Istahil Aideed
Somali Motivation podcast
Hello and welcome, This podcast is the first-ever Somali motivation podcast found and, more exciting, by a woman; its previous name was Dhiiri-galin podcast and changed to its current name in early 2019. This podcast is hosted, produced, and founded by Istahil Aideed. All topics are taboo and not discussed enough in the Somali community, such as domestic abuse, mental health, and wellness. LoveIstahil
Author
Istahil Aideed
Category
Podcast website
Latest episode
Mar 8, 2026
Where to listen?
Podcasts in the app Replaio Radio Coming soonPodcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts
Episodes
SHAME- 3NOOC dhaqanka Ceebtu noloshaada u qaabeeyo. 05.10.2025 21:19
Dhaqanka soomaliga ayaa aad u isticmaalaha kuna salaysan kalmada waa ceeb, dadku maxay odhan, sidee lagu arki, hana ceebayn, ha is ceebayn hadaba sidee ayay qofka noloshiisa u qaabaysaa arintani ilaa caruurnimo ilaa qaan gaadhnimo iyo nolosha danbeba. waa mowduuca maanta dhagayso fadlan rayigaaga na igula wadaag comments ka. mahadsanid. Istahil
Why Marry a Narcissist? 5 Reasons Abuse Victims Stay 04.10.2024 29:20
Why Marry a Narcissist? 5 Reasons Abuse Victims Stay.
10 qaab oo aad ula tacaali kartoo depression ka iyo 10 sababood 16.01.2024 17:50
Iskubuuqa waxa keena ama sababa arimmo aad u badna oo kala duwan sidoo kale waxa uu yimaadaa marar iyo xaalado kala duwan oo qaar la saadaalinkaro sida umasha kadib iyo marar kale markaa halkan maanta waxaan ku soo qaadanaynaa 10 qaab oo aad ula tacaali karto iyo 10 sababood.
5 shay oo laga qoomamoodo markuu wakhtigu ku dhaafo 19.12.2023 7:42
Had iyo jeer waxaan ku mashquulanaa ama ahmiyada siinaa waxaabo hadii sanno kadib lagu waydiiyo farxaada iyo cida aad jeceshahay toona aan noloshooda iyo xidhiidhkiina ama wakhtigii aad wada qaadan lahaydeen wax saamayn ah ku reebin, hadaba shan tan shay ayaa ah kuwada dadku guud ahaan inta badan wakhtiga ay gaboobaan ama jaaninskoodii dhaafo ay ka qoomameeyaan.
5TA NOOC EE BAHDILKA & NOOCA UGU DANBEEYAY EE DIGITAL KA. 30.07.2023 14:17
5 nooc oo ka mid ah bahdilka iyo xadgudubka kuwaan oo ku jiro kan ugu danbeeyay ee digital abuse ka. dhagaysi wacan.
Personal development: Hore umarka qofku wuxuu sameeyaa cida ugu dhow! 05.06.2023 9:32
Hadii aad noloshaada iyo naftaadaba isbadal ku samayso waxay saamayn ku yeelanaysaa toos ah hadba cida kugu dhow sida asxaabtaad ama qoyskaagaba, tusaale ahaan isbadalkaasi siyaabaha u asxaabtaada utaaban karo waxa weeye in ay kula jaan qaadi waayaan oo wiixi aad waadi jirteen sida fikradaha, madadaalada iyo dhamaan dhankasta oo nolosha aad iskaga xidhnaydeen aad kala xidhiidh furataan ama ay kula...
Growing up toxic household - Identity lost, P.Pleasing and low esteem 01.06.2023 12:48
Marka uu ilmuhu ku koro guri toxic ah xataa hadii aan isaga si toos ah waxba loogu geysan oo loo dhibaatayn hadana waxa soo gaadha waxyeelo aad u balaadhan haseyeeshee halkan waxaan ku soo qaadanaynaa uun saddex calaamadood oo ka mid ah dhibaatooyinka balaadhan ee soo gaadha kana muuqda marka uu ilmuhu waynaado.
9 qodob oo ilamaha ka ilaaliya Trauma da hadhow 03.03.2023 15:27
Sagaalkan qodob maaha ku hubaal ilmahaaga noloshiisa mid saxar iyo dhib la'aan ah ka dhigi doono lakiin waa kuwo hubaal kordhin doona taya'ada noloshiisa.
Why my Ex - Waayo uu Ex kaygu qofka cusub u siiyaa wixii aan anigu ka wayay 26.09.2022 9:23
Episode kan waxaan kaga hadalaynaa waayo Ex aad kala tagteen uu ugu sameeyo wixii uu adigu ku samayn wayay qofka cusub, ama wax kasta oo aad adigu rabtay. waayo ay iyagoo ahaa kuwa xun isla markaan khaldanaa ay hadana ugu muuqdan kuwo nolol cusub oo farxad leh markiiba samaysta halka qofka daacada ahi ay mudo ku qaadato. malaha wax kastaa siday u muuqdan maaha.
Fathia Absie Video 29.07.2022 32:21
Fathia Absiye ayaa ka hadlaysa waxa dhiirigaliya, xasuusteedii ugu farxada badnayd ee caruurnimo, talo ay jeclaan lahayd in ay qaadan lahayd waahore iyo su'alo kale oo badhan. Mahadsanid dhagaysi wacan. Istahil
Saxiibka Xaasidka Calamadihiisa - Toxic friends 11.04.2022 11:06
Saaxiibka xun iyo qaar kooban oo ka mid ah calaamadihiisa si maalinle ah ama joogta ah u saameeya hab nololeedkeena iyo dhamaanba degananshaha iyo farxadeena.
Isku-Buuqa iyo Calamadaha qofku isku arko 16.03.2022 7:23
Iskubuuqa iyo calaamadaha qofku isku arko qaar kamid ah iyo sida ay nolol maalmeedkiisa u saameeyan isla markaana ay u eegyihiin.
5 Nooc ee waalidnimada & Saameyntooda 11.09.2021 25:36
Maanta waxaan ka hadlaynaa 5 nooc ee ay waalinimadu uqaybsanto iyo saameynta ay ku yeeshaan caruurta, sida nolooshada ayaaheeda danbe tusaale ahaan kalsoonidooda, go'aan qaadashadooda, guurkooda iyo dhamaanba qofnimadooda. sidoo kale ma saadaalin kartaa qofka uu ilmahaagu noqonayo hadii aad sugto nooca waalidnimada ee aad isticmaasho hada. '' Ilaahay ayaa og cida uu noqon doona ilmahaagu qadarka e...
Faahfaahsan+Jaawaabo Narcssist 11.07.2021 47:33
Eposide kan waxaan aad u sharaxayaa barnaamijkmii hore sidoo kale qayb cusubna aan ku daray aniga oo ka duulaya su'aalihii aad iga soo waydiiseen mawduuca oo bartayda tiktok iyo comments ka youtube kaba.
#Narcissist Labadiisa nooc iyo sideed ka yeeli lahayd. 04.07.2021 21:12
waxa barnaamijkani si faahfaahsan uga hadlayaa Narcsissist ka iyo labadiisa nooc ee ugu weyn iyo calaamadaha lagu garto, habdhaqankooda iyo sidii aad ula noolaan lahayd.
Procrastination: Wahsiga: Iska jar oo qorshahaaga raac 26.04.2021 8:07
All social media: @Somalimotivationpodcast @Esthahil Contact:Somalimotivationpodcast@gmail.com
SAAQIDNIMAD: Muxuu ilmuhu u nacaa Iskuulka. 02.03.2021 21:49
Sababaha keena in uu ilmuhu iskuulka naco ama ka nijad jabo. ayaan maanta u qaybninaynaa laba sababood iyo sidoo loo xalin lahaa iyo waxyaabaha keenaba. Social media: @Esthahil @Somalimotivationpodcast
Gaslightning: Habka ugu khatarsan ee qofka maskaxda looga qabsado. #Bahdilka 18.02.2021 13:10
#Dhiirigalin #Domesticabuse #somalipodcast #somalimotivationpodcast Kalmadan aan maanta ka hadlayno ayaa ah mid khatar ah, aad u culus islam arkaan macanaha ay u taagan tahay uu yahay mid cabsi leh marka la eego sida ay u samayn karto qofka ku jirta xaalada ama xidhiidhka abuse ka noocan ahi ka dhaco. Waa mid qofka maskaxdiisa iyo awooda ka qaadi karta isla markaana uunoqonayo mid runta iyo dhalan...
Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.