Sveriges Radio

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

News SO ↓ 500 episodes

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz

Author

Sveriges Radio

Category

News

Podcast website

www.sverigesradio.se

Latest episode

Jul 10, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Wararka maanta iyo Sweden 23.04.2025

Wariye Joakim Medin pp dacwad loogu oogay dalka Turkiga. Shirkadda gawaarida ee Volvo oo laga yaabo in ay abuurto shaqooyin cusub. Nin aya maanta xabsi da'iin ah loogu xukumay nin oo uu ku togtay magaalada Borås.

Wararka maanta iyo Sweden 22.04.2025

Ururka shaqaalaha macalimiinta oo doonaya in hay'adda MSB ay baarto isticmaalka app-ka amniga. Hay'adda caafimaadka oo ku boorisay in dad badan oo da'a ah ay is talaalaan. Dhammaan xubnaha guddiga waayeelka ee degmada Uppsala ayaa is casilay.

Wararka maanta iyo Sweden 17.04.2025

Qoys reer Göteborg ah oo lagu helay dambiyo daroogo oo halis ah. Nin lagu tuhunsanyahay in uu dembi ku galay degmeda Botkyrka oo Ciraaq lagu xiray. Nin 24 jir ah oo loo xukumay dil ka dhacay Eskilstuna ayaa lagu xiray Turkiga.

Wararka maanta iyo Sweden 16.04.2025

Toogashadii shalay ee Eslöv oo lala xiririrnayo kooxo burcad. Booliska dalka Australia ayaa gacanta ku dhigay wiil 15 jir oo Iswiiidhish ah. Xilliga xagaaga oo soo gaaray dalka Iswiidhen.

Wararka maanta iyo Sweden 15.04.2025

Shan qof oo isbitaal loola cararay ka dib dab ka kacay guri ku yaal Helsingborg. Iswiidhishka oo cuno kalluun iyo cunto badeed oo ka yar intii hore. Ingiriiska ayaa cunaqabatayn kusoo rogtay shabakadda Foxtrot iyo hogaamiyaheeda Rawa Majid.

Wararka maanta iyo Iswiidhen 14.04.2025

Degmo kale oo joojisay taageerada muusiko Yasin oo ka qeyb galayo. Qofna looma xukumin ka ganacsiga dadka. Gaadiidka ku socda xawaaraha ugu badan.

Wararka maanta iyo Sweden 11.04.2025

Nin loo xukumay haweeney oo Märsta ku dilay. Bishii Maarso, ayaa qiimaha cunnada kordhay gaarayna 5.4 boqolkiiba. Tirada carruurta dhalatay sanadkii hore ayaa ahayd tiradii ugu hooseysay ee abid la cabbiro.

Wararka maanta iyo Sweden 10.04.2025

Midowga Yurub oo hakad galiay falcelinta canshuuraha ee ka dhanka ah Mareykanka. Haweeney hooyadeed dishay oo lagu xukumay daryeelka dhimir-daaweeynta. Labo shakhsi oo dacwad lagu soo rogay ka dib markii gabar 13 jir ah taatuu jirkeeda la mariyay.

Wararka maanta iyo Sweden 09.04.2025

Labo qarax oo xalay ka kala dhacay Stockholm iyo Helsingborg. Sannadkaa oo celinta lacagaha canshuurahaa oo aad u badan. Bishii Maarso ee sanadkan oo ahayd bishii labaad ee ugu kululeeyd ee laga diiwaan galiyay caalamka.

Wararka maanta iyo Sweden 08.04.2025

Xukuumadda ayaa doonaysaa in ay dardargeliso casriyaynta difaaca milatariga. Xukuumadda ayaa 200 milyan ku maalgelinaysaa wax ka beddelka miisaaniyada gu'ga meelo badan oo ka mid ah guryaha SiS. Buugga Pippi Långstrump oo la tarjumay luuqadii 80-aad.

Wararka maanta iyo Sweden 07.04.2025

8 sanno oo ay ka soo wareegatay weerarkii ka dhacay bartamaha magaalada Stockholm. Booliska ayaa soo gaba gabeeyay howlgalkii ay ka wadeen iskuul ku yaalla Hagfors. Soo jeedin cusub oo carruur iyo dhallinyaro badan ku muteysan karaan in daryeel.

Wararka maanta iyo Sweden 04.04.2025

Rickard Andersson oo ku sugnaa iskuulka Risbergska weerarka ka hor. Cashuurta kastamka cusub ee Trump oo saameynaysa shirkado badan. Labo nin oo dhallinyaro ah oo loo xukumay weerar bam-gacmeed oo lagu qaaday maqaayad ku taal Malmö jiilaalkii hore.

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden 03.04.2025

Dalka Kolombiya oo iibsanaya diyaarada dagaalka ee loo yaqaan Jas 39 Gripen. Shirkadda Volvo Cars ayaa ku qasbanaan doonta in ay gawaari ku sameeyso dalka Maraykanka. Tirada toogashooyinka ee ka dhaca dalka ayaa hoos u dhacay sannadkan.

Maanta iyo wararka radio Sweden 02.04.2025

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xukuumadda Iswiidhen ayaa 500 milyan oo karoon ku maalgelinaysaa daryeelka gaarka ah ee maskaxda. Wiil da'diisu ka hooseeyso 15 sanno oo loo xiray isku day dil. Haweenka dhallinyarada ah ee shaqeeya oo 54% oo aan runsaneyn in ay shaqayn karaan ilaa da'da hawlgabka.

Maanta iyo wararka radio Sweden 01.04.2025

Maanta iyo wararka radio Sweden Degmada Västerås, oo aan dooneyn inay joojiso adeegsiga qalabka dijitaalka ah ee dugsiga xannaanada. Eedeysan 20 jir ah Iswiidhish oo a dacwad loogu soo oogay magaalada Kobenhagen. Greta Thunberg oo maanta booliisku ka xeeysteen ka dib markii ay ka qaybgashay dibad bax ka dhan ah shirbangiga SEB bank.

Maanta iyo wararka radio Sweden 31.03.2025

Xisbiyada Tidö oo doonaya inay mamnuucaan guurka ilma adeerka/abti. Nin 26 jir ah oo qirtay in uu in dilay haweenay 60 jir aheyd oo ka shaqeeneysay dukaan cuntada iibiya. Kooxaha Xeegada ee Bandhiga ee wiilasha iyo gabdhaha oo guullo soo hoyey.

Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan 28.03.2025

Waxaa xalay dab ka kacay masaajidka Dalaberg ee Uddevalla. Wasaaradda Arrimaha Dibadda , ayaa dadka ku sugan dhul gariirka Koonfur Bari Aasiya ku boorinaysa in eey dadkooda la xariiran. Nin 18 jir ah ayaa lagu soo oogay eedeymo isku day dil ah.

Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan 27.03.2025

Nin ku nool Örebro,ayaa helay ogolaansho inuu ku sii nagaado Iswiidhan. Dadka ku kaca xadgudubyada waaweyn ee gaadiidka oo mustaqbalka weyn kara shatiga Yurub oo dhan. Suqiyadda alaabta la isticmaalay ayaa hoos u dhacay.

Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan 26.03.2025

Tirada hawlgallada xag-jirnimada midigta ee Iswiidhan ayaa si yar u kordhay. Laga soo bilaabo 15-ka Abriil, waxaa jiri doona mamnuucid waraabin ah dhanka Gotland. Qof Iswiidhish ayaa shalay fiidkii ku guuleystay 1,25 bilyan oo kronor.

Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan 25.03.2025

Qof looga daweeynayay dhaawac rasaas ah isbitaalka jaamacadda ee Örebro. Dadka deggan Karlskoga waxaa lagula talinayaa in ay karkariyaan biyaha tuubada. Mucjiso iftiin ah oo gariirad buluugga u eg ayaa xalay iftiimisay qaybo ka mid ah dalka.

Wararka maantay ee Raadiyaha Iswiidhan 24.03.2025

Bartamaha Jönköping oo daadad harqiyeen. Kiis loogu magac daray maxkamad u qabasho ayaa lagu soo oogay wiil da' yar.. Magaalada Malmö ayaa xalay rasaas lagu furay guri dabaq ah.

Wararka maanta iyo Sweden 21.03.2025

Ma jiro qof lagu tuhmayo inuu ku lug lahaa dilka ninkii gubay Qur'aanka. Macallin ku dhejiyay warqado foolka carruurta. Labo qof ayaa dhimatay kadib shil helikobtar.

Wararka maanta iyo Sweden 20.03.2025

Askar iswiidhish oo ka tirsan ciidammada Nato oo jebiyay xeerka anshaxa. JO: Maxaabiista waa inay timaha xiiran karaan, in loo oogolaado mashiinnadda timaxiirka. Shaqaale uu mashiin ka jaray afar farood.

Wararka maanta iyo Sweden 19.03.2025

Dilkii ka dhacay xaafadda Märsta. Dhaca deytinka amashukaansiga aaladda internetka. Dhowr ashkato oo loo gudbiyey JO.

Wararka maanta iyo Sweden 18.03.2025

Macallin carruurta afka ka sharooteeyey oo shaqada laga eryay. Daawo fayraska RS ka difaaceysaa dhammaan dhallaanka cusub. Warbixinno ku saabsan hanjabaad iyo cunfi loo geystay markhaatiyaal.

Listen to the Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.