uk

SBS

SBS Somali - SBS Afsomali

News SO ↓ Епізодів: 1296

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Обов'язково відвідайте сайт подкасту та підтримайте його автора: www.sbs.com.au

Автор

SBS

Категорія

News

Сайт подкасту

www.sbs.com.au

Останній епізод

22 жов 2026

Де слухати?

Подкасти в застосунку Replaio Radio Уже незабаром

Подкасти незабаром з'являться в застосунку. Встановіть уже зараз і першими побачте зовсім новий погляд на подкасти

Завантажити з Google Play Встановіть безкоштовно Android майже 10 млн завантажень · рейтинг 4,8 iOS незабаром

Епізоди

SBS Somali New: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 22 Ocotober 2026 22.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Khamiis ah, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Mushahar-kordhinta Shaqaalaha Daryeelku Ma Yareyn Kartaa Farqiga Mushaharka Ragga iyo Haweenka? 22.10.2026

Dowladda Anthony Albanese ayaa ku dhawaaqday 630 milyan oo dollar oo lagu taageerayo kordhinta mushaharka in ka badan 460 kun oo qof oo ka shaqeeya adeegyada caafimaadka, naafada iyo bulshada. Halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 21 October 2026 21.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco, 21 October 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 21 October 2026 20.10.2026

Warka Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Waraysi: Faarax Warsame - Duminta Dabaqyada Dhaadheer ee Melbourne Iyo Saameyntooda. 20.10.2026

Faarah Warsame, gudddoomiya Somali Community Victoria oo ka hadlay qorshaha duminta iyo dib-u-dhiska guryhaya dabaqayada ee Melbourne qaarkood, iyo saameynta ay ku yeelan karto dadka iyo qoysaska deggan. #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 20 Ocotober 2026 20.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 20 October 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

How laws change, and why it takes time | How Australia Works - Sida Sharciyadu Isu Beddelaan | How Australia Works 19.10.2026

How do laws change in Australia? Through Rodney Croome’s campaigns for human rights and marriage equality, learn how personal stories, community action, courts and parliament can help change the law, and why the process can take time. - Sidee sharciyada Australia wax looga beddelaa? Tusaalaha dadaalkii Rodney Croome ka baro sida waayo-aragnimada dadka, dhaqdhaqaaqa bulshada, maxkamadaha iyo Baarla...

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 19 October 2026 19.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 19 Octobar halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

SBS Somali Friday Prgram: Barnaamijkii Jimce, 16 October 2026 oo Dhammays Tiran 19.10.2026

Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimce 16 October 2026 oo dhammays tiran. Warar Soomaaliya ku saabsan iyo warbixinno muhimm ah ayaa ka mid ah. #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 16 October 2026 16.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 16 October 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Somali News: Warka Soomaaliya ee Jimce 16 October 2026 15.10.2026

Warkii Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho, ka dhegeyso halkan. #sbsaudiopodcast

Maxaynu Weli U Raacnaa Xeerarkii Password-ka ee Kii Sameeyeyba Ka Qoomameeyey? 15.10.2026

Password-yadu dhib iyo madax-xanuun bay ku hayaan ku dhowaad qof kasta oo isticmaala, oo ay xitaa ku jiraan qaar ka mid ah dadkii dejiyey xeerarkooda. Dadkii horey u dejiyey xeerarka password-yada wacan ee aan la malayn karin, ayaa hadda talo kale inoo haya. Halkan ka dhegeyso sida aad u samaysan karto password ammaan ah. #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 15 October 2026 15.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 15 October 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

#121 Picking up a prescription (Med) - Learn English #121: Daawo ka qaadashada farmashiyaha (Med) 14.10.2026

Learn English useful for picking up prescription medicine. Practise phrases for filling a prescription, asking how to take medicine, understanding the instructions on a medicine label, and checking possible side effects and interactions with other medicines. - Baro Ingiriisiga maalinlaha ah ee aad u baahan tahay marka aad farmashiyaha ka qaadanayso daawo dhakhtar kuu qoray. Baro sida loo fahmo til...

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 14 October 2026 14.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 14 October 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 14 October 2026 13.10.2026

Warkii Soomaaliya naga soo gaaray saaka oo Arbaco ah, 14 October 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

30 Daqiiqo oo Jimicsi ah Xilliga Shaqada: Daraasad Cusub oo Australia Ka Bilaabanaysa 13.10.2026

Daraasad lagu samaynayo in shaqaalaha la siiyo 30 daqiiqo oo jimicsi ah, inta ay shaqaynayaan iyadoo mushaharkoodu u socdo. Halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia Iyo Caalamka ee Talaado 13 October 2026 13.10.2026

Warka Australia iyo caalamka ee Talaado 13 October 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

How laws are made, and how they affect you | How Australia Works - Sida Sharciyada Loo Sameeyo Iyo Sida Ay Kuu Saameeyaan | How Australia Works Ep 3 12.10.2026

How are laws made in Australia? Through Wurundjeri Elder Uncle Dave Wandin’s story of the Birrarung, also known as the Yarra River, learn how an idea becomes a bill, passes through Victoria’s parliament and receives royal assent, the formal approval that makes it law. - Sidee sharciyada Australia loo sameeyaa? Birrarung, oo sidoo kale loo yaqaan Yarra River, ayaa tusaale inoogu noqonaya sida fikra...

SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii Jimce 9 October 2026 oo Dhan 11.10.2026

Barnaamijkii Jimce 9 October 2026 oo dhammaystiran halkan ka dhegeyso. Sidoo kale waxaad ka dhegeysan kartaa barta Youbube (SBS Somali). #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 9 October 2026 09.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 9 October 2026 #sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 9 October 2026 08.10.2026

Warkii Soomaaliya ee Muqdisho naga soo gaarey saaka oo jime ah halkan ka dhegeyso #sbsaudiopodcast

Baalalley goobo badan ku habsatey: Maxayse khubaradu ugu farxeen? 08.10.2026

Cayayaan baalalley ah oo aad u badan oo la yiraahdo Bogong moth, ayaa lagu arkay magaalada Sydney iyo qaybo ka mid ah xeebaha koonfureed ee New South Wales. Sannad kasta waxaa lagu arkaa Queensland-ta koonfureed, ACT, New South Wales iyo Victoria, iyadoo kooxo gooni-gooni ahna laga helo Western Australia iyo Tasmania. Khubaraduna waa ku farax-san yihiin. #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 8 October 2026 08.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 8 October 206 #sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 7 October 2026 07.10.2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco, 7 October 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Слухайте подкаст SBS Somali - SBS Afsomali у Replaio

Радіо та подкасти в одному застосунку - безкоштовно й без реєстрації. Встановіть уже сьогодні та не пропустіть запуск

Завантажити з Google Play

Replaio не є видавцем подкастів; назви шоу, обкладинки та аудіо належать їхнім авторам і поширюються через публічні RSS-канали