Hamda Hussein

Kabasho

Health SO ↓ 68 episodes

Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸 

Author

Hamda Hussein

Category

Health

Podcast website

podcasters.spotify.com

Latest episode

Jun 4, 2026

Where to listen?

Podcasts in the app Replaio Radio Coming soon

Podcasts are coming to the app soon. Install now and be the first to see a whole new take on podcasts

Get it on Google Play Install for free Android 5M+ downloads · 4.8 rating iOS soon

Episodes

Ep:42; Qunyar Noolaanshiyo |Slow Living 15.02.2023

Weli ma maqashay mabda'a 'Qunyar Noolaanshiyaha' , ma noolaan kartaa qunyar iyada oo aanay jirin wax ku dedejinayaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa waxa uu yahay Qunyar-Noolaanshiyuhu. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:41; Dad-Raalli Gelin |People Pleasing 23.01.2023

Weli ma Is waydiisay dhaqanka dad iska gadista/dhaadhicintu meesha uu kasoo raaco dadka, sifaha ay yeeshaan dadka lihi iyo sida loge gudbi karo?  Xilqaddan ayaad ku baranaysaa bi'dniLaah.    Dhagaysi Iyo Dhaqan Gelin Wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:40; Naf-Saamixid |Self-forgiveness 07.01.2023

Weligaa ma doontay inaad naftaada saamaxdid? ma iswaydiisay halkee ayaan ka bilaabaa? xilqaddani waxay kaaga jawaabaysaa su'aalo laga yaabo inaad jawaab u la'ayd.   Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:39; Dhiig-bax Dareen |Emotional Bleeding 27.12.2022

Weligaa ma maqashay qofbaa dareen ahaan u dhiig-baxay? xilqaddan ayaynu isku waydiinayaa waxa uu yahay dhiig-baxa dareen.   Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:38; Cabsida Geerida |Thanatophobia 22.12.2022

Sidee ayaan uga bixi karaa cabsida daran ee geerida ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan.    Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:37; La dhaqmidda hubanti la'aanta |Dealing With Uncertainty 09.12.2022

Tabo iyo xeelado kaa caawin kara la dhaqanka hubanti la'aanta ayaad xilqaddan ka faa'iidaysaa bi'dniLaah.    Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:36; Fikradaha Taban |Intrusive Thoughts 12.11.2022

Fikradaha maanka kusoo dhaca kuwooda khalalka qofka geliya ayaynu kaga hadlaynaa xilqaddan.    Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:35; Ka kabashada Dhibta Waalidka Is-xambaarsanaha Ah | Healing from Parental Narcissistic Abuse 04.11.2022

Waalidkaygu haddii uu Is-xambaarsane yahay maxaan ka yeelaa? Su'aashan ayaynu xilqaddan kaga jawaabaynaa.  Dhagaysi wanaagsan.  --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:34; Ka kabashada Dhibta Is-xambaarsanaha | Healing from Narcissistic Abuse 29.10.2022

Tallaabooyinka ka kabashada dhibta Is-xambaarsanaha ayaynu xilqaddan ku qaadaa-dhigaynaa.  Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.  --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:33; Is-xambaarsanaanta Iyo Waalidnimada | ;Parental Narcissism 22.10.2022

Waalidku Isxambaarsane ma noqon karaa ayaynu kaga jawaabaynaa Xilqaddan.    Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:32; Xeeladaha Is-xambaarsanaha |Narcissistic Tactics 14.10.2022

Wax ka baro xeeladaha dadka Is-xambaarsanaayaasha ah.    Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:31; Narcissism In relationships |Is-xambaarsanaanta Iyo Xidhiidhada | 14.10.2022

Sidee ayay u dhaqmaan is-xambaarsanayaashu xilliyada ay xidhiidhada ku jiraan? Su'aashan ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan.  Dhagaysi Wanaagsan.  --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:30; Is-xambaarsanaan |Narcissism 24.09.2022

Weli ma iswaydiisay Is-xambaarsanaanta |Narcissism-ku waxa uu yahay? xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashaas misana ku baranaynaa shakhsiyidda noocaas ah calaamadaheeda iyo waxa sameeya dhaqankeeda. Dhagaysi wanaagsan --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:29; Dareen-Habaabin |Emotional Manipulation 27.08.2022

Weli dareenkaaga mala habaabiyay? Maxay ayaad dareentay? maxaa lagu gartaa qofka dareenka habaabinaya? xilqaddan waxaynu kaga jawaabaynaa su'aalahan iyo kuwo kale.    Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:28; Xuduudaha Goobta Shaqada |Setting Boundaries At Work 19.08.2022

Sideen u samaystaa Xuduudo -Shaqeed ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan.   Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:27; Xuduudo Dareemeed |Emotional Boundaries 07.08.2022

Weli ma is waydiisay waxaad mar walba u niyad jabsantahay, uga daallantahay gudaha,u dareensantahay in aan lagu qiimaynayn? malaga yaabaa inaanad xuduudo dareemeed lahayn?  Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan 🌸 --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:26; Xuduudo Samaysi |Setting Boundaries 29.07.2022

Waa maxay samaysiga xuduudaha-qofeed? maxaynu se ugu baahannahay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa.    Dhagaysi wanaagsan 🌸 --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:25; Dhalanteedka Dhamaystiranka (Q:2aad)|Perfectionism 22.07.2022

Xilqaddan waxaynu kaga hadlaynaa siyayaabaha loo yarayn karo ama looga guulaysan karo Dhalanteedka-Dhammasytiranka.   Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan 🌸 --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:24; Dhalanteedka Dhamaystiranka|Perfectionism 15.07.2022

'Waa maxay Dhalanteedka Dhammaystiranku'? Su'aashan ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan.  Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌸 --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:23; Bahdilaad|Bullying 01.07.2022

Xilqaddan waxaynu isla qaadaa-dhigaynaa 'bahdilaadda' , noocyadeeda iyo wajiyada kala duwan ee ay u dhacdo.    Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:22; Dareemada Ceebta |Feelings of Shame 24.06.2022

Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa sida loola dhaqmo dareemada ceebta iyo dhaqamada ka dhasha labadaba.    Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.🌸 --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:21; Baqdinta dad dhexgalka |Social Anxiety 17.06.2022

Weligaa ma dareentay in baqdin\cabsi ba'ani ku hadhayso marka aad is tiraahdo dadka dhexgal, madal tag ama meel lagaaga yeedho ay dadku ku badanyihiin? xilqaddan waxaad ku fahmaysaa meesha cabsidaasi kasoo unkamayso iyo qaababka aad u dumin karto ee uga xoroobi karto.   Dhagsi iyo dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka f...

Ep:20; Urugada Geerida Dabadeed |Grief after Death 12.06.2022

Sidee ayaan u urugoodaa kadib marka qof aan jeclahay i cidleeyo, sideense u kala gartaa dareemada caafimaadka qaba iyo kuwa aan caafimaadka qabin ee ila hadhaya? Su'aalahan ayaan kaga jawaabayaa xilqaddan. dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:19; Urugo|Grief 03.06.2022

Xilqaddan waxaynu isla qaadaa-dhigaynayaa dareenka 'urugada' saamayntiisa iyo sida loola dhaqmo. Dhagaysi wanaagsan ✨ --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Ep:18; Ogaal-Neefsasho|Mindful Breathing 21.05.2022

Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa waxa loo yaqaanno 'Ogaal-Neefsashada' faa'iidooyinkeeda iyo sida loo sameeyo.    Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan 🙌 --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

Listen to the Kabasho podcast in Replaio

Radio and podcasts in one app - free, with no sign-up. Install today and do not miss the launch

Get it on Google Play

Replaio is not a podcast publisher; show names, artwork and audio belong to their authors and are distributed through public RSS feeds.