SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1335 episodi

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Visita il sito del podcast e sostieni chi lo crea: www.sbs.com.au

Autore

SBS

Categoria

News

Sito del podcast

www.sbs.com.au

Ultimo episodio

16 nov 2026

Dove ascoltare?

I podcast nell'app Replaio Radio In arrivo

I podcast stanno per arrivare nell'app. Installala ora e scopri per primo un modo tutto nuovo di vivere i podcast

Scaricala su Google Play Installala gratis Android quasi 10 mln di download · valutazione 4,7+ iOS in arrivo

Episodi

SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 16 November 2026 16.11.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 16 November 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

#123 Talking about a big night (Med) - #123 Sida looga hadlo habeen xiiso lahaa (Med) 16.11.2026

Learn everyday English for talking about a big night out, sharing or responding to gossip, and describing something that may have happened. - Baro Ingiriisiga maalinlaha ah ee loo isticmaalo marka laga sheekaynayo habeen xiiso leh oo dibadda lagu soo qaatay, marka la wadaagayo ama laga jawaabayo warar la isla dhex marayo, iyo marka laga hadlayo waxyaabo laga yaabo inay dhaceen Feature by: Josipa K...

Barnaamijkii Jimce 13 November 2026 oo Dhammaystiran 15.11.2026

Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimce 13 November 2026 oo dhammays tiran, lagana reebay xayaysiisyadii. #sbsaudiopodcast

Cilladdii Microsoft oo Madax-xanuun Ka Abuurtay Caalamka 13.11.2026

Kumanaan goobood oo adeegyo kala duwan laga bixiyo gudaha Australia ayaa maanta la daalaa-dhacayay sidii ay hawlahooda u wadan lahaayeen, kaddib markii cilad farsamo oo caalami ah ay ku timid shirkadda tiknoolajiyada ee Microsoft. Halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 13 November 2026 13.11.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 13 November 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Warka Soomaaliya ee Jimce 13 November 2026 12.11.2026

Wararkii Soomaaliya ee Muqdisho naga soo gaarey subaxnimadii Jimce 13 November 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

What does Kumanjayi mean? Understanding Sorry Business - Waa Maxay Kumanjayi? Fahmidda Sorry Business 12.11.2026

When someone dies, families and communities may have cultural practices and responsibilities around mourning. For many Aboriginal and Torres Strait Islander people, this is known as Sorry Business. There is no single way to observe Sorry Business. Practices differ between communities, families and language groups. Learn about what Sorry Business can involve, what the term “Kumanjayi” means in some...

Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 12 November 2026 12.11.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 12 November 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 11 November 2026 11.11.2026

Halkan ka dhegeyso wararka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 11 November 2026. #sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 11 November 2026 10.11.2026

Warka Soomaaliya ee saaka oo Arbaco ah, 11 November 2026, Muqdisho naga soo gaarey halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Be prepared for snake season in Australia - Isu-Diyaari Xilliga Ay Masasku Firfircoon yihiin ee Australia 10.11.2026

Snakes are often seen in Australia in spring and summer. You may also see one at other times of year, depending on the weather. Here are some expert tips on snake behaviour and what to do if you see one. - Masaska ayaa inta badan lagu arkaa Australia xilliyada Spring-ka iyo Summer-ka. In kasta oo ay cimilada ku xiran tahayna, waa suurto-gal in xilliyada kalena la arko. . Qeybtan Australia Explaine...

Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 10 November 2026 10.11.2026

Warka maanta oo Talaado ah, 10 November 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Xaflad Lagu Maamuusay Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Ku Biirtay Ciidanka Booliiska Victoria 09.11.2026

Halkan ka dhegeyso macluumaadka xaflad si hufan loo soo bandhigay oo lagu soo dhoweeyey dhallin-yaro Soomaaliyeed oo ku biiray ciidanka booliiska Victoria. Hoggamiyayaal bulsho, saraakiilsare oo ka tirsan booliiska Victoria iyo marti-sharaf kale ayaa ka soo qayb galay. #sbsaudiopodcast

Warka Australia Iyo Caalamka ee Isniin 9 November 2026 09.11.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Isniin ah, 9 November 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Somali Friday Program: Barnaamijkii Jimce 6 November 2026 oo Dhammaystiran 08.11.2026

Barnaaamijkii Jimce 6 November 2026 oo dhammaystiran halkan kaga soo cesho. Wararkii Australia iyo caalamka, kuwii Soomaaliya iyo waraysi ku saabsan doorashada Victoria ee 2026 ayaa ka mid ah. #sbsaudiopodcast

Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 6 November 2026 06.11.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 6 November 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 6 November 2026 05.11.2026

Warka Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah Muqdisho naga soo gaarey halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Dhallinyarada Australia oo Ka Tanaasulaya Inay Carruur Dhalaan 05.11.2026

Heerka dhalmada carruurta ee Australia oo awelba hooseeyey ayay haddana dhallinyarada Australia u muuqdaan inay ka tanaasulayaan inay carruur dhallaan. Sababaha ka dhegeyso halkan. #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 5 Nov 2026 05.11.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 5 November halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 4 November 2026 04.11.2026

Wararka Australia iyo Caalamka ee Arbaco, 4 November 2026, ka dhegeyso halkan. #sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 4 November 2026 03.11.2026

Warka Soomaaliya oo saaka oo Arbaco ah naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Waraysi - Dr Mohamed Abbas Oo Ka Warramaya Doorashada Victoria ee 2026 02.11.2026

Dr Mohamed Abbas oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee deggan Gobolka Victoria - Australia, ayaa si guud uga warramay sababaha bulshada Soomaaliyeed ee Victoria muhiim ugu tahay inay ka codeeyaan doorashada. Qofkee ayay ku waajijbtey? Qofka aan socon karin, ama gobolka ka maqan sidee u codeynayaa. Macluumaadkaas oo dhan waraysigan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Cilmi-baaris Cusub oo Laga Wado Saldhigga Hawada Sare ee Caalamiga (ISS) 02.11.2026

Cilmi-baarisyo cusub ayaa ka socda Saldhigga Hawada Sare ee Caalamiga ah (ISS), halkaas oo lagu daraasaynayo sida dhirta iyo noolaha kale uga falceliyaan xaaladaha ka baxsan dhulka. Australia ayaa qayb ka ah cilmi-baarisyadan, iyadoo saynisyahanno iyo jaamacado Australian ahi ay ka qayb qaadanayaan tijaabooyinka lagu sameeyo saldhigga hawada sare. #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 2 November 2026 02.11.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 2 November 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii Jimce 30 October 2026 01.11.2026

Barnaamijkii Jimcaha 30 Ocotober 2026 oo dhammaystiran halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Ascolta il podcast SBS Somali - SBS Afsomali su Replaio

Radio e podcast in un'unica app - gratis e senza registrazione. Installala oggi e non perderti il lancio

Scaricala su Google Play

Replaio non è un editore di podcast; i nomi dei programmi, le copertine e l'audio appartengono ai rispettivi autori e vengono distribuiti tramite feed RSS pubblici