Dawan Media

Daryeel

Daryeel, meaning "Care" in Somali is the first dedicated Somali-language health podcast, brought to you by Dawan Media. Hosted by Dr. Ubah Farah, a pediatrician with over 20 years of experience in clinical practice, government leadership, and international health organizations, Daryeel delivers trusted, evidence-based health conversations designed for Somali families everywhere. Each week, Dr. Ubah sits down with leading doctors, public health experts, researchers, and everyday Somalis to explore the health issues that shape our lives maternal and child health, immunization, nutrition, mental...

Auteur

Dawan Media

Catégorie

Health

Site du podcast

dawan.so

Dernier épisode

24 mai 2026

Où écouter ?

Les podcasts dans l'appli Replaio Radio Bientôt disponible

Les podcasts arrivent très bientôt dans l'appli. Installe-la dès maintenant et découvre en avant-première une toute nouvelle façon de vivre les podcasts

Télécharger sur Google Play Installe-la gratuitement Android 5 M+ de téléchargements · note de 4,8 iOS bientôt

Épisodes

S1 E3: Maxaa Keena Xanuunnada Maanka iyo Is-dilka? 24.05.2026

Sidee bulshada Soomaaliyeed u aragtaa dadka la nool xanuunnada maanka? Maxaa qofka laga aaminsan yahay marka uu la kulmo dhibaato nafsi ah? Maxay tahay sababta mararka qaar dadka loogu geeyo cilaaj halkii loo raadin lahaa daaweyn caafimaad oo takhasus leh? Xalqaddan 3-aad ee Daryeel Podcast, oo ka baxda Dawan Media, waxaa marti ku ah Dr. Abdifatah Haji Daud, Dhakhtar ku takhasusay Cilmi-nafsiga. W...

S1 E2: Dhiig-karka: Dilaaga Qarsoon ee Aan Calaamadaha Lahayn 13.05.2026

Dhiig-karka waxaa inta badan loogu yeeraa “dilaaga qarsoon”, sababtoo ah qofku wuu qabi karaa muddo dheer isagoo aan dareemin calaamado muuqda. Haddana, haddii aan la ogaan ama aan la xakameyn, wuxuu sababi karaa dhibaatooyin culus oo caafimaad. Xalqaddan Daryeel Podcast ee ka baxda Dawan, waxaan ku martiqaadnay Dr. Abdullahi Jamac Abib, dhakhtar ku takhasusay cudurrada guud iyo uur-ku-jirta, kana...

S1 E01: Tallaalka ma qasab baa mise waa ikhtiyaar? | Daryeel Podcast | Dawan Media 30.04.2026

Qaybtan Koowaad ee Daryeel Podcast, waxaan ku falanqaynaynaa xaaladaha caafimaad ee dalka iyo baahida loo qabo nidaam adag oo dhanka talaalka ah. Waxaan si qoto dheer u eegaynaa saddexda cudur ee sida aadka ah ugu faafa Soomaaliya iyo doorka waalidiinta ee ku aaddan badbaadinta ubadka. Waxa barnaamijka marti ku ah khubaro caafimaad oo aqoon durugsan u leh dhankan, kuwaas oo kala ah: Mohamed Abdull...

Écoute le podcast Daryeel sur Replaio

La radio et les podcasts dans une seule appli - gratuite, sans inscription. Installe-la dès aujourd'hui et ne rate pas le lancement

Télécharger sur Google Play

Replaio n'est pas éditeur de podcasts ; les noms des émissions, les visuels et l'audio appartiennent à leurs auteurs et sont diffusés via des flux RSS publics