iyo Sweden 22.01.2025

Afar qof ayooaa lagu xukumay xabsi daa'in kadib laba toogasho oo la gaystay. Shirkadda warbaahinta Schibsted oo dhimaysa shaqaale. Masraxa Kungliga Operan oo la dayactirayo.

Wararka maanta iyo Sweden 21.01.2025

Labo qarax oo dhacay xalay. Magacyada ugu caansan ee carruurta loogu bixiyey sannadkii hore. Nin ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu toogtay deriskiisa.

Wararka maanta iyo Sweden 20.01.2025

Muwaadin Iswiidhish ah oo looga shakisan yahay dambi argagixiso. Degmada Botkyrka oo aan dooneyn inay dib u bixiso deeqda dowladda. Iswiidhishka oo dayaca erayada sirta internetka.

Wararka maanta iyo Sweden 17.01.2025

Qiimaha cuntada ayaanan sidii hore u kordhaynin, sahanka qiimaha sannadlaha ah oo uu sameeyay ururrka hawlgabka qaranka-PRO ayaa sidaa muujinaya. Tan iyo bilawgii sanadkan, ayaa la mamnuucay in la isticmaalo maadada nadaafadda loo isticmaalo haddi ay dhuunta tubada ee biyuhu maraan xiranto. Tirada ashkatooyinka ku saabsan xadgudubyada ee iskuullada ku yaalla magaalada Malmö ayaa aad kor ugu kacday...

Wararka maanta iyo Sweden 16.01.2025

Booqashada madxafyada dalka oo kor u kacday sannadkii hore. Sannadkii hore ayuu adeegga kastamku joojiyay qashinka khatarta ah ama haraaga wasakhda ee loodhoofiyo waddammo ka baxsan qaaradda Yurub. In ay tareennadu wakhtiga ilaaliyaan ama ku yimaadeen Iswiidhen ee sannadkii hore ayaa ahayd tii ugu xumayd tan iyo sannadkii 2010.

Wararka maanta iyo Sweden 15.01.2025

Sicir bararka dalka Iswiidhan ee bishii Disembar ayaa ahaa 1.5 boqolkiiba. Waxaa maanta bilowday maxkamadeynta Salwan Momika iyo Salwan Najem oo lagu eedeeyay in ay kicinayeen dad gaar ah. Waalidiinta Iswiidhishka ayaa wakhti ka yar ku bixiyay daryeelka la joogitaanka carruurtooda xanuunsan ama waxaa afka Iswiidhishka loogu yeero vab sanadkii hore marka loo eego 2023.

Wararka maanta iyo Sweden 14.01.2025

Ururka Bris ayaa wadar ahaan ey soo gaareen xiriiro dhan 3,310 intii lagu guda jiray fasaxii kirismaska. Nin ka shaqeynayay daryeelka wayeelka ee magaalada Uppsala ayaa lagu xukumay sideed sannadood oo xarig ah. Sannadkii hore, ku dhawaad 117,000 oo bisadood ayaa ka diiwaan gashanaa diiwaanka bisadaha ee wakaaladda beeraha Iswiidhen.

Wararka maanta iyo Sweden 13.01.2025

Booliska Sweden ayaa helay warbixin ka dhan ah askari Israaiili ah oo booqasho ku joogay dalka Sweden. Waxaa jiray ku dhawaad 600,000 oo booqashooyin shaneemo ah oo kayar sannadkii 2024 marka loo eego sanadkii ka sii horeyay. Ugaarsiga sharciyeesan ee yeeyda ee sanadkan ayaa hadda laga joojiyay dhammaan shanta degmo.

Wararka maanta iyo Sweden 10.01.2025

Ivo oo xirtay kilinig gudniinka ee ku yaal Göteborg . Dhaqaalaha iswiidhen oo si lama filaana u kobcay. Dacwad lagu soo oogay nin ku eedeysan inuu dilay qodaxle.

Wararka maanta iyo Sweden 09.01.2025

Gabdhaha da'da yar oo jirkooda ka ganacsada, si ey qaamo isaga bixiyaan. Cayilka Iswiidhishka oo walaac ku haya ciidammada qalabka sida Labadi gaari mid baan fareejo la bixin.

Wararka maanta iyo Sweden 08.01.2025

Shirkadda Northvolt oo sii shaqeeyn doonta. Dambiile la qorsheenayey in lagu dili maxkamadda. Maamullada SFI iyo tababbarada xirfadaha oo la isku dareyo.

Wararka maanta iyo Sweden 07.01.2025

Duufaan ka jirta Galbeedka Sweden Dacwad ku saabsan dilka shandadda Ganaax sanduuqii gaboobay ee tubaakada

Listen to the Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.