Dawan Media
Daryeel
Daryeel, meaning "Care" in Somali is the first dedicated Somali-language health podcast, brought to you by Dawan Media. Hosted by Dr. Ubah Farah, a pediatrician with over 20 years of experience in clinical practice, government leadership, and international health organizations, Daryeel delivers trusted, evidence-based health conversations designed for Somali families everywhere. Each week, Dr. Ubah sits down with leading doctors, public health experts, researchers, and everyday Somalis to explore the health issues that shape our lives maternal and child health, immunization, nutrition, mental...
Koniecznie odwiedź stronę podcastu i wesprzyj twórcę: dawan.so
Gdzie słuchać?
Podcasty w aplikacji Replaio Radio Już wkrótcePodcasty trafią do aplikacji już wkrótce. Zainstaluj teraz i jako pierwszy zobacz nowe podejście do podcastów
Odcinki
S1 E3: Maxaa Keena Xanuunnada Maanka iyo Is-dilka? 24.05.2026 1:10:43
Sidee bulshada Soomaaliyeed u aragtaa dadka la nool xanuunnada maanka? Maxaa qofka laga aaminsan yahay marka uu la kulmo dhibaato nafsi ah? Maxay tahay sababta mararka qaar dadka loogu geeyo cilaaj halkii loo raadin lahaa daaweyn caafimaad oo takhasus leh? Xalqaddan 3-aad ee Daryeel Podcast, oo ka baxda Dawan Media, waxaa marti ku ah Dr. Abdifatah Haji Daud, Dhakhtar ku takhasusay Cilmi-nafsiga. W...
S1 E2: Dhiig-karka: Dilaaga Qarsoon ee Aan Calaamadaha Lahayn 13.05.2026 1:14
Dhiig-karka waxaa inta badan loogu yeeraa “dilaaga qarsoon”, sababtoo ah qofku wuu qabi karaa muddo dheer isagoo aan dareemin calaamado muuqda. Haddana, haddii aan la ogaan ama aan la xakameyn, wuxuu sababi karaa dhibaatooyin culus oo caafimaad. Xalqaddan Daryeel Podcast ee ka baxda Dawan, waxaan ku martiqaadnay Dr. Abdullahi Jamac Abib, dhakhtar ku takhasusay cudurrada guud iyo uur-ku-jirta, kana...
S1 E01: Tallaalka ma qasab baa mise waa ikhtiyaar? | Daryeel Podcast | Dawan Media 30.04.2026 1:02:59
Qaybtan Koowaad ee Daryeel Podcast, waxaan ku falanqaynaynaa xaaladaha caafimaad ee dalka iyo baahida loo qabo nidaam adag oo dhanka talaalka ah. Waxaan si qoto dheer u eegaynaa saddexda cudur ee sida aadka ah ugu faafa Soomaaliya iyo doorka waalidiinta ee ku aaddan badbaadinta ubadka. Waxa barnaamijka marti ku ah khubaro caafimaad oo aqoon durugsan u leh dhankan, kuwaas oo kala ah: Mohamed Abdull...
Podobne podcasty
Replaio nie jest wydawcą podcastów; nazwy audycji, okładki i audio należą do ich autorów i są rozpowszechniane przez publiczne kanały RSS