SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ 1344 episodi

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Visita il sito del podcast e sostieni chi lo crea: www.sbs.com.au

Autore

SBS

Categoria

News

Sito del podcast

www.sbs.com.au

Ultimo episodio

20 nov 2026

Dove ascoltare?

I podcast nell'app Replaio Radio In arrivo

I podcast stanno per arrivare nell'app. Installala ora e scopri per primo un modo tutto nuovo di vivere i podcast

Scaricala su Google Play Installala gratis Android 10 mln+ di download · valutazione 4,7+ iOS in arrivo

Episodi

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 6 November 2026 05.11.2026

Warka Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah Muqdisho naga soo gaarey halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Dhallinyarada Australia oo Ka Tanaasulaya Inay Carruur Dhalaan 05.11.2026

Heerka dhalmada carruurta ee Australia oo awelba hooseeyey ayay haddana dhallinyarada Australia u muuqdaan inay ka tanaasulayaan inay carruur dhallaan. Sababaha ka dhegeyso halkan. #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 5 Nov 2026 05.11.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 5 November halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 4 November 2026 04.11.2026

Wararka Australia iyo Caalamka ee Arbaco, 4 November 2026, ka dhegeyso halkan. #sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 4 November 2026 03.11.2026

Warka Soomaaliya oo saaka oo Arbaco ah naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Waraysi - Dr Mohamed Abbas Oo Ka Warramaya Doorashada Victoria ee 2026 02.11.2026

Dr Mohamed Abbas oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee deggan Gobolka Victoria - Australia, ayaa si guud uga warramay sababaha bulshada Soomaaliyeed ee Victoria muhiim ugu tahay inay ka codeeyaan doorashada. Qofkee ayay ku waajijbtey? Qofka aan socon karin, ama gobolka ka maqan sidee u codeynayaa. Macluumaadkaas oo dhan waraysigan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Cilmi-baaris Cusub oo Laga Wado Saldhigga Hawada Sare ee Caalamiga (ISS) 02.11.2026

Cilmi-baarisyo cusub ayaa ka socda Saldhigga Hawada Sare ee Caalamiga ah (ISS), halkaas oo lagu daraasaynayo sida dhirta iyo noolaha kale uga falceliyaan xaaladaha ka baxsan dhulka. Australia ayaa qayb ka ah cilmi-baarisyadan, iyadoo saynisyahanno iyo jaamacado Australian ahi ay ka qayb qaadanayaan tijaabooyinka lagu sameeyo saldhigga hawada sare. #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 2 November 2026 02.11.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 2 November 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii Jimce 30 October 2026 01.11.2026

Barnaamijkii Jimcaha 30 Ocotober 2026 oo dhammaystiran halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 30 October 2026 30.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 30 October 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 30 October 2026 29.10.2026

Warka Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah Muqdisho naga soo gaarey halkan ka dhegeysto. #sbsaudiopodcast

#122 Asking someone to take your photo (Med) - Learn English #122: Sida Qof Loo Weydiisto Inuu Sawir Kaa Daado (Med) 29.10.2026

Learn English useful for asking stranger for a little help, including asking someone to take a photo, give directions or help with a bag. - Baro Ingiriisiga maalinlaha ah ee aad qof aadan aqoon ku waydiisan karto kaalmo, sida inuu sawir kaa qaado, kuu tilmaamo jidka ama kaa caawiyo qaadista boorso. Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here. #sbsa...

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 29 Ocotober 2026 29.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Khamiis ah halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Airport-ka Australia Ugu Cusub oo Laga Furay Galbeedka Sydney 29.10.2026

Airport-ka ugu cusub Australia oo muddo 50 sannadood ah la hadal hayay ayaa laga furay galbeedka magaalada Sydnyey. Waxaana la filayaa unuu wax weyn ka beddelo safarrada hawada, dhaqaalaha gobolka Western Sydney iyo dhamaan dalkaba. #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 28 October 2026 28.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 28 October 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 28 October 2026 27.10.2026

Warka Soomaaliya ee saaka oo Arbaco ah naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Baaqyada Xadaynta Kirada Guryaha oo Isa Soo Taraya Iyo Codbixiyayaasha oo Taageersan 27.10.2026

Heerka kirada guryaha Australian oo dhan ayaa caqabad ku noqotay dadka kiraystayaasha ah, waxaana la soo jeedinayaa in ay dowladdu xadiddo heerka kor-u-kaca kirada. Codbixiyayaashuna way taageersan yihiin. Halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 27 October 2026 27.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 27 October 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

How people shape change, and why your voice matters | How Australia Works - Sida Isbeddel Loo Sameeyo Iyo Sababta Codkaagu Muhiim u Yahay| How Australia Works 26.10.2026

Can a small group change a local council decision? When Julie learns her community library may close, she joins other residents in a campaign to save it. Her story explores how you can take part in Australian democracy by signing petitions, attending community meetings, contacting councillors and voting. - Koox yar oo dad ahi ma beddeli karaan go’aan uu golaha deegaanku gaarey? Markii ay Julie oga...

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 26 October 2026 26.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 26 October 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

SBS Somali Friday Program: Barnaamijkjii Jimce 23 October 2026 oo dhammayst tiran. 26.10.2026

Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 23 October 2026 oo dhammays tiran. #sbsaudiopodcast

Khatarta Xagjirnimada oo Kusii Kordhaysa Australia 23.10.2026

Mas'uuliyiinta iyo hay'adaha ammaanka ayaa ka digaya in ay xagjirnimadu kusii kordhayso Australia. Haddaba, sidee ayay teknoolajiyadda iyo baraha internet-ku u fududaynayaan oo u dedejinayaan in dadku dhaco xag-jinimo, maxaase la samayn karaa si arrintaas looga hortago, ka hor inta aanay isu beddelin rabshad? #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 23 October 2026 23.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 23 October 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

SBS Somali New: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 22 Ocotober 2026 22.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Khamiis ah, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Mushahar-kordhinta Shaqaalaha Daryeelku Ma Yareyn Kartaa Farqiga Mushaharka Ragga iyo Haweenka? 22.10.2026

Dowladda Anthony Albanese ayaa ku dhawaaqday 630 milyan oo dollar oo lagu taageerayo kordhinta mushaharka in ka badan 460 kun oo qof oo ka shaqeeya adeegyada caafimaadka, naafada iyo bulshada. Halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Ascolta il podcast SBS Somali - SBS Afsomali su Replaio

Radio e podcast in un'unica app - gratis e senza registrazione. Installala oggi e non perderti il lancio

Scaricala su Google Play

Replaio non è un editore di podcast; i nomi dei programmi, le copertine e l'audio appartengono ai rispettivi autori e vengono distribuiti tramite feed RSS pubblici