Basra Mohamed
Danjir radio
Danjir radio, the voice of the community
Vizitează neapărat site-ul podcastului și susține-i creatorul: danjirradio1.wordpress.com
Autor
Basra Mohamed
Categorie
Site-ul podcastului
Cel mai nou episod
15 apr. 2025
Unde asculți?
Podcasturi în aplicație Replaio Radio În curândPodcasturile ajung în curând în aplicație. Instaleaz-o acum și fii primul care descoperă o abordare complet nouă a podcasturilor
Episoade
Warkii Ugu Dambeyay 15.04.2025 15:57
Warkii ugu dambeyay ama WUD, waa barnamij ka hadla wixii ugu xiisaha badnaa ee caalamka ka dhacay
Danjir Show-Shaqaalaha 26.10.2023 29:45
Wareysi ku saabsan xuquuqda shaqaalaha-Wareysi
Warysiga VOA ee Qurbajoogta-Basra Mohamed 01.10.2023 9:37
Wareysiga raadiyaha VOA ee qurbajoogta Canada-Basra Mohamed
Danjir show-Kulan wadatashi 13.09.2023 15:45
Kulan jaaliyada Toronto ay ku wada tashadeen iyo Danjir show oo ay la wadaageen aragtiyahoodii
Danjir show-Ahamiyada Afka hooyo 16.08.2023 25:55
Danjir show: Wareysi ku saabsan guusha waxbarasho inay ku xiran tahay afka hooyo -Qadra Yassin
Bar-Sixirka iyo Jinka 2aad 13.07.2023 33:45
Warbixin ku saabsan Sixirka, Jinka iyo Isha iyo wareysi raadiye Danjir la yeeshay macalin Abdulahi Hassan. Qeybti dhameystirka
Bar-Sixirka iyo Jinka1 13.07.2023 23:53
Warbixin ku saabsan Sixirka, Jinka iyo Isha iyo wareysi raadiye Danjir la yeeshay macalin Abdulahi Hassan. Qeybti 1aad
Matxafka Dhaqanka ee MN 13.07.2023 44:46
Matxafka cusub ee dhaqanka Soomaaliyeed oo laga furay gobolka Minnesota iyo wareysi
AB-arooska gelinka dambe 12.07.2023 24:03
Rayiga laga qabo arooska habeenkii, Danjir radio
Bar-Danta dadweynaha2 26.11.2022 38:57
Dhacdadii naxdinta lahayd ee ka dhacday Canada bisha June 6deedii
Bar-Danta dadweynaha3 26.11.2022 24:32
Dhibaatada dad badan ka haysata guryaha kutaanta leh iyo waxyaabaha ay ka qaban karaan
Bar-Danta dadweynaha4 26.11.2022 49:16
Maxaa ka dhaxeeya maamooyinka iyo boliiska? su'aalo midan la mida ayaan jawaab u raadinay
Aayaha-wareysiga qoysaska 26.11.2022 42:05
Wareysi xaalada qoyska, Basra & Sharif
Wareysigii AUN Madaxweyne Abdullahi Yussuf Ahmed 26.11.2022 11:20
Raadiye Danjir oo wareysi la yeeshay madaxweynihii hore AUN mudane Abdullahi Yussuf Ahmed.
Danjir show-Baroordiiq 26.11.2022 40:44
Barnaamijka Danjir show oo ku saabsan baroordiiqdii ka dhacday magaalada Toronto
Bar-Danta dadweynaha 26.11.2022 39:32
Barnaamijka Danta dadweynaha ee raadiye Danjir
Raadiye Danjir iyo abwaan Sungub 02.10.2022 0:51
Abwaan Sungub AUN oo gabay ku amaanay waxqabadka raadiye Danjir iyo shaqaalihiisa
Warka raadiye Danjir-Feb20 20.02.2021 59:31
Wararka raadiye Danjir codka bulshada Soomaaliyeed
Warka Danjir Feb7 07.02.2021 58:51
Wararka dalka iyo dibeda ee raadiye Danjir Feb7
Dhacdooyinkii sanadkii 2020ka 10.01.2021 32:35
Sanadkii 2020 dhacdooyinkiisii ugu saameynta badnaa iyo kuwa kale
Hambalyada Sanadka cusub ee 2021 02.01.2021 59:31
Raadiye Danjir iyo barnaamika sanadka cusub ee 2021
Danjir Codka Bulshada-1 09.12.2020 0:19
Danjir radio is the voice of the community in central Ohio. It focuses on health, educational programs and other social issues. Danjir radio waa codka beesha deggan bartamaha gobolka Ohio. Wuxuu xooga saaraa raadiyaha arrimaha caafimaadka, waxbarashada iyo arrimaha bulshada u muhiimka ah.
Podcasturi asemănătoare
Replaio nu este editorul podcasturilor; numele emisiunilor, coperțile și materialul audio aparțin autorilor lor și sunt distribuite prin fluxuri RSS publice